Sunday, April 20th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Waayaha Cusub oo Fananiin Cusub soo bandhigtay (Sawiro)

Aqrisatay:15221

Barnaamis loogu magac daray kwani Litsfest oo aay soo agaasimeen dhalinta waayaha cusub iyo hayada kwani oo malmahan ka socanayay  xaafada islii ee magaalada Nairobi ayaa maanta galay weji cusub.

ka dib markii kooxda waayaha cusub aay soo bandhigtay dhalinyaro ku soo  baxday barnaamiska open mic oo qof waliba oo jecel in uu fanaan, noqdo u fududeynayay in uu heeso ka qaado xafladaasi.

gudoomiyaha kooxda waayaha cusub Shiine Cabdulaahi (Shiine-Akhiyaar ayaa sheegay in uu  garab istaagayo cid waliba oo doonaysa in aay fanka ku soo biirto isla markaasina jecel fanka.

Shiine Akhiyaar ayaa sidoo kale ku dheeraday in laga fogaado xag jirnimada iyo halista argagaxisadu leedahay asaga oo dhalinta ka soo qeeb gashay bandhigaasi kula dardaarmay in aay fiiro dheer u yeeshan kooxaha, falalkaasi wada.

dhanka kale xiritaanka barnaamiskaasi oo lagu wado in maanta la soo af meero ayaa waxaa ka soo qeeb geli doono Dr-Cabdi Muuse maaxay iyo aqoon yahano kala duwan.

Nuur  Ismail  Sheikh

E-mail  nuur.usa@hotmail.com

DSC03658

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media