General Dhaga Badan:Halagu Toogto Qofki Qof Dila Isla Goobtaas.

Aqrisatay:539

Abaan Duulaha Ciidamada Xooga dalka Somaliya, General C/kariin Yusuf  “Dhaga Badan” ayaa kahadlay Amni xumada Kajirta Magalada Mogdisho, isagoo kubaaqaay habka ugu fiican Eelagu Sugi karo Amniga Gobalkaa Banadir,

“halagu  toogto Qofki Qof Dila Ha A haado Askari Shacab Iyo Ururada Nabad Diidka isla Goobta Oo wax ku dilay ” ayuu Yiri Genaral-ka,

Kulan Kadhacay Hotel Lafweyn Oo looga hadlayay Amniga Gobalka Banadir Ayuu Kula Hadlay Cotobyo Katirsan Saraakiisha Ciidamada Iyo Ururada Bulshada isla markana  Waxuu Sheegay In Aan Cidla Loogu Aabayeeleenin Heeb Qabiil Isla markaana Lamarinayo Ciqaabtiisa taasoo ah Toogasho,

“wiilashiina ceshta inta Aanan Ladilin Ama  Laxerin, Marki Laxero Ama LAdilo Ayee Heeb Yeeshaan Taasna Wax Socondoona Ma ahan”  ayuu hadalkiisa raaciyay G.Dhaga badan,

Inkastoo horay esan udhicin in latoogto qof  qof dilay isla markaasna ee baxsadaan qolada dilka fulisa hadane Magalada Mogdisho waxaa ka dhaca Dilal Qorsheesan,

Hadalkan Ka Imaanaya Abaan duulaha Ciidamada Qaranka General C/kariin Aden Dhaga badan, Ayaa Noqonaya Hadalki Ugu horeeyay Eeka Soobaxa Mas’uul Katirsan Ciimada Qaranka, Lakin Lama Oga Hadaladaas In Ey Wax Kabadali Karaan Xalada Amni daro Eka Jirta Gobalka Banadir.

 

Abdullahi Mohamed Abdinoor [tirig birig]

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (0)




Barnaamijyada Horyaal Media