Sunday, April 20th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Kooxo Ku Hubeysan Bistoolado oo Dad Ku Toogtay Magaalada Gaarisa

Aqrisatay:701

Faah Faahin ayaa Kasoo Baxaysa dad  lagu dilay Magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya iyadoona dadkaan la dilay ay ahaayeen  2 nin oo shacab ahaa.

Goob joogayaal ku sugan Magaalada Gaarisa ayaa Warbaahinta Horyaalmedia.com u sheegaya in nin oo shacab ah la dilay halka la dhaawacay mid kale

Lama garanaayo sababta loo diley dadka shacabka ah, sidoo kalana macada cidda dilka geysatay.

Ragga la toogtay ayaa la sheegay in markii la dilayay ay ku sugnaayeen meel Maqayaad ah oo inta badan lagu Shaaheeyo.

Xaaladda Magaalada Gaarisa hadda waay yara xisiloontahay, waxaana goobta soo gaaray ciidamo boolis ah kuwaasi oo baaraya sida ay wax u dhaceen.

Xafiiska Wararka Horyaalmedia.com
Nairobi-Kenya
Horyaalmedia@live.com

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media