Xaalada Islii Oo Caawa Dagan Iyo Safiirka Somaliya Oo Waraaq U Gudbiyay Wasarada Arimaha Gudaha Ee Dalka Kenya:
Aqrisatay:4425
Waxaa caawa Dagan Xafada Islii Ee Magalaad Nairobi Xili Maanta Uu Ka Dhacay Dibad Baxyo Xoogan Oo Soo Agaasimeen Somalida Ku Nool ayey kaga Soo Horjeedeen Dhac Loo Geystay Dukaamo ay Lee Yihiin Somalida Ku Dhaqan xafada Islii.
Dibad Baxaan ayaa Ka Dambeyay Ka Dib Markii Xalay Boob Lagula Kacay Goobo Mehrado ah oo yulaao Suuqa Ganacsiga Ee Xafada Islii gaar Ahaan Suuqa La Yiraahdo Maash ayaa waxaa La Jabsaday Xili habeen ah Ilaa Labo Dukaan Oo Laga Qaatay Dhaqaalo Dhan Ilaa 800.000 /kenya Shilin ah oo Dhigatan Ilaa 10/Doolarka Mareykanka Ah.
Safiirka Somaliya Ee Dalka Kenya Max’ed Cali Nuur Americo ayaa Waraaq U Diray Wasarada Arimaha Gudaha Ee Dalka Kenya Xili Safiirka Uu Cafimaad U Joogo Dalka Talyaaniga Gaar Ahaa Magalaad Roma .
Amp” Cali Americo ayaa Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay Dhaca Loo Geystay Somalida Mehrada Ku Leh Xafada Islii Ee Magalad Nairobi,Isagoo Sheegay In Uu Kaa Hadlay Arimaha AMaanka Wasarada Arimaha Gudaha Ee Dalka Kenya Uuna U Balan Qaaday In Aan Mar Kale Xad Gudib Lagu Sameyn Doonin Mar Uu Qadka Talphonka Kula Hadlay Warbaahinta Horyaalmedia Asoo Joga Safiirka Magaladaa Roma.
Safarada Somaliya Ee Dalka Kenya Ee Uu Madaxda Ka Yahay Max’ed Cali Nuur Americo ayaa ah mid u shaqeysa Sahacabka Ku Nool Dalka Kenya Iyadoo Cilaa Qaad Wanaagsan La Leh Waaxda Amaanka Dalka Kenya Xili Safiirka uu Dad Badan Ka Soo Dayay Xabsiyada Ku Yaalo Magalaad Nairobi Wada Hadal Dhex Marayna Loo Ogatay In Aan Si Sharci Daro ah Loo Xirin Muwaadin Somali ah.
Cali Americo ayaa hada Waxaa uu caafimaad U Jogaa Magalaad Nairobi Ee Dalka Talyaaniga Iyadoo La Filaayo Inuu Dib Ugu Soo Laabto Magalaad Nairobi 14 -Bishaan Maalinta Isniinta .
Arinkaan ayaa Imanaya Xili Maanta Magalada Nairobi Gar ahaa Suuqa Ganacsiga Ee Xafada Iaslii Uu Ka Dhacay Dibad Baxyo Xoogan Oo Looga Soo Horjeedo Dhac Xalay Loo Geystay Dukaamo ay Lee Yihiin Somalida Ku Nool Xafada Islii Ee Magalada Nairobi.
W/D: Max’ud Cali Yare ( Bunayste)
Bunayste@gmail.com
Warar Xaqiiqaa Kala Soco Warbaahinta Horyaalmedia Isha Wararka:
Horyaalmedia@gmail.com
Www.horyaalmedia.com























bro iska sax magaaladda uu jooga SAFIIRKA iyo halka uu dib ugu soo laabanayo ………..
sxb buneesta maasha allaah habka aad nooga haqabtirtay wararka soomaalida aad baan ugu faraxsanahay sxb laakiin sxb doqonkaan waagacusub sharaftaada yuu ku qaraaban sxb waa burcad saxaafadeed ee iska jir dhagartiisa waana reera qabyaaladiiste doqonka heerbaadiyaha ah
HALADHACO GANACSATADA SOMALIDA MEEL WALBA OOY JOGAAN WADANKENA AYAGA BURBURIYAY CANSHUUR XAMAR OO DOWLAD AH LOOGA QADAY KACARARAYAN DOWLADAHAKALANA WAY U OGOLYIHIIN GANACSATADA SOMALIDA WADAN KA WAY DHISI KARAN WAXA BURBURIYAYNA WA IYAGA HALADHACA WALIBA NIMANKA SOMALIDA ISTAAGA HALAGU WASO MEEL WALBA OOY JOGAAN AYAGA NOOGU WAXAN WADAN LA AANTA IYO IN AY DUMARKII SOMALIYEED BAD IYO BARIBA KULUMAAN OO WAX AN GAYN SO HUNGURIYEYAAN WA BAQTI RAGA SOMALIYED ILAAMARKAN YARABAN MAQLAYAY ITOBIYA SOMALIYA MARABTA WAY BUR BURINAYSA IYO KENYA WAXAN JIRA 30SANO CUNUGAYNA USHEGA IN ITOBIYA SOMALIYA RABIN CUNUGU SIDHALUU USHEGA KII USII DHALU USHEGA WAXNA LAGAMA QABANAYA MAXAALAGA SHEGAYA HADAN WAXBA LAGA QABANAYN QURUN QABIILAYSTAYAAL AH SOMALI OODHAN OON GARANAYNA WADAN WUXU YAHAY WAR HADABA WADAN ANAN UDHALAN SOMAJOOGNA WAY WIXI NA XUKUMAYA MAXA NAGA GALAY SOMALI WUXU KAYAHAY AN NABADA U DIDAYNAA HADDUUSAN REHEBAL NOQON MA MAAULAYA SOMALIYA SO SAS MAA LAGU JIRAA KAFAC KAFAC SOMALI MEELNA UMAFAYOOBA ODAYASHII BOQOLKA SANAJIRAY EE QABIILKAN BAS NABAY WADAN KA WAX BA UMAY QABAN DHALINYARADII HARTAYNA KUWA AYAGII BANOOLASHODA KADHACAY WEYAN YUHUUDA SHELEY WAA LAGUBAYAY MAAN TANA ADUUN KAY XUKUMAYAN WAR HAL CUNUG OO WAXLABARA BOQOLKI QOYSBA HADAY KORSADAN WAXNABARAN WADAN KA WA BAD BADAYA LKN INTAAD KUN CUNUG ON FAA IDA LOOYELAYN DHALAYSAN OODNA ALIF IYO A B IYO AQLAAQ IYO WADANIYAD MIDNA LAGU KORINAYAN WADA DAWARSADA SOMALIYAY XITAA JABUUTI IYO SOMALILAD MAXAY SOMALIDA GUBANAYSA DHAMAAN QAXOOTIGA IYO RAFADKA IYAGA INOGA BADAN OO WALIBA DHIBKA INALAHAYSTA WAXAN KA WADA HADAY XAMAR GUBANAYSA JABUUTIYAY DADKAGA MAXA QAXOOTIKADHIGAY SOMALILAD DOWLAD HADAD TAHAY QAXOOTI MAXA KADHIGAY IIDHEHDA DAAYE XAMAR WADA DHISTA
Oda marax Waagacusub waa website-ka Sanadka qabyaaladna waa ka mamnuuc ee adigaa laabta ka jiran ee is daaweey ilaaheey haku caafiyee.