Sheko Gaban Dhib Badanaa Dagaalka Sokeeye
Aqrisatay:2999
Waxaa tiro Hooyo Soomaaliyeed “Waxaan dhalay 11(kow iyo toban)Qof,9(Sagaal)Rag ah dagaalka ayaa lagu dilay labo gabdhoodna waxey eersadeen quruxdii eebe siiyay oo waa laiga qafaashay, dhimasho iyo noluma haayo mudo sanado ah, waan gablamay oo waan ooyaa ilaa mowdkii ii yimaado”. Calan:- Carrooy iyada oo waayeel ah ayey gablantay, cid daryeeshana maheyso murugo iyo oohin mooyee awoodkale majirto, ileen oohinta dhibta qofka kama saartomana aamusi karto, ayadaaba Qatar ku jirta hadaan cid ilaah ubixin . Carro:- Calanoow ma aigaabo kuu waramay goormaad calaacaka bilaawday, kuwakale ayaa ka daranee maad isugtid.
Abdiwali Abdiqadir Hassan.{kamil}
Share






















markale fadalan ixtiraama xaquuqda buugga (oohintu xaq uma aha dumarka oo kaliya, ha ku qori wabsite kiina waayo wax fasax ah uma haysataan inaad ku qortaan.
By. Dr. C/fataax Warsame Maxamed.