Sir Fakatay: Nimco Yaasiin iyo Ikraan Caraale oo fashiliyay Guurka Fiska iyo Ceyduruus (Daawo)
Aqrisatay:63321Barnaamijka Caweyska London oo si toos ah toddobaadkan uga baxay TV-ga HCTV, ayaa waxaa marti ku ahaa 4 fanaan oo kala ah Nimco yaasiin, Ikraan Caraale, Farxiya Fiska iyo Ceyduruus Halyeey.
Barnaamijka inta uu socday ayaa sir fakatay, kadib markii Nimco Yaasiin oo lagu soo dhaweeyay mikrafoonka sheegtay in laga hormariyo “Familka” oo ay kala jeeday Farxiyo Fiska iyo Ceyduruus Halyeey.
Markii eraygaas uu ka baxsaday afka Nimco Yaasiin, ayaa kaamirada qabatay Ikraan Caraale oo si hoose u taabaneysa Nimco Yaasiin oo ay kala jeeday “Baaq” waxa ayna si hoose u tiri Ikraan Caraale “Balaayo Ku Aragtay” iyadoo ka naxsan sirta ka fakatay Nimco.
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka adigaa Qosli Doonee

Farxiyo Fiska iyo Ceyduruus oo naxdin darteed indhaha taag-taagaaya, ayaa waxaa hobseedka ka bixiyay Cali Seenyo oo ahaa wariyihii barnaamijka waday, isagoo si reer magaalnimo ku jirto, Heesta “Jeedaali” oo ay si talan-taali ah u qaadan labada fanaan kusoo dhaweeyay.
Markale muuqaalkan waxaa ku daawan doontaan, Nimco yaasiin oo sheegeysa in Fiska Xaajigeeda uu la joogo, balse Ikraan uu ka maqan yahay, waxaana u camirtay Ikraan oo tiri Fiska Xaajigeeda waa nala joogaa oo “maba naga foga hadda”, iyadoo kala jeedda Ceyduruus Halyeey.
Inta uu barnaamijka socday, ayay Fiska ka qaadday heeso “bilaa Music ah” oo ay ka dalbadeen daawadayaasha soo wacay barnaamijka, waxaase laga dareemaayay in ay heesaha oo dhan ay u qaadeesay gacaliyaheeda Ceyduruus oo ay isha ku xad-xadeysay.
Jaceylka ka dhaxeeya Ceyduruus iyo Fiska ayaa waayadaan dambe aad usoo shaac baxay markii Fiska iyo Bashiir Hanuuniye kala tageen, waxaase si cad sheekada hadda u fashiliyay Nimco Yaasiin iyo Ikraan Caraale.
Share






















Wee fiicantahay in lafashiliyo waana kutaageersanahay ikraan caraale iyo nimco yaasiin by by by
Wow!that is very nice of u guys……ikraan nd nimco keep it up ……..im proud of u …..love…u
Asc waad salaamantihiin fanaaniinta qaaliga ah mid kale ilaah ha isku calafo lamaanaha qaaliga ah
I love you ikraan caraale byyy macanto jwb wacan
nimco yasiin & ikraan caraale waa fududaadeen
Ma.ahayn inay galaan badaas iyo fananinta is jecel iney fashilaan
dahbati jacayl aan caadi ahyn baaka dhaxeya caydaruus & f.fiska wxana leyaha allaha isku calfO wa isku qalmeeneh..!
kkkkkkkkkkkkk
Wlh way qaldan yihin ikran iyo nimco wayo lamanaha dhaxdoda iney ka hdl waxa u qaska waqalad tan kale waa haday jirta e allaha isu guleyo lamanaha newga ah i love my fiska wlal qali
asc/waad salaaman tihiin dhamaan muslimiinta,way qaldanyihiin waxayna ila tahay inay kamaseersan yihiin waayo wayka codmacaan tahay wayna ka qurxan tahay fiska cadey mana gaarikaraan, fiska qaaliyey waxaan ku lee yahay raaxeyso intaat nooshahay
Asc dhamaan asxaabta waxan si gaar ah u salaamay inta taageerto fanaanada qaaliga ah ikraan caraale intaa kadib. K.k.k.k.k.k.k.k waa wax lala yaabo mida kale hadey is guursanayaan saa ka hor taagan guur la qarinayo midaan ka hor ma arkin hadey qariyen waa in la sheegaa looolz viva ikraan caraale noolaaw
Ma ficna in sirta dadka la fashilo sorry i love farhiya fiska boqorada codka
Asc dhamaan asxaabta taageerta ikraan carale salaan qaali ah waxaa la yaab ah aroos la qarinaayo way ku fcnayd in la fashiliyo mcnt ikraan nolow waligaa mcnt ilove ikraan carale maxamed byyyyyyyyyyyyyyyyyyyy
asc dhamaan fanaanita caanka eh ikraan iyo nimco waqaldanyhn waayo maha iney lamana isqabo dhexdoda galaan hase ahaate hada koleey wax fadeexo madhicin guur horta maqarmo lakn hada intii taagersa farxiya fiska farxad bey utahay hadane farxiyo waxan leeyahay haubixin waiska caadi cid walbo waku farxeysale kama naxayso nimco iyo ikraane si gooni eh ayan ugu tageyray sirtaas fashlintay hadane qeerle waye fiskakane waxan leeyahay hambalyo iskuwaara ayn idin leyahay Byeeee,’
Asc everyone…..i think both girls are wrong bcz fiska should nt hve hidden her marriage nd ikraan should nt hve interfered in other’s personal matters…..so girls….look before u leap
Asc fananada codkamacaan e farxiyo fisk iyo saygeedo caduruus aad ayaan igu han balyenayaa madama atihin lobo is ku qalanto fadlan mcnto ha ubixin hadalada dadka qarkood ku hadlayaan farxad ayaan kurajay nayaa nolasha inta kagadhiman
Asc dhaman umada muslimka waxan sigone ah usalamaya tagerayasha boqorada codka iyo quruxda iskudarsatay fiska qali walal ha.ubixin hadalka dadka iska hantatacaya waxana layab ah waxay ka faidayn afara an toda ahayn waxankuleyay hambalyo hambalyo mcnto farxadna igu nolow i love u somuch fiska
Ikraan araale hobolada codka mcn aad ban ku tagyarsanahay wlal mcn waxad ugu duwantahay fiska adigu maku matihid qof ku dhirada hees qofkale uu ku dalay ama horay fanankale u soo qaday iska leh adiguna matihid kuwa nocaso kala ah by by ikraan arale
Waxaan aad uga xumahay hadalada kasoo yeeray nimco yasin iyo ikran caraale waxaana dhihi lahaa iney xushmeeyaan boqorada codka waxeyna ila tahay iney ka hor dhaceen guurka lamaana fiska iyo ceydaruus
Nimco thanks maxey uqarayan gurgoda fiska iyo ceydurus mel iska shegto in eey heshay lamane
Asc farxiyo fiska iyo cayn darus waxan leyahay gunolada farxad
Ikraan caraale waa fanaanada aan taagiiro hanbalyo waxaan maqlay ikraan caraale way guursaday
Waxaan leeyahay ikraan caraale alif mabruuk
Dhib maleh macaanto haubixin wey Ka noqotee walalaha ok farxiyo faska ad ban gutakersanahay ad bad ucod macantahay Qaali ad ban ugufarax sanahay jacayl kaka cali darus is calfada idan alle by by faska
Ikraan iyo nimco wa fudadaten maxa yelay lawada fanan ma ahan inad kashiftan lawo qof is jecel wayo dadka aya fahan sisen ok ikaran wn ku jeclahay mcn
WAR DADKANI SIDEY USHAQEYAAN WAX QARIS LA DHAHAYO MAJIRANO ANAA XAADIR AHAAY MEHERKA FISKA IYO CAYDARUUS
waad saantihiiiin ikran iyo nimco
Wow wan ku faraxsnhy fashilada nimco & ikran
woooow fiska iyo caydarus mabruuk 2 fanaan eee aaaan aaadkaaa uu taaageerooo guleestaaaa jcylkina madhamadoo insha allh codmacaneeeey quruxleey
Fiska iyo caydarus hambalyo ikraan iyo nimco wad ku mahadsantihn falka ad sameysen
Asc dhaman fanaaniinta somaliyed mel kasta ayjogan inta is jecelna guul ayan urajeyna mida kale dadka iska hadlaaya oo ka hadlaaya waxa aan meesha yaalin wax ha hubsadan fanaanintana yaa leysku dirin inkasto aad waxa aad qortan isugu dirmen yuu war idinka tagin sirna mafakan hadey guursato fiska maceb baa qasbna maahan marka ay gur saneyso in ay facbok sogliso qofka noloshisa asaa xakuma gabdha iyo wiilasha iska hadlayow iska daaya ok fiska ikran carale nimco yasin wan idin slma by
Mrka hore wxn slmya boqorda codka wa farxiyo fiska iyo gcliyeheda cusu caydaruus hal yeey waxan idin leyahay noqda kuwi isku wara o ubad khayr qba ka la hela aamin
Dhibmalaha waxaas waa iska caad wax walboo laqariyaa guurku kuma qarsoonaado waa kii banaanka yimaada wana ku raacsaanahay inkastoo eyna kas ka ahayn nimco
Asc dhaman wan idin salamay salan kadib ikran iyo nimco iney fududaadaan maahen sababta aya waxa ay tahay ayaga aya kama seersan labadoda by fiska iyo ceydurus