Xaalada Jowhar oo Saakay Kacsan Iyo Barakac Ka Bilowday
Aqrisatay:660
Ciidamada dowladda Soomaaliya ay garab ka helayo kuwa AMISOM ayaa lagu soo waramayaa in goordhow ay weerar ku qaadeen Magaalada Jowhar ,iyagoo haatan ku sugan afaafka hore ee Magaalada Jowhar ee xrunta gobolka Shabeelaha Dhexe.
Wararka waxeey intaasi ku darayaan in Sahacaba ku dhaqan magaalada Jowhra ay saaka bilaabeen barakac xoogan ,iyagoo ka baqdin qabo dagaal ka qarxo gudaha magaaladaasi.
Sidoo kale waxaa lagu soo waramayaa in maleeshiyaadka Kooxda Al-shabaab ay isaga carareen magaalada Jowhar.
Xaalada Magaalada Joiwhar ayaa guud ab saaka cakiran,waxaan ala filayaa in goordhow Ciidamada Dowladda Soomaaliya oyo Kuwa AMISOM ay la wareegaan gacan ku heynta Magaaladaasi.
Email: Horyaalmedia@live.com
Share





















