Friday, April 18th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Isku Aadka Champion Leage oo la sameeyay, AC Milan v FC Barcelona Real Madrid v Manchester United

Aqrisatay:3311

Drow9Waxaa goordhow lasoo gaba gabeeyay isku aadka horyaalka qaarada Yurub ee Champion Leage iyadoona kooxo waa weyn ay isku aadeen.

Arsenal ayaa  ku aaday Bayern Munich, halka Man United ay ku aaday Real Madrid, sidoo kale Barcelona ayaa ku aaday Kooxda AC Milan.

Valencia ayaa ku aaday Paris Saint-Germain, halka Kooxda Shakhter Donestk ay kulan adag la yeelan doonto kooxda Borssia Dortmund.

Naadiga Celtic ayaa la dheeli doonta kooxda  Juventus halka Kooxda GALATASARAYay la ciyaari doonto kooxda FC SCHALKE

Isku aadka ayaa u dhacay sidaan

Galatasaray v Schalke

Celtic v Juventus

Arsenal v Bayern Munich

Shakhtar Donetsk v Borussia Dortmund

AC Milan v FC Barcelona

Real Madrid v Manchester United

Valencia v Paris Saint-Germain

Porto v Malaga

Share
  • One Response to Isku Aadka Champion Leage oo la sameeyay, AC Milan v FC Barcelona Real Madrid v Manchester United

    1. axmed says:

      barcelaoona v ac.milan ok

    Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media