Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo xukuna riday
Aqrisatay:1021Maxkamada ciidamada qalabka sida ee dalka soomaaliya ayaa xukumo kala duwan kuriday dad lagu eedeeyay in ay gacan saar la lahaayeen xarakada alshabab sida ay sheegeen saraakiil katirsan maxkamada qalabka sida.
War horoo kasoo baxay maxkamada qalabka sida aya sheegaya in ay sii xoojin doonaan xarumaha ay dowladu kaga sugan tahay gayiga soomaliya meel walba oo ay dowladu si toos ah kaga taliso.
Waxana si toos ah maanta booqasho ugu tagay degmada afgooye ee gobolka shabelada hoose saraakisha ciidamada qalabka sida ugu sareyo waxana ciidamada nabad sugidu maanta so bndhigeen rag kulabisnaa dareska ciidamada qaranka kuwaa oo kuwax yeeleynayay dareeska dad shacbka ah ee iyagu kusafra wadada udhaxeyso muqdisho iyo afgooye
Share





















