Guddoonka Baarlamaanka Oo Guddiyo U Magacaabay Doorashooyinka
Aqrisatay:729
Gudoomiyaha Baarlamaanka
Markuu arkay: Qodobka 18-aad Faqradiisa 1-aad ee Xeer-hoosaadka Golaha Baarlamaanka.
Markuu arkay: Go’aanka Golaha Baarlamaanka ee tirsigiisu yahay X/G/B/297/2011 kuna taarikhsan 03/02/2011.
Wuxuu magacaabayaa Guddiyadda soo socda oo sida ugu dhaqsiyaha
badan u soo diyaarindoona midwalba waajibaadka loo xilsaarey waxayna
kala yihiin:-
1. Guddiga Dib-u habeynta Baarlamaanka & Tayeynta Shaqadiisa (Parliamentary Reform Committee).
Guddigan wuxuu ka soo talo bixinaya sida ugu haboon ee dib-u habeyn loogu sameyn karo Baarlamaanka iyo shaqooyinkiis.
2. Guddiga soo diyaarinta Qorsha hawleedka Baarlamaanka (Strategic Plan Committee).
Guddigan wuxuu daraasad cilmiyeysan oo wax ku ool ah ku soo sameyn doonaa Qorsha hawleedka uu ku shaqeyndoono Baarlamaanka Soomaaliyeed mid dhow iyo mid fogba.
3. Guddiga Doorashooyinka
Guddigan wuxuu u xilsaaran yahay diyaarinta Jadwalka Doorashooyinka.
Sidaasi darteed, waxaa Baarlamaanka sharafta leh lala socodsiinayaa in la soo magacaabidoono Guddiyadan si ay dhaqso u hawlgalaan.
Shaqo Wacan
Shariif Xasan Sheekh Aaden
Gudoomiyaha Baarlamaanka
Guddiyada la magacaabay iyo xubnaha ku jira.
Guddiga Doorashooyinka ( Election Committee)
1. Cali Axmed Jaamac Jengeli
2. C/kariin Axmed Cali
3. Caadil Sheegow Sagaar
4. Saciido Xasan Cismaan
5. Max’ed Cismaan Moostaro
6. Max’ed Muxyadiin Sh. Mursal
7. Xasan Cabdi Guure (Xasan Jabhad)
8. Cismaan Xaaji Cali
9. Ciise Wehliye Maalin
10. Cali Cumar Geedi (Cali Garabey)
11. C/qaadir Xasan Cabdi (Shacab)
12. Xuseen Max’uud Muuse (Bantuu)
13. Max’uud Cabdi Xasan (Bekos)
14. Max’ed Axmed Keynaan
15. Khaalid Cumar Cali
16. Caasho Cabdi Sheekh
17. Aamina Cumar Jaamac
18. Xasan Xaashi Warsame
19. C/qaadir Aweys Mahdi
20. Macalin Cali Cadow
Cismaan Aaden Dhuubow
C/laahi Xuseen Cali
Xareed Xasan Cali
Ibraahim Xuseen Xirsi
Cumar Aaden Xasan (Cumar Dheere)
Musdhaf Sh. Cali Max’ed
Xasan Cismaan Xuseen (Qoryooley)
C/xafiid sacdi Jaamac
C/kariim Cali Afrax
Muse Sheekh Cadbi Meyrane
C/fataax Ibraahim Rashiid
Max’ed Sheekh Yuusuf
Shariif Max’ed shariif Axmed
Khaliif Sheekh C/laahi (Duurey)
Ibraahim Xasan Buule
Guddiga Dib-u habeynta Baarlamaanka (Parliamentary Reform Committee)
1. Cumar Islow Max’ed
2. Xasan Macalin Xuseen
3. Madoobe Nuunow Max’ed
4. Sh. Jaamac Xaaji Xuseen
5. Yuusuf Cali Ceynte
6. Max’ed Xuseen Isaaq (Afaraale)
7. Axmed Diiriye Max’ed
8. C/laahi Max’ed Aaden (Farey)
9. Max’ed Xuseen Raage
10. Ibraahim Sheekh Cali Max’ed (Jeebo)
11. Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille)
12. Hilowle Aadan Max’uud
13. Garweyne Kuulow Aweys
14. Ibraahim Cabdi Cali
15. C/laahi Aaden Cali (Shaleetey)
16. Abuukar Xasan Cali
17. Xaawo C/laahi Qayaad
18. Cawad Axmed Cashara
19. Cismaan Max’ed Cabdi (Daalo)
20. Axmed Xaashi Maxuud
21. Dr. C/rashiid Max’ed Axmed
22. Max’uud Macalin Yaxye
Daahir Xasan Guutaale
C/qaadir Cali Max’ed (Qulub)
Cumar Xasan Subeer
Khadija Max’ed Diiriye
Xasan Faarax Xujaale
Bishaaro Cabdi Garabeey
Maxuud Cabdi Cali
Prof. Max’ed Cabdi Max’ed (Gandi)
Prof. C/laahi Axmed Afrax
Gen. Bashiir Max’ed Jaamac
Dr. Muuse Nuur Amiin
Dr. Fowsiya Max’ed Sheekh Xasan
Dr. Muuse Cismaan Duule
Max’ed Cabdi Xayir Maareeye
Sh. Aaden Max’ed Deer
C/qaadir Sh. Cali max’ed
C/naasir Gaarane Cumar
Sh. Axmed C/laahi (Fanax)
Max’ed Ibraahim Max’ed (Xaabsade)
Maryan Faarax Warsame
Xabiiba Max’ed Khayr
Faadumo Aaden Cali
Cali Max’uud Faarax (Cali Seeko)
Muna Ibraahim Abikar
Cabdi Max’ed Xamed (Siibi)
Guddiga Soodiyaarinta Qorsha Hawleedka Baarlamaanka (Strategic Planning
Committee)
1. Prof. Burci Max’ed Xamsa
2. Prof.C/risaaq Cismaan Xasan (Jurille)
3. Prof. Xuseen Ceelaabe Faahiye
4. Prof. C/raxmaan Aaden Ibraahim (Ibbi)
5. Prof. C/raxmaan C/shakuur Warsame
6. Prof. Faadumo C/laahi Max’uud (Insaaniya)
7. C/laahi Sheekh Cismaaciil
8. C/waaxid Cilmi Cumar (Goon jeex)
9. Cabdalla Boos axmed
10. Dr. Xuseen Cismaan Xuseen
11. Dr. Muuse Cali Cumar
12. Maryan Saciid Cali
13. Mowliid Macaani Max’uud
14. Admiral Max’ed Max’uud Xeyd
15. Dr. Xuseen Max’uud Sh. Xuseen
16. Max’ed Nuuraani Bakar
17. Ibraahim Xuseen Cali Saalax
18. Ibraahim Saalax Deyfalah
19. Max’ed Sheekh Jaamac Nageeye
20. Axmed Sheekh Mukhtaar Yuusuf (Sanyare)
Khaliif Jire Warfaa
C/xamiid Sa’adi Jaamac
Xasan Macalin Yuusuf (Faroole)
Max’ed Cismaan Bulbul
Max’ed Aaden Waayeel
Mukhtaar Max’ed Yuusuf
Axmed Cumar Gaagaale
Max’ed Cali Daheeye
Muuse waxgarad C/laahi
Yacquub Cali Max’ed
Axmed Cabdi Cumar (Borille)
C/laahi Xasan Xuseen
Cali Aadan Xuseen
Cumar Yuusuf Caliyow
Xuseen C/salaam Max’ed
Sheekh Axmed Sheekh Abuukar
Faarax Cawad Jaamac
C/raxmaan Ibraahim Cali (Shiiraar)
C/ladhiif Muuse Nuur (Sanyere)
C/raxmaan Jimcaale Cismaan
Cali Jeyte Cismaan
XAFIISKA_MUQDISHO
EMAIL:INFO@HORYAALMEDIA.COM
Share





















