Sunday, April 20th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Shil ay Ku Dhinteen Dad Badan oo Ka Dhacay Wadada u Dhaxeysa Eldoret Iyo Nakuru ee Dalka Kenya

Aqrisatay:1771

shil gaariWararka Warbaahinta Horyaalmedia ay ka helayso wadada wayn ee u dhaxaysa Eldoret iyo Nakuru ee Dalka Kenya ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay shil gaari oo qasaaro badan geystay.

Inta la ogyahay 13 qof ayaa ku dhimatay shilkaan halka ay ku dhaawacmeen 4 qof oo la sheeegay inuu dhaawacoodu yahay mid halis ah.

Shilkaan ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen Gaari matatu iyo gaari nuuca xamulka qaada iaydoona shilkaan uu ahaa mid ay aad uga naxeen dadka degan halka uu ka dhacay.

Ugu Dambeyn shilaalka nuucaan oo kale ah ayaa yimaada Snad walbo xiligaan oo kale iyadoona loo sababeynayo darewalada ka ka xeeya gawaarida oo cabsan isloa markaana sida ay doonaan u wada gawaarida.

W/Q: Abdirahmaan Buurdhaab
Xafiiska Warbaahinta Horyaalmedia.com
Kitale_Kenya
Horyaalmedia@live.com

 

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media