Friday, April 25th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Tacsi Tiiraanyo Leh !

Aqrisatay:3116

1) Osman isse Ahmed iyo xaaskeeyga joogo switzerland zurich

2)Abdi Isse Ahmed joogo chicaco

3)Abdullahi Isse Ahmed joogo Denmark

4)Faysal Adan weheliye iyo xaaskiisa jooga UK iyo Aabihiis Duuliye sare ex Somali airforce general Adan weheliye xirsi joogo UK

Abdullahi mohamud iyo xaaskiisa joogo uk

Cabeey sheekh Daahir

c/qaadir sheekh daahir

Mustafa sheekh daahir iyo dhaman Reer sheeq dahir oo jooja K/afrika

Faarax Daahir Cilmi (Hiiraan)

Daguur Nuur Fidoow
Muumin Cabdule Cawaale
Carabeey Cabdulahi Guleed
Bare Cali Xaas
Jarane Cali Xaas
Jeeri Cismaan Carab
Sadiiq Xaaji Maxamed
Cimaan Nuur Fiidoow
Xaaji Maxamed Nur Fiidoow
Maxamed Xasan Raage
Muumin Xasan Raage
Cilmi Xasan Rage
C/lahi Shiikh Daahir
Maxamed Cali Ontor
Maxamed Cali Ceeryaam

 

waxay tacsi murugo miiran ah u dirayaan Abe C/laahi welhiye Xirsi (Cabdulahi Dheeroow) Iyo Hoyo Cibaado Daahiye oo uu wiilkooda  ku geeriyooday Magalada Baladweyne ee Xarunta gobalka hiiraan Dr. Xasan C/laahi wehiye (Cabdulh Dheeroow) Oo Geeriyooday Todobaadkee Tagay waxayna dhamaan dadka aan soo xusnay eebe uga baryeen in uu janatul firdoza ka warabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ebe haka siiyo amiin

 

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media