Steven Gerrard oo ku Soo biiray Aalada isku Xirta Bulshada Twitter-ka.
Aqrisatay:1304
Kabtanka wadanka England iyo kooxda Liverpool Steven Gerrard ayaa ka mid noqday ciyaartooyda isticmaasha aalada isku xirta bulshada ee Twitter-ka.
Hogaaamiyaha kooxda Reds ayaa la sheegay in uu sameystay account-iga ah (@SGF08) waxaana uu ka mid noqday ciyaartooyda caanka ah ee bogaas laga yaqaano.
Iyadoo dhowaan ay FA-ga England ka digeen qaabka ay ciyaartoodu u isticmaalaan bogaan ayuu Gerrard hada bilaabay in uu ku hadlo aaladas.
Waxaa kabtanka wadanka Ingriiska la sheegay in ay aalada Twitter-ka durba ku soo dhoweeyeen dad kabadan 40 kun oo qof oo yiri soo dhawaaw
Share





















