Oohintu Xaq Uma Aha Dumarka Oo Kaliya.{Qebtii 3aad}

Aqrisatay:1086

       Dhalinyaradii hore.

Carro:-calanoow waa runtaa ee bal xasuustaadada aan dib uraaco waxay ahaayeen 13(sedex iyo toban) dhalanyara soomaliyeed waxayna ahaayeen sida tan

1.Yaasiin Xaaji Cismaan

2 C/qaadir sheikh sakhaawudiin

3 maxamed Cismaan bare

4 Saydiin Xursi Nuur

5 Maxamed Farah Hiloole

6 Maxamed Cali Nuur

7 Daahir Xaaji Cismaan

8 Khaliif  Huudow  Macalin

9 Xaaji Maxamed Xuseen

10 Cusmaan Geedi Raage

11 Dheere Xaaji Dheere

12 Maxamed C/lle Xuseen

13 Cali Maxamed Xuseen

Waxay dhalanyaradaas as aseen 1945kii Ururuka Dhalanyaro Waxaa Laoranjirey markii hore (s.y.c.) wuxuu sifiican  usooshacbahay 1946kii  oo loo bixiyeye Somali Youth lague(SYL)dhalanyaradaas soomaaliyeed dadaal dheere iyo wadaninimo  ayeye muujiyeen awgeed ayeye mudo yer dalkii oo dhan kufaafeen 1950kii  ayaa gumeystihii u ogalaadey in dalka dhoor magaalo waaweyn ay xafiiiyo kafurtaan isla mudo gaaban ayeey nogadeen  urur waduuf udiyaarsan dalka dibadiisa  dhib dagaal iyo cadaadis badan kadib dhalanyarada soomaaliyeed aad ayeey dalka iyo dibadaba looga agoonsaday markaati suugaanta balfiri gabaygaan u tiriyeye abwaanka soomaaliyeed Cali xuseen Xersi oo caanku ahaa gabinimadoonka  kagana Qeyb gaadanjirey af iyo adimo wuxuu tiriyeye gabayo badan oo iskugujira Gobaabin duco iyo amaan intaba isga oo ku gabaabinaayo Gabaygaan SYL wuxuuyiri sidatan :

Gabaygaan rakibaaye iyo dhuulkan xalay garaacay

Guxaanka iyo reenkaat libaax go’aya modaysey

Gamiwaaye  soomaaliyeey gucashadiiniyee

Sida ogday gablamaayoon wuxuu dhalay gargaareynin

Oo fiid garkiiyo labada law meel isku geeye

Gami waayay soomaaliye gocashadiiniye

sida gaari kii qabay dhinto galab lasii qaadey

oo goorrada loo suray midaan gabadhu doonaynin

oo geradiisi ilmada gabax kusiinaysay

Gamiwaayeye soomaaliye gocashadeenyee

sida ar gamuun loga dhuftay gubaaya waa beybu

aan geysan ka arkeyna wixii nabarka gaariye

oo meel gawaaan ubaxoo micihii giijay

Gami waaye gucashadeeniyee

Sida geed niman garab lahayn lagu guursanaayo

Oo waxaan qartiisi ahayn guudka lagasaaray

Oo ciid laguudaa sadoo goorada lalaadshay

Gami waaye gucashadeeniyee

Sida dooni maal lagu guroo gurada loo buuxshay

Oo ay shukaantii gabtiri gobolna naafooway

Oo geesigii haminaaye guuldaro hayso ga

Gami waaye soomaaliyee gucashadeeniyee

Afartaa guntayey tolowaxaan idinku gawriirshay

Galdalooladiinan arkaa garanmaysaane

Waxaana lagudboon manta waad garabmaraysaane

Guriga aad laheyd  qogashu taalo

Gawraha ado ugu baxaa waa gunimo wayne

Godkii nagu daboolaan jiree nalku gaaiyeye

Garaad leelanoo eebahaay  goofkii nagasaaray

Uguntaada  xurnimadii haad gacankuhaysaanee

Gaadiidku heedyada marbuu qulaf utuurayeye

Nin gudaa qabo maanlinbuu dabarku gooyaayeye

Biciidkuba kasoo guluf dameer geeso looyiraahee

Geediga miyaadan arkayna la isu soo guuray
cali xuseen gabayadiisi gobanima doon intaan kuma soo kobikaro.

 

Lasoco Qeebta kale

W/Q: Abdiwali Abdiqadir Hassan.{kamli}

Waxaa  Erayada Is Kalahaa Dr C/fataax Warsame Maxamed.{bayle}

 

 

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (0)




Barnaamijyada Horyaal Media