Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
Aqrisatay:942
Dhamaan waxaa la ogeysiinayaa dhalin yarada kuno dalka kenya gaar ahaan caasimada
nairobi ee xaafada islii waxaa lagu wargalinayaa dhalinyaradaas in loo furay xarun lamagac baxday kobciye youth center taas ay kaheli karaan wax barasho aan lacag aheen tasoo balaaran balaaran oo loogutalagalay dayarta somaliyed kuna taala dhisma loo yaqaana mandheera kuna taala wada koowaad ee islii sidaa dateed hamoogaanina.
Abdiwali Abdiqadir Hassan.
Share





















