SAFIIRKA CUSUB EE SOMALIA OO KULAN LA QAATAY GANACSATADA SOMALIA EE KU SUGAN SOUTH SUDAN
Aqrisatay:1106Cabdiraxmaan Nuur Maxamed Diinaari-Safiirka cusub ee Somalia ayaa kulan qaas ah la qaatay dhamaan ganacsatada somalida ee ku sugan k.sudaan kulan kan oo ahaa mid afur loogu sameynayay isla mar ahaantana eey isku baranayeen ganacsatada somalia iyo safiirka cusub ee dowlada somalia u soo magacawday k.sudaan ayaa ka dhacay holka shirarka ee safarada somalia
kulan kaan ayaa diirada lagu sarayay sidii ganacsatada somalida eey u garab is taagi laheyeen safiirka cusub intii eey xaflada afurka ahi socotay waxaa jiray doodo la is weydaarsay oo ku saab sanaa sida loo sii anba qaadi doono howlaha horyaal safiirka cusub iyo sida wada shaqeyn u dhex mari laheed ganacsatada somalida Cabdiraxmaan Nuur Maxamed Diinaari-Safiirka cusub ee Somalia oo asagu jagooyin cul culus kasoo qabtay dowlada somalia ayaa dadka somalida ah ee halkan ku nool u arkaan ninwax badan ka badali kara qaabka iyo sida loo wajahayomarka eey timaado arimaha somalida la dhibateynayo
safiirka ayaa shaqada kala wareegaya mohamad osmaan oo asagu ahaa sii haya safarada somalia ee k.sudaan in kasta o shaqada uga badan marxaladaha somalia eey aad ula socatay jaaliyada somalia ee kofurta sudaan ayaa hada waxii ka dambeyaya waxaa shaqa culus eey hortalaa safiirka cusub
si kastabaganacsatadii kulan kaas afurka ahaa iyo is barashada safiirka cusub waxa eey balan qadeen in eey si toos ah ula shaqeyn donaan safiirka cusub asagana looga bahan yahay in uu shaqadiisa guto jaaliyada somalida ah ayaa lagu xasuustaa sida eey uga qeyb qaadatay mideyntii shacabka faraha badan ee ayaku ku nool wadanka k,,sudan iyo dhisidii safarad somalia eey yeelato taas oo qarash fara badani iyo waliba howl fara badan ku baxday
ugu dambeyntii kulan kaas ayaa ahaa mid si heer sare ah ku soo dhamaday ayada oo ganacsatadu eey isku raceen in si dhab ah loo garab istaago safiirka cusub maadama shaqsi kaligiis uusan waxna qaban karin
W/D/ cabdulqadir cabdulahi maxamuud zuzu
XAFIISKA KOOFURTA SUDAAN
+211912564550
Share






















