War Deg Deg Ah: Al-shabaab Oo Qoorta Ka Jaray Abuu Mansuur Al-Ameriki:
Aqrisatay:3102
Warar Naga Soo gaarayo Gobolka Shabelada Hoose ayaa Shegaayo In Abaan Duulihii Ka Tirsan Kooxda Al-Shabaab oo ka Mid Ahaa Ragii Muhajiriinta Ee Ka Dhinac Dagaalamayey Kooxda Al-Shabaab Oo lagu Magaaco Abuu Manzuur Al-Ameriki dhalashadiisa ay tahay dalka Mareykanka ay kooxda Al-shabaab soo Afjareen Hadalkiisa.
Dilka Abaan Dule Abuu Manzuur Al-Ameriki ayaa Yimaaday Todobaadkii La Soo Dhaafay Habenimadii Qamiista ahayd 5/04/2012 Kadib Markii Madaxda Ugu Sareysa Kooxda Al-shabaab ay Isugu Yeertay Shir Looga Hadlayay Amaanka Ay Isu Imanayeen Degmada Baraawe Halkaas oo Ay Ku Sugnayeen Xasan Daahir Aweys,Shiikh Muqtaar Roobow Abuu Mansuur, Cali Dheere, Godane, Fu’aad Shon Gole, Ibraahin Afgaan, Iyo Rag Kale oo ka Tirsan Madaxda Kooxda Al-shabaab.
Abuu Manzuur Al-Amerei ayaa Wararka waxay Shegayaan Inuu Ka Soo Baxay Magalada Marka Halkaas Oo ku Suganaa waayadii Dambe Xili Dhamaan Madaxda Al-Shabaab Ay Ku sugayeen Magalada baraawe Oo Ay Gareen maalin Weyn Shirkana Uu Isaga Uu Kali ah uu ka Maqnaa ayaa Ciidamo Ka Tisan Al_shabaab waxay ka Soo Qadeen Marka Oo Ilaao U Ahaa .
Intuu Uu Wadada Dheer Ee Ku Soo Jiray ayaa Waxaa Wadaa U galay Ciidamo Aad U farabadan Oo ka Tirsan Kooxda Al-shabaab Oo Marka Loo Ego Kuwa Ialaada U Ah ka Badan wada Dhenac Yadeeda U Kalay Inta U Dhaxeysa Marka Iyo Degmada Baraawe. 
Abaaro 4:40:AM Ee Subaxnimo Sacada Geeska Africa ayaa Ciidamadi Wada U galay Abuu Manzuur Al-Amereki waxay Ku Amreen Dhamaan Inay Hubka Dhigaan Ciidankii Saarnaa gaariga Oo Nuuciisa Ahaa Qooqan iyadoo hubka laga dhigay dhaman ciidanka aya waxaa lala soo dagay Abuu Manzuur Al-Ameriki Waxana Qoorta Looga Jaray Midi Iyadoo Markii La Dilayna Lagu aasayo Meydkiisa Inta U Dhaxeysa Barawe Iyo Marka Ee Gobolka Shabelada Hoose.
Madaxdii Ka Tirsanaa Kooxda Al-Shabaab oo Shirka Ku Lahaa Magalaad baare ayaa Markii ay Ka warheleen Dilka Auu Manzuur Al-Ameriki waxay kula tageen Shirka Iyagoo soo kala Dhexgalay Khilaaf Xoogan Oo Ku Adan Dilaka Abuu Manzuur Al-Ameriki Qaarkoodna ayaa Aad Uga Xumaday Dila Amuu Manzuur Iyadoo Lagu Eedeyay Inuu Ka Dambeeyo Madaxa Ugu sareeyo Kooxda Al-shabaab Godane.
Qaar kamid Ah sarakisha Ugu sareysa Al-shabaab oo wehlinaayaan Ajaaniib ayaa Isaga Baxay Magalada waxaana Ka Mid Ah Fu’aad Shongole Iyo Ibraahin Afgaan Oo ku carary Buuraleyda Galgala halkaas Oo Isku Diyaarinayaan Iyagoo Isa Soo racay xasan daahir Aweys Iyo Shiikh Muqtaar Roobow Abuu Manzuur Oo Markii Hore Ka Tagay Magalada Marka halka Cali Dheerana uu Isna Ku Soo Laabtay Degmada Afgooye,Lamana Oga Halka uu Aday Abaan Duulaha Koxda Al-Shabaab Godane.
Arinkaan aaya Ka Dambeysay Markii Ay Soo shaac Baxday Khilaaf Soo Kala Dhex Galay Madaxa Ugu Sareyso Kooxda Al-Shabaab Iyo Abuu Manzuur Al-Ameriki Xiligaas Oo Warbaahinta U Sheegay Inuu Xaladiisa Amaan Ay Qatar Ku Jirto Al-Ameriki Markii Uu soo Diray Cajalad Muuqaal Ah.
Dilka Ameriki ayaa waxay Sababtay Khilaaf Xoogan Oo Soo kala Dhex Galay Kooxda Al-Shabaab Oo Qaarkood kalsonidii Iskala Laabtay Arinkaasna ay u Muuqato Inuu Nin Walbo Uu Difaac Ka Gelaayo Deegaanka Uu ka Soo Jeedo, wararka qaar ayaa Shegaayo In Madaxda Ugu Sareyso Marka Laga Reebo Godane Inay Geli Donaan Buuraleyda Gal gala Ee Degaanka Puntland Iyadoo Madxweynahe faroole Uu Beesha caalamka u Sheegay Inay Dhanka Biyaha Iyo Dhulka ay ka soo Galayaan Kooxda Al-Shabaab Deeganada Puntland.
Warar Xaqiiqaa Kala Soco Warbaahinta Horyaalmedia Isha Wararka:
Horyaalmedia@gmail.com
Www.horyaalmedia.com























War hooy beenta maad daysaan abuu mansur al-amriki wuu noolyahay warka beenta ah umadda ka daaya