Sunday, April 20th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Qarax aad u Xoogan oo Gordhow Ka Dhacay Masjid Ku yaal Xaafada Islii

Aqrisatay:1254

Qarax Xoogan ayaa goordhow ka dhacay Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi.

Qaraxaan oo la rumeysan yahay in uu ahaa Bambo gacanta lag tuuray ayaa  lala beegsaday Masjidaka Al-Hidaaya oo ku yaaal Wada Jaamka ee Xaafada Islii.

Waxaana caawo Masjidka ku sugnaa Xildhibaanka laga soo doorto Deeganka Kamankuji ee Xaffada Islii Mudane Yusuf Xasan Cabd.

Ilaa iyo hada lama hubo qasaaraha dhabta ee ka dhashay qaraxyadaasi.

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media