WAR DAG DAG AH INAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHI RAAJICUUN WARIYE MAXAMUUD ALI YARE BUNEYSTE OO LAGU DILAY MAGALADA MUQDISHO

Aqrisatay:1687

allaha u naxariistee wariye maxamuud ali yare buneyste ayaa sacada yar kahor ku geeriyooday magalada muqdisho geerida marxuumka ayaa timid kadib markii eey madaxa kaga dhacday rasaas eey fureen askar katirsan ciidamada dowlada xili uu ku sugnaa garoon eey ciyaar kubad cagta ahi kasocotay rasaasta ayaa madaxa ka haleeshay marxuumka ayadoona dhawaciisa loola cararay hosbitaalka madiina intii uu wadada ku sii jirayna naftu ka baxday

allaha u naxariistee wariye maxamuud ali yare waxa uu ka howl gali jiray i daacada v o d ee magalada muqdisho sidoo kale waxaa uu ahaa madaxa horyaalmedia sido kale maxamuud ali yare ayaa kamid ahaa aas asihii gudigii jaaliyada xaafada toowfiiq allaha janadii fardowso hasiiyee mr buneyste waxaa uu ifka kaga tagay hal xaas ah si kastaba ha ahatee waxaa magalada muqdihso ku soo badanaya askarta dowlada oo ayaku isticmalaya rasaasta nool

nool ayadoona eey san jirin cid wax ka qabata dilalka eey ka geystaan magalada muqdisho qaasatan kuwa loo geysto wariyasha iyo shacabka inataba mudo  is buuc ah gudaheed ayaa muqdisho si gooni gooni  ah waxaa uga dhacay dilal qorsheysan iyo kuwa rabshado ku saleysan intaba ina lillaahi wa

inaa illeyhi raaji cuun anigoo  ah cabdulqadir cabdulaahi iyo dhamaan shaqalaha horyaalmedia waxaan tacsi u direynaa intii uu kabaxay marxuum wariye maxamuud ali yare buneyste allahana janadii fardowso haka waraabiyo inaa lillaahi wa inaa illeyhi raajicuun

 

 

 

XAFIISKA SOUTH SUDAAN

 

C/D/ cabdulahi maxamuud zuzu

+211912564550

 

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (0)




Barnaamijyada Horyaal Media