Thursday, April 24th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Jaceylkii jaha wareeraa jidkaa loo Galaa (Tusaale jaceyl)

Aqrisatay:7791

Cabdi BaadilWaxa bulshada caalamka eey aad uyaqaanaan kafaa,iideysashada jaceylka dhabta ah iyagoona boqna

jara marka ay is yiraahadaan jaceylka waa lagaaga guuleystay micna ahaan aad hartan jaceyl kula jirto
shaqsi wax kula jecel .oo kula loolamaya,

Basharka waxa uusan kamarnaa Karin jaceylka waxa dhacda in inta badan qof aad jaceyl dhab ah uqaday
in ay kutiraa ama uu kuyiraa qof ayaan jeclahay hada taa oo shaqsiga marka beerdilaacin karta hadaba
waa su,aale qofka aad sidaa ujeceshahay hadii uu jaceylku kajaha wareero sida looga guul helaa.

Soomalida hal cadow taqaan oo jaceylku leeyahay kaa oo ah sadaxeeye oo loola jeedo shaqsi adinka
idinka baxsan oo fara galin kusameeya arimihina jaceylka waxa uuna sadaxeeyuhu inta badan noqdaa
mid guldareysto waayo ruux wax kala dil maagaa waxa uu gacantiisa ku abuuraa dad isjecel ,

Cadowga jaceylka ee sadaxeeye kaxoog badan ayaa waxa uu yahay uduga.labiska ,iyo aftahanimada ,

Aan kala qaado sadaxdaasi dhibic hadan kuhor maro( Uduga ) waxa uu aburaa geed mira macaan
waligaa hadad hartan jaceyl ruux lagaleyso ogow qofka aad isku heysataan udhawow inta badana
isticmaala waxyaabaha carafta badan si ay marwalba udhacdo in uu ruuxu sanka kula raadsho.

aadna waxa xariir dhow loola yeeshaa labiska badan oo waxa lagula tartamaa sadax istaraatiji oo
guul kaa gaarsin karta qofka aad wax isla jeceshihiin midaa oo keeneysa qofka lajecel yahay in uu idiin
sameeyo xulasho waxana hubaal ah in astaamahaasi hadii lagaa helo si aan looga baran jaceylka in aad
carafsaneyso taajka jaceylka ee la jaha warershay waliba qofkaas oo an kuu fahmeeyn sadaxeye,

Hadaad aragto labo qof oo isjecel balse qilaaf kadhax jiro adiguna aad jeceshahay midkood waxad
qaadaneysaa qaacidada jaceyl ee ah Jaceylki jaha wareera jidkaa loo gala,

Aftahanimada hadaan lagu kabin ereyo macaan waxa ay noqotaa digsigii dhariga saarnaa dabadana
kaduleelay hadaad tahay ruux hadal badan ma,ahan in uu yahay aftahan,

Waxa shaqsiga aftahankaa uu kuguran karaa miraha jaceylka in uu isticmaalo ereyo falsafaded kuwaa
oo ubadan murti macaan oo ereyo ah qofkana uusan kamaqsuudi Karin iyana waa wado fudud oo lagu
dibna xiro qof jaceylku kawareeray .

FG,ogoow waxa astaamahan iyo tusaalayashan loo qaataa labo qof oo jaceyl kadhaxeeyo balse ay
kadhax jirto qilaaf yari kaa oo kenta in sadaxeeye uu quud kagalo .

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media