Sunday, April 20th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

La Heystayaal Ay Siidaayeen Dhawaan Burcad badeeda oo Soo Gaaray Muqdisho +SAWIRRO

Aqrisatay:1631

Ra’iisul wasaaraha dowladda Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa Maanta Xafiiskiisa Saxaafadda kula hadashii Ajaanib Suuriyaan ah oo Kooxaha Burcad badeedda ah ay soo daayeen.

Laheystayaashii lasii daayay ee Suuriyaanka ahaa ayaa maanta la geeyay Muqdisho, waxaana la socday Madaxweynaha Maamulka Ximin iyo Xeeb Maxamed C/laahi Macalim Aadan Tiiceey.

Mu’ayid Hani Waliyu iyo Yaxye Cali Cabsi, ayaa maanta Wariyayaasha kula hadlay Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya.

Daawo Sawirro.

5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 1 2 3 4

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media