Ururka Sareed Oo Astaan U Noqday Uruarada Kale Warbxin Iyo Sawiro

Aqrisatay:1244

Ururka Dhalinyarada Sareed ayaa astaan u noqday wax qabadka shacabka Soomaaliyeed, ayago sanadkaan gudahiisa soo bandhigay muuqaalo aay ku mujinayaan wax qabadka balaraan ee ururkaasi, oo kaalin mugleh ka qaatay wacyi gelinta dhalinta Soomaaliyeed.
Gudoomiyaha Ururka dhalinyarada Soomaaliyeed, ee Sireed Qadro Xasan Aadan ayaa sheegtay in mudadi uu Ururkaasi jiray, ku talaabsaday horumar balaraan, oo la taaban karo.
Waxaa ayna carabka ku dhufatay Qadro in aay howsha aay shacabka Soomaaliyeed u haayan sii laba laabi doonan bilooyinka nagu soo aadan.

Ururka Dhalinyarada Sireed ayaa shirar iyo kulama is daba joog ah ku qabtay Magalooyin kala duwan oo ka mid gudaha ,dalka Iyo dibabiisaba.
By Nuur Ismaaciil Sheekh


E-mail nuur.usa@hotmail.com

00254707169260

Daawo Sawirada Ururka Iyo Kulamadii Ugu Danbeeyay

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (1)

    1. Adan Mohamud Hussein gudomiyaha dalada somali Youth Coalition (SYC) says:

      Masha Allah, ururka SARED wuxuu mudan yahay kudayasho waxana leeyahay waxaad tihiin rajada ummada Soomaaliya.




Barnaamijyada Horyaal Media