waziirada Dowlada somaliya oo Isku Shaan Dheen Lagu Sameeyay:

Aqrisatay:807

kadib madaxweynaha J.s markuu arkay qodobka 39aad, farqadiisa 2aad, qodobka 44aad farqadiisa 1aad, xarafka “ e ” axdiga KMG ah J.S.

Markuu arkay qodobka 78aad, farqadiisa 4aad ee dastuurka 1960kii Markuu tixgaliyay soo jeedinta R/wasaaraha Xukuumadda fadaraalka KMG ah ee ku sumadeysaneyd XRW/246.02.2012 taariikhda 11 febrayo 2012 Markuu garwaaqsaday: in ay jirto baahi deg deg ah in isbadal lagu sameeyo xukuumadda waxuu soo saaray xeerkan soo socda

Qodobka 1aad

Laga bilaabo marka uu Madaxxweynaha saxiixo digreetadan waxaa la magacaabay wasiiro isbadal koobana lagu sameeyay xukuumadd faderaalka KMG ah J.S.

Waxaana wasiiradda hoos ku qoran loo magacaabay wasiir waliba wasaaradda ku hoos qoran magaciisa

1 Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahin waxaa loo magacaabay R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka wasaaradda Beeraha iyo xannaanada xoolaha

2 mudane C/llaahi Xaaji Xasan waxaa loo magacaabay wasiirka wasaaradda arrimaha dibada.
Qodobka 2aad

Waxaana ku saxiixnaa xeerkan Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed.

 

Warar Xaqiiqaa Kala Soco Warbaahinta Horyaalmedia Isha Wararka:

Horyaalmedia@gmail.com

Www.horyaalmedia.com

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (0)




Barnaamijyada Horyaal Media