Laba Beelood oo Ku Dagaalamay Gobolka Mudug
Aqrisatay:1361Dagaal u dhaxeeyay ciidamo maleeshiyo beeleed ah ayaa ka dhacay deegaano ka tirsan gobolka Mudug,kaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac sida ay sheegaayaan wararka an helayno.
Dagaalka ayaa dhacay xilli habeen ah,wuxuuna ka dhacay deegaanka dhanka Galbeed kaga aadan degmada Gelinsoor ee gobolka Mudug,waxaana deegaanka oo ujiraa degmadaasi ku dhawaad 40 km.
Maleeshiyaadka dagaamalay ayaa waxaa la sheegayaa inay ku kala abtirsadaan maamulada Galmudug iyo Ximan iyo Xeeb.
Xaalada deegaanada lagu dagaalamay ayaa iminka ah mid degen,waxaana laga cabsi qabaa in dagaal marka kale uu halkaa ka dhaco maadaama labada dhinac ay is hor fadhiyaan.
Horyaalmedia@live.com
Share






















Duqun walalo ah dagaal iyo dibin daabyo kama gaboo baan alaha khabojiyo somaalay ismaa mul toleyd yado dhibkas ayey leeyihin bel firsh labada belod e mar walba isku diri raya ceel iyo cows