Thursday, April 24th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

La ima Qabo Gabarna Ma ihi {Qiso Dhab ah}

Aqrisatay:28598

Sidaa waxaa tiri gabar soomaaliyeed iyada oo sii wado waxay tiray “waxaab ahaa gabar suni ah oo hooyadeed gacanta ku heeyso, hooyadeyna kaligey ayey i dhashay aabaheyna waxa uu dhintay aniga oo yar,kadibna dadaal dheer ayey ii gashay hooyaday  aniga oo dhigta 3 (sadexaad) ee dugsiga sare ayaa dagaalkii sokeeye bilawday,hooyadayna wax ay ku dhimatay madfac guriga ku dhacay aniga oo dibada uga maqan allaha u naxariisto,mudo hadii aan noolaa kaligay ayaa waxaa ii bilabatay nolol cusub oo waxaan bartay dhalinyaro ad ufara badan waxaana bilaaway balwad sida sigaarka qaadka iyo nuucyo kale oo balwadeed waxaana nolosheeyda ku xiray nin kale lacagta malintaas la gubayo oo aan ku isticmaaleno noocyada balwada alla waqtigu i yaraa mudada aan saaranahay doonida sarqaanka ama aan ku dhex jiro balwada ileen balwadu waxey baabi,isaa quruxda qofka waxey dishaa dareenka qofka waayo isma aan garan ilaa aan sanado yar ku dhameestay quruxdeeydii badneed oo aan waaye wax ila hadla oo markaas ilmo so dhaaftay waxaan jeclaan,lahay inaan iska dhiinto asageey waxaa iga reebay balwad io waliba waxaa sidaan i galay waa rag soomaaliyeed “                 dumarka mas,uul ayaa laga yahay ilaa ey ka dhiintaan hadii ey hooyo iyo aabe weysay oo cid kale weyday ayeey suuqa gashay dhib bey dhaxashay mooryaantuna gabdhaha god bey ku ridaan oo taasoo kale wey ka fa,idestaan marka waala dhalay oo wala koriyay oo waxbaa la baray iyadaa meesha xuun is dhigtay bal fiiri gabdhaha la midka ah heblo iyo heblo guury0 ey leeyahiin ayaadaana nafteeda iyo hawadeeda raacday oo meel xun ka biloowday badanaa inta nooceeda ah oo darbiyada balwad iyo sino shaqo ka dhigatay aduunka fari iyo dhiibaato ayaad ku dhameysan aaqirane ciqaab igadaa kuwaan weli kuwa kadaran baa haraye ayaguna dhageeyso

W/Q adna mowliid qoorgaab ( xilwa)

Email: Horyaalmedia@live.com

Share
  • 5 Responses to La ima Qabo Gabarna Ma ihi {Qiso Dhab ah}

    1. gacal says:

      ilahy hanu niyo gabdhaha islamkana ale hadhowro

    2. Xaliimo keyf says:

      Alla gabadhaa duruuufta miyaa ku kaliftay saaa kuwa la midkaa waxaan dhihi lahaa ku cibroqaata

    3. Kaamilo says:

      Maskinta ilahay hasoo hanuuniye waa gaber muslim ah

    4. Maxamuud geesey says:

      Dambigaaga allah dusha kasaaro kuwii sharaftaada kuciyaaray mida kale allah kaasoo hanuuniyo jidka xun walaasheey waana kaxumahay sida kugu dhacay hadaan ahay wiil somaliyeed

    5. Walashe ani waxan kudhihi lahay ilahey usolabo ee apayo xumanta kasolabo wanaga iyo jidka tosan usolabo runti wayab adun

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media