Madaxda Africa Oo Ka Mid Yahay Madaxweyne Shariif Oo Xalay Casho Ku Qaatay Dalka Sout Africa:(Sawiro)
Aqrisatay:426
Madaxweynaha dawlada KMG Ee Somaliya Shariif Shiikh Axmed Ayaa Gaaray Dalka South Africa,Isagoo Hbaeenkii Xalay ahaa Kulao La Qaatay Madaxda Wadamada Africa.
Madaxweyne Shariif Ayaa Habeenkii Xalay ahaa Waxa Uu Gaaray Magalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika Waxa Uuna Ka qeybgalay Casho loo sameeyey Madaxda Afrika.
Kulankaas Casho Sharafta ayaa Waxa Ka Soo Qeyb Galay Madax Badan Oo Ka Socoto Wadamada Africa Waxaana Qeyb Ka ahaa Madaxweynaha Dowlada KMG Ah Ee Somaliya oo Garay Gelinkii Dambe Ee Shalay Ka Dib Markii Uu Ka Soo Duulay Dalka Adis Ababa Safarna Uu Ku Soo Maray Dalka Kenya.
Shariif Shiikh Axmed Iyo Madaxada Dalka Africa Ee ku Sugan Dalka Soth Africa ayaa La Wadaa Inay Ka Wada Hadlaan xaalada Wadanka Somaliya Iyo Sidii Kaalin Muuqda Uu Isaga Qaadan Lahayeen Amaanka Iyo Kla Dambeyn Uu Yesho Dalka Somaliya.
Sidoo Kale Madaxweyne Shariif ayaa Waxa uu Kala Hadli Doonaa Shacabka Somaliya Ee Ganacsiga Ku Leh Sidii Amaabkooda Loo Xoojin Lahaa Sharciyana Loo Siin Lahaa Ku Haysan.




Warar Xaqiiqaa Kala Soco Warbaahinta Horyaalmedia Isha Wararka:
Horyaalmedia@gmail.com
Www.horyaalmedia.com






















