Wednesday, April 16th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Raisal Wasaare Raila Odinga oo Gaaray Magaalada Kitale ee Dalka Kenya

Aqrisatay:2221

Raisal wasare raila odinga ahna gudomiya xisbiga odm aya maanta so gaaray magalada kitale ee dalka kenya .
Dad badan oo tageerayasha xisbiga odm ah aya ku soo dhaweyen Raisal wasare raila odinga iyadoona ay safarka Odinga ay ku wahelinayen xildhibano u sharaxan golaha degaanka ee degmda kitale .
Raisal wasare raila odinga ayaa la hadlay dad badan oo ka tirsan taageerayaasha xibiga ODM isagoona u mahad celiyay dadkii si wey u soo dhaweeyay.
Sidoo Kale Ra’isul Wasaare Odinga ayaa taageerayaashiisa ka codsaday inay siiyeen codkooda xibiga ODM uu ka tirsan yahay, waxana uuna u balan qaaday inuu wax badan u qaban doona dadka degan Kitale.

 

Ugu Danbey Safarka Ra’isul Wasaare Odinga ayaa noqonaya safarkiisi ugu horeeyay uu in muda ah ku tago Magaalada Kitale iyadoona uu Odinga Joogi Doono Kitale ilaa Biri.

Abdirahmaan Buurdhaab
Safiirka Warbaahinta Horyaalmedia
Kitale_ Kenya
Horyaalmedia@live.com

Share
  • 2 Responses to Raisal Wasaare Raila Odinga oo Gaaray Magaalada Kitale ee Dalka Kenya

    1. mahamed hasan says:

      anigoo ah maxamed xasan kunool magalada kitale ee dalka kenya kana mida bulshada ku xiraan shabakada horyaalmedia aad aad ayaa ugu faraxsanahay sida ficin ee uga hawl gashan magalada kitale waxan idin odhanla halkaa kasii wada dadaalkiin

    2. abdillahi abdi xirsi says:

      hapa kitale poa thanks horyaalmedia

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media