Garoonka Diyaaradaha Baladweyne oo La Howlgaliyay + SAWIRO
Aqrisatay:1361
Garoonka diyaaradaha Magaalada Baladweyne ee Xarunta gobolka Hiiran ayaa dib u shaqa bilaabay kabid markii Ciidamada AMISOM ee ku sugan Baladweyne ay suura galiyeen inuu shaqo bilaabo Garoonkaan.
Ciidamada Dowlada aan walaalaha nahay ee Jabuuti kana mid ah Ciidamada AMISOM ayaa la sheegay inay iskood u dayactireen garoona isla markaana ay bilaariyeen.
Sidoo Kale Ciidamada Jabuuti ayaa ka hadlay garoonka waxay hoosta xariiqeen inay aad ugu faraxsan yihiin shaqa uu bilaabay garoonka, waxayna mahad gaar ah u celiyeen Maareeyaha Garoonka Magaalada Balaweyne.
Diyaaradii ugu horeysay oo rakaab aha ayaa ka soo degtay garoonka muda Dhowr sano ah kadib
DAAWO SAWOIARADA
Share

























