Kooxda Al-Shabaab Xalay Weerar Ku Qaday Saldhiga Hurwaa Ee Magalada Muqdisho:
Aqrisatay:388
Ciidamo Ka Tirsan Kooxda Al-shabaab ayaa habeenkii xalay waxay weerar ku Qadeen Saldhiga Degmada Huriwaa EeMagalada Muqdisho, Halkaas Oo Ay Fariisin Ku Lee Yihiin Ciidamada Dowlada KMG HA Ee Somaliya Oo Isugu Jira Milataeri Iyo Boolis.
Dagaalka ayaa waxaa la isku adeegsaday Hubka Culus Iyo Midka Fudud Iyadoo Kooxda Al-shabaab Afarta Jiho Kaga Soo Qaday Saldhiga Weerar ayaa Ciidamada dopwlada waxay sameyeen Iska caabin Xoogan.
Weerarka ayaa sababay qasaaro Isku Jiro Mid Nafeed Oo soo Kala Gaaray Kooxda Al-shabaab Iyo Ciidamada Dowlada IyodopoDagaalka ay qeyb Ka Soo Noqdeen Ciidamada Amisom Oo fadhiisin Ku Leh Meel Aan sidaa Ugu Fogeyn Saldhiga Degmada Huriwaa.
Kooxda Al-shabaab ayaa Waxaa Qal qal Geliyeen Saldhiga Degmada Hurwaa Iyadoo Arinkaan ay Imaaneyso Xili Dhawaan Laga Saaray Degmooyinka Gobolka Banaadir Waxayna Dilal Iyo weeraro Qorsheesan Ka Geystaan Xafada Ay Gacanta Ku Hayaan Ciidamada Dpowlada .
Warar Xaqiiqaa Kala Soco Warbaahinta Horyaalmedia Isha Wararka:
Horyaalmedia@gmail.com
Www.horyaalmedia.com






















