Saturday, April 19th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Xildhibaan Yuusuf Xasan oo Ku Dhaawacmay Qarax Ka Dhacay Masjidka Al-Hidaaya ee Xaafada Islii

Aqrisatay:1794

Wararar hor dhac ah oo hataan na soo gaaray ayaa sheegayo in qraxii caawo u ku dhaawacay Xildhibaan Yuusuf Xasan oo ah mudane laga soo doorto deegaanka  Kaamakunji.

Ujeedka qaraxaasi ayaa lagu sheegay in uu ahaa mid lagu doonayay in qaarijiyo  xildhibaanka haseyeeshee uu ka badbaaday waxana ka soo gaarayt dhacay fudud xili uu ka soo baxayay Masaajidka Weyn ee Al-hidaya.

Masuul ka tirsan Xafiiska Xildhibaanka ayaa xaqiijiyay dhaawaca Xildhibaanka iyo weliba qaar ka tisan  ilaaladiisa.

Xaalada xaafada Islii ayaa weli cakiran,iyadoona haatan ay socdaan rabshado dhagax tuur ah oo awadaan dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku hubeysan Dhagaxyo iyo weliba Baangado,waxaan iminka xiran wadad jaamka halkaasi oo holac islamarkaan alagu gubay taarada gaadiidka.

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media