MANCHESTER UNITED OO HESHIIS HOR DHAC AH LAGAARTAY ROBIN VAN PERSIE

Aqrisatay:1073

kooxda manchester united ayaa wax yar kahor shaaca ka qaaday in eey heshiis hordhac ah lagaartay xidiga koxda arsenal robin van persie kadib markii labada koox ku heshyeen qiima garaya 22 milyan

war kan ayaa lagu cadyeey webka eey kooxda manutd kulee dahay boga internetka kooxad manutd ayaa wax badan baadi goob ugu jirtay sidii eey ku soo xera galin laheyd xidigo waa weyn tan iyo markii u suuqa kala iibsigu furmay.

kooxda macalin s a f ayaa lagu qasbay in eey ciyaar yahano suuqa ka doontaan markii xili ciyaareedkii tagay eey dhibane u aheyd kooxda eey xafiiltamaan marna dariska yihiin ee manchester cty . heshiiska ayaa ka dambeyay kadib markii macalinka kooxda manutd uu kulan la qaatay dhigiisa kooxda arsenal arsen wengar .

xidiga ayaa laga yabaa in maalin nimada barita ah uu tijaabada caafimaadka u maro kooxda manutd  waxaana la filayaa in eey halkaas ku soo dhaweyaan ciyaar yahano uu kamid yahay weyn rooney oo u arka saxiixa xidigan wax weyn oo manchester united eey sameysay

si kastaba saxiixaan ayaa ahaa mid si weyn  loo hadal hayay tan iyo markii suuqa kala iibsiga ciyaartooyda u furmay waxa uu van noqon donaa xidigii ugu magaca weynaa ee xili ciyareedkan kooxa wa weyn kala gataan

 

 

 

 

W/D/ cabdulqadir cabdulaahi maxamuud zuzu

HORYAALMEDIA.COM

+211912564550

 

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (0)




Barnaamijyada Horyaal Media