tahriibayaal somaali ah oo mudo badan laheystay

Aqrisatay:1607

In aad haligto noloshada waa dhiibato aadan marnaba kasooo kabsan karin mudo laga joogo 21 sano markii eey mesha kabaxday dowladii kacaanka waxaa illaa iyo hada xal loo la,yahay tahriibka, ugu yaraan malayiin somaali ah aa naftooda ku wayay tahriibka hadii eey ahaan laheed maritaanka bada yaman iyo mida liibiya dadka somaalida ah badan kood waxaa eey xooga saari  jireen in eey maraan dhanka  yaman ayaka oo u jeedkoodu yahay in eey garaan wadanka suudi arabia marka dhalin yarada tahriibaysha ah oo xiligaas haween u badnaa eey  garaan wadanka sucuudiga waxaa jiray in eey sura galtahay in muda yarba si tarxiil ah loogu soo celiyo wadan kooda  somaalia lkn waxaa waji cusub furmay sanadii 2007 dii xiligaas oo wadanka somaaliya eey colaad baahsan  dhacday waxaa furantay bada liibbia dhalin yaro badan ayaa halkaas u jiheystay bal suura gal nimada in eey helaan nolol dhaanta  midaan wadan kooda kajirta ee dadku iscunaayo lkn nasiib daro ugu yaraan 2000 kun oo qof oo tahriib ah ayaa lawayay mesha eey jaan  iyo cirib dhigeen tahriiba yaasho mahan somaali oo kaliya lkn waxaa jira wadamo badan oo african ahh oo tahriibka qeybka ah

Waxaa kamid ah Najeria congo,dr itoobia sansibaar malaawi iyo Gana iyo erratria dad badan ayaa ku galay wadamada reer yurub si nasiib ah lkn marka ,laga hadalaayo somaalida waa dadka ugu badan ee tahriiba waxaa bada u dhaxeysa talyaaniga iyo libia lagu la,yahay somaali fara badan ku waas oo isugu jira wiilal iyo hablo walidiinta qaar ayaan wali helin raq iyo raad mesha eey dhigeen ilmo markii eey nolayeen liibia loogu sheegay toloow ma dhinteen mase waa noll yihiin ee xabsiyada liibia ayey dhex jifaan mase waaba dhinteen oo rajo iyo mala awaal ayey niyada ku dhisanayaan waa arin xanuun badan hadiii aadan cunuga aad dhashay adan nolol iyo geeri midna ku ogeyn

faaduma nuur cali waa gabar 25 wajir waxaan kula kulmay xaafada konya konya magalada juba waxeey kamid aheyd dhalinyaro gabdho u badan oo 6 bilood duhurka lagu heystay  waxeeyna iiga warantay marxalada iyo dhibatada eey la kulantay intii meshaas lagu heystay waxeyna tiri faatima {waxaan aheeyn 7 qof 4 kamid ah waxaan aheyn gabdho 3 kalana wiilal waxaan nimid halkan k/sudaan bishii nov.sanadii 2011 waxaan nimid halkan waxaan kuguda jirnay safar keenii caaddiga ahaa waxaa goosanay dhoowr tikit waxaan isku diyarinay in aan tagno magalada waaw waxaan raacnay doon caadi ah lkn wax kasta waa is badeleen markii doonidii nalaku leexsaday waxa naloo geyay niman reer baadiya ah ilaa mudadaasna waxaa naloo heystay madax furasho dhan 35.000 oo puond  lkn nasiib wanag waxaa hada nasoo dayay dad deegaanka ah faatima oo wajigeeda eey kamuuqatay daruuf aad u adag ayaa xiligii eey sheekadan iiga shekey neysay dhowr mar ilinta ceshan weysay waxeey ii sheegty in hada ayada iyo dhalin yaradii kalaba nabad qabaan eeyna donayan in eey wadankii dib ugu laabtaan madama eysan heysan sahay ee safarkooda ku sii wataan faatima waxey ii sheegtay ayada oo dhoola cadeyneysa lkn ilintu ka dadaneyso in eey heeyso tariikh cajiib ah oo eey soomalida uga shekeyso qaasatan tahriiba yaasha somaalida mar aan su,alay malaga yabaa in aad tahriib sii gashaan hadaad dhaqala heshaan waxey igu tiri maya lkn waa laga yabaa asxaabta qaar kamid ah in eey fakar kaas qabaan}

Hadaba dhibka ugu badan ee dhalin yarada tahriiba yaasha heysta ayaa ah  su,aal aan loo meel dayin qof kasta xiliga tahriibka lkn marka aad dhib kasta marto hal su,aal ayaa ku hortala waana mida ah wax kasta waad ku guuleysatay lkn marka faraha lagaa qaado mawaxaad heshay nolol wanagsan mase waxaad raali ka tahay in aad wax ka cunto kanisadaha kuyaala talyaaniga? Wax badan ayaa u bahan in aad mas kax bdn uga fakarto dadka arimahan tahriibka u kuur gala ayaa sheegaya in waxa kaliya ee looga gudbi karro tahriibka eey tahay oo kaliya in la hello wacyi galin bdn oo dhalinta la wacyi galiyo

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (1)

    1. mustafe yare says:

      runtii tahriibka waa waxaan ku joogno maanta maraykanka diyaarad maanu arag siday u eegtahy runtaa waxay tahay dalka hadii wax laga waayo dibadaa loo ordaa sxb dadka haka nixinina wax ka macaanlee waayo aragnimo weeyaan abaaaaaaaaaaaah




Barnaamijyada Horyaal Media