Latest News
Gabar ka Carartay Boqorka Dalka Swaziland oo Magan-galiyo Waydiisatay Britain
Gabadh Afrikaan ah ayaa Magan-galiyo Siyaasadeed waydiisatay Ingariiska, iyadoo ka carareysa Boqorka Dalka Swaziland oo loo guurin rabay si ay u noqoto Xaaska 14-aad ee Boqorka u dhaxda.
Wargeyska Mail on Sunday ee Ingariiska kasoo baxa ayaa qoray in Gabadhan oo lagu magacaabo Tantso Njoni ay Da’deedu tahay 22 jir. Waxayna u carartay South Afrika, iyadoo Dhalinyaro ah, markii uu arkay Boqorka Maswati-ga Saddexaad ee Swaziland, kaas oo Guur ka dalbaday.
Wargeyska ayaa Gabadhan oo haatan Hooyadeed kula nool Birmingham wuxuu kasoo xigtay in iyadoo 15 jir ah uu arkooday Boqorka isagoo ku jiray Qasriga Xaaskiisa 4-aad, isla markaana ay iyadu argagax dareentay markii ay ogaatay inuu Boqorku Guur ka doonayo.
“ Boqorku wuxuu bilaabay inuu igulasoo xiriiro gudaha Iskuulkeyga. Wuxuu i waydiinayay hadii aan ogolaanayo Guurkiisa oo aan Qoyska Boqortooyada sidaa ugu biirayo. Anigu Cabsi daran baan dareemayay. Maxaa Da’deenu aad bay u kala wayneyd, sidoo kalena caburiska Xaasaskiisa kale ayaan ka baqanayay” sidaasna waxaa tidhi Gabadhan baxsadka ka ah Boqorka Dalkeeda.
Gabadhu waxay sheegtay inay ka tagtay Iskuulkii, markaa ka dibna Eedadeed oo korinaysay ayaa ka caawisay inay usoo baxsato Koofur Afrika, halkaasna waxay ugagasoo dhooftay Ingariiska, si ay ugu biirto Hooyadeed oo horay ugasoo carartay Dhaqamada adag ee Ninkeeda.
Tantisuwalo ayaa dalbanaysa Magan-galiyo Siyaasadeed, iyadoo xaqiijisay hadii ay Dalkeeda ku laabato in lagu qasbi doono Guurka Boqorka si ay u noqoto Xaaskiisa 14-aad.
Waxay diyaarinaysaa Banaanbax Cabasho ah oo lagu qabanayo Afaafka hore ee Safaaradda Dalkeedu uu London ku leeyahay si loo muujiyo Difaaca Hablaha Swaziland ee Dalkooda lagu cadaadinayo.
Gabadhan ayaa ogaatay inay jiraan Dhinacyo isku dayaya inay Dalkeeda ku celiyaan. Sanadkii 2007-da ayeeyna Britain ka dalbatay Maga-galiyo, inkastoo Sanadkii 2011-ka Codsigeedii lasoo diiday.
Hase yeeshee mar kale ayeey dalbatay, waxayna Wasaaradda Arrimaha guduhu u balan qaadday in dib loo eegayo Codsigeeda.
Share
DAAWO SAWIRADA: Sudan Iyo Soomaaliya oo Heshiis dhinaca Ciidanka ah kala Saxiixday
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka Ciidanka Xooga kala saxiixatay Dowladda aan walaalaha nahay ee Sudan.
Hishiiskan oo ay kasoo shaqeyeen Wasiirada Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Sudan ayaa waxa Soomaaliya u saxiixay Ganaraal Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo ah Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidanka Qalabka Sida, Halka Dhanka Sudan uu u saxiixay Ganaraal Axmed Jumca oo isagana ah Gudoomiyaha Garsoorayaasha Ciidanka Qalabka sida ee Sudan.
Hishiiskan oo ag Goobjoog ka ahaayeen Saxiixistiisa Wasiirada Gaashaandhia ee Soomaaliya iyo Sudan ee kala ah C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi iyo C/raxiin Maxamed Xasan ayaa waxa qodobadiisa ka mid ahaa in Soomaaliya laga caawiyo Dib usoo noolayntii Ciidankoo Xooga Qaranka Soomaaliyeed iyo Tababaradooda oo ay Sudan gacan wayn ka gaysato Sidii loo Xaqiijin lahaa Ujeedkaas.
Hishiiskan oo Qodoba badan taabanaya ayaa inta badan lagu Hishiiyay in Sida ugu dhaqsiyaha badan loo howlgaliyo ee aan waqti badan qaadan ka shaqaynta hishiiskaas.
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Mudane C/Xakiin Maxamuud Fiqi oo Hishiiskaas marka la saxiixay kadib ka hadlayay Goob Casho sagootin ah uu Dhigiisa u sameeyay ayaa si Qiimo badan ugu mahadnaqay Dowladda Walaaha Nahay ee Sudan oo habeen iyo Maalin Garab istaagta Soomaaliya.
Dhanka Kale Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Sudan ayaa isagana sheegay in Ay ka shaqaynayaan Hishiiskan hirgalintiisa Sudan iyo Soomaaliyana aysan u arag in ay yihiin Laba dowladood ama laba shacab bal ay yihiin Hal shacab oo walaalo ah.
Hishiiskaas oo ay goob joog ka ahaayeen Madaxda Safaarada gaar ahaan Safiir Maxamed C/laahi ugaas ayaa lagu balamay in sida ugu dhaqsiyaha Badan hishiiskaas loo hirgaliyo.
Waa Markii ugu horaysay oo Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya ay Hishiis nuucaan oo kale ah la saxiixato Dowladda Sudan tan iyo Markii ay burburtay Dowladdii dhexe ee Soomaaliya sanadkii 1991.
Share
Dad Xoola dhaqato ah oo Hub fara badan Ka Qabsatay Kooxda Al-shabaab
Deegaano dhinaca galbeed oga yaala Magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan, kuwaasi oo xad la wadaaga dalka Ethiopia ayaa saaka Kooxo ka tirsan Al-shabaab weerar ku qaadeen
Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Hiiraan Coll Isaaq Cali Cabdulle ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay deeganadii ay saka Weerarka ku qaadeen Kooxda Al-shabaab ee ka tirsan gobolkaasi Hiiraan.
Coll Isaaq ayaa sheegay ujeedka Al-shabaab weerarka u qadeen ay tahay inay boobaan Xoolaha dadka rayid ah ee dagan deeganadaasi isla markaana ay ku dagaal galaan sida uu hadalka u dhigay.
Wuxuu sheegay Coll Isaaq Cali Cabdulle kooxihii weerarka soo qaaday ee Al-shabaab iyo dadkii reer Miyiga ahaa inuu dagaal dhex maray isla markaana uu soconayo waqti badan.
Xoola dhaqatada degaanka ayaa markii dambe u suuragashay in ay iska dhiciyaan Al-shabab oo ay hub farabadan ka qabsadaan ,iyadoo khasaaraha dagaalka uusan wali cadayn.
Share
Maamulada Azania iyo Jubaland oo isku dhacay iyo Sir badan oo banaanka la soo dhigay
Xabiibo Xasan Warsame oo Xubin ka ahayd Baarlamankii Maamulkii Azania ee uu Madaxwaynaha ka ahaa Prof Gaandi hadana kamid ah Taageerayaasha Prof-ka ayaa shaaca ka qaaday in ay Cadaalad daro ku dhacday doorashadii todobaadkaan gudihiisa ka dhacday Kismaayo ee lagu doortay Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).
Xabiibo ayaa shaaca ka qaaday qorshihii ay kusoo gashay dowladda Kenya gudaha dalka Soomaaliya inuu ka danbeeyay Maamulkii Prof Gaandi ee Azania, waxaana ay sheegtay qorsha yaal badan oo lagu xoranayo Jubbooyinka inuu diyaariyay Maamulkoodu mudadii uu ku jiray Siyaasada Jubbooyinka.
Waxaa ay sheegtay Mamulkoodu inuu ka soo shaqeeyay Xoraynta deeganada Jubbooyinka Markii lasoo gaaray Magaalada Kismaayana uu afganbi siyaasadeed ku qabsaday sida ay sheegtay Xabiibo waxay ugu yeertay nin aan la aqoon meel uu kasoo dhacay, kaasoo ay ula jeeday Sheekh Axmed Madoobe.
Mar ay ka hadlaysay doorashadii dhawaan ka dhacday Kismaayo ayay sheegtay in wax isbada marin wayn ay jirtay, waxaana ay tusale usoo qaadatay markii la guda galay doorashada Madaxwaynaha in garoonka Kismaayo lagula galay shir been been ah kaasoo la doonayay in lagu marin habaabiyo Musharaxiinta, waxaana ay sheegtay qaar kamid ah Musharaxiinta in loo adeegsaday Ciidamadda Kenya.
Waxaa ay sidoo kale sheegtay Sheekh Axmed Madoobe inaan la dooran ee uu isagu is magacaabay isla markaana uu walli ku howlanyahay Afgambigii uu horay kula kacay Azania isla markaana aysan arintaasi ka yeeli doonin mar danbe, waa sida ay sheegtay Xabiibo oo kamid ah Masuuliyiintii Azania hadana ah taageerayaasha Prof Gaandi.
“Waxaan ugu baaqayaa dadka u dhashay Jubbaland, dadna waa u dhasheen dadna waa ku dhasheen, dadka ku dhashay Jubbaland inay ka midoobaan fashilka socda” ayay tiri.
Xabiibo Xasan Warsame ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqday inaysan mar danbe Kismaayo hogaan u noqon doonin dad aan dhalasho ahaan kasoo jeedin isla markaana ka yimid deegaano ka fog Kismaayo doonayana inay gurtaan khayraadka Jubbooyinka.
Ugu danbayntii ayay ugu baaqday dadka reer Jubbaland ee ku dhaqan Magaalada Kismaayo inay ku dhawaaqan Jabhada dib u xoraynta Jubbaland isla markaana ay deeganadooda ka xoraystaan waxa ay ugu yeertay dad soo duulay.
Share
DAAWO MUUQAALKA: Labadii Nin ee Askariga Ku Dilay London oo La Soo Bandhigay
Asakari British ayaa Magaalada London waxaa ku dilay laba nin oo sida la sheegay muslim ahaa kuwasoo markii hore baaburki askariga uu watay ku dhuftay baabuurkale kadibna midiyo iyo baangado ay wateen la dhacay
Riix Halkaan Si Aad U Daawato Ragii Mindida Ku Dilar Askariga
Share
DAAWO SAWIRADA: Is rasaaseyn uu qof ku dhintay oo Ka dhacay London
Waxaa galabta Xaafada Woolwich ee koonfur bari ee Magaalada London ka dhacday Israsaaseyn u dhaxeeysay labo Nin iyo Ciidamada Booliiska Magaaladaasi kadib markii ragani Mindi ku dileen Wiil dhalinyaro ah oo Ciidan ah laguna shegay da’diisa qiyaas ahaan 20-Sano jir.
Raganai ayaa Wiilkan Yar waxa ee ku dileen Mindi ee wateen xili ay dad badan daawanayeen goobta uu dilku ka dhacay ayaana waxaa ka dhacay Shil gaari , waxaana wali si rasmi ah loo ogeyn sababta ee ragan Wiilkaasi u dileen. Falkan markii uu dhacay ayaa Daqiiqado kadib waxaa goobta soo gaaray Ciidamada Booliiska oo isku dayay in ee qabtaan ragan Dilka geestay balse Ciidamada ayaa ragan xili ee baxsad ku jireen waxa ee kala kulmeen is rasaaseyn . Ciidamada Booliiska Magaalada London ayaa ku guuleestay in ee dhaawacaan labadan Nin ee Geestay Filka Dilka ah, Warbaahinta Dalka Ingiriiska ayaana tabisay in Dhaawaca ragan mid kamid ah uu yahay Halis laguna qaaday Diyaarad Hilicoter ah halka kan kalana xaaladiisa ee roontahay Laguna Qaaday Gaariga Gurmadka Deg Deg ah. Falkan markii uu dhacay ayaa gabi ahaan goobta uu shilku ka dhacay waxaa xiray Ciidamada Booliiska , iyagoona halkaasi kasameeyay baaritaano dheeraad ah loona diiday dadka iyo gaadiidka in ee usoo dhawaan goobta uu shilku ka dhacay Waxaana Wali Goobtaasi Buuxa Ciidanada Booliska iyo Kuwa dambi Baarista Magaalada London
Xafiiska Warbaahinta Horyaalmedia.com
London
Horyaalmedia@live.com
Share
DHAGAYSO: Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Dr Saacid oo Tooshka ku ifiyay Xafiiska Madaxweyne Xasan
Xildhibaano fara badan oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ee mooshinka ka keenay Xukuumada ayaa waxay sheegeen inaysan ka noqon doonin mooshinka
Xildhibaanadaan ayaa waxay gelinkii dambe ee maanta ay kulan ku yeesheen Hotel City Palace, oo ku yaala Degmada C/Casiis ee Gobolka Banaadir.
Riix halkaan Si Aad U Dhageysato Codka
Tirada Xildhibaanada oo ku dhaweyd ilaa 60 ayaa waxay ku adkeysteen inaysan ka laaban, mooshinka ay ka soo diyaariyeen Wasiirka 1-aad ee Xukuumada Cabdi Faarax Shirdoon.
Intii uu kulanka uga soconaayay Hotel City Palace, ayaa waxaa u yimid Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ahna Amniga Qaranka ee Xukuumada C/Kariin Xuseen Guuleed, wuxuuna soo gaarsiiyay fariin uu kaga waday Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Markii uu kulankooda uu u soo gaba gaboobay Xildhibaanadaan ayaa waxaa shir jaraa’id bahda Saxaafada u qabtay, Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jabriil, wuxuuna sheegay isagoo ku hadlaaya magaca Xildhibaanada, inaysan ka laaban doonin go’aankoodii hore.
Xildhibaanka ayaa wuxuu sheegay inay lagama maarmaan tahay in meesha laga saaro Xukuumada uu hogaamiyo Saacid sida uu yiri, ka gadaal markii uu ku eedeeyay bilaa wax qabad.
Mar la weydiiyay waxa uu kala hadlay Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ku soo booqday, intii uu kulanka uga soconaayay Hotelka City Palace, ayuu sheegay inuu fariin uga siday Madaxweynaha.
“Wasiirka Arrimaha Gudaha wuu inoo yimid, wuxuuna nagu yiri fariin ayaan idinkaga wadaa Madaxweynaha. Wuxuuna igu dhahay u tag Xildhibaanada ku shireysa Hotel City Palace, una sheeg waxaan doonayaa inaan la kulmo.” ayuu yiri Xildhibaan Cabdi Barre.
Share
DHAGEYSO:- Haweenka Puntland oo Eedeyay Odayaasha Hawiye, Taageerayna Maamulka Axmed Madoobe
Iyadoo 15 Bishan May Lagu Doortay Magaalada Kismaayo Madaxweynaha Jubbaland Iyo Ku Xigeenkiisa Ayaa Waxaa Isasoo Taraysa Hambalyada Dal Iyo Dibada ee Lojeedinayo Maamulka Jubbaland State
Share
MOOSHIN , MISE MURAAL JABIS
Dhawaan Waxey Warbaahinta Soomaalida Ay aad U Hadal hayeen Warar Lagu Falanqeynayay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaka Soomaaliya , Oo Mooshin Ka dhan ah Wado Xukuumadda Soomaaliya Ee Uu hogaamiyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarxa Shirdoon Saacid.
Xildhabaanadaas Oo aan Ilaa Iyo Hadda wadan Mowqif Iyo Ajante Cad Oo Bulshada Soomaaliyeed Ka gadmi Kara, Waxaane Himilooyin-koodu Yihiin Kuwo Salka Ku Hayo Dibindaabyo Ka dhan ah Jiritaanka Xukuumad Sal adag Oo Soomaaliya Ka hana qaado.
Shaki Kuma Jiro In dhinacyada Naawilayo In La rido Xukuumadda Soomaaliya Oo U Muuqato Tii Ugu tayo Wanaagsaneyd Ee Dalka Soo marto bur-burkii Dowladdii Dhaxe Ee Soomaaliya Marka Laga reebo, Xukuumaddii uu Hogaanka U Hayay Ra’iisul Wasaare Farmaajo Oo Ku sifoobay Muwaadin Ka dhab aheyd Meel Marinta Hankiisii ku aadanaa Baadi -goobka Qaranimadii Soomaaliya.
Xildhibaanadan Hadda Jira Waxaa La moodayay Kuwo Tayo Leh, Kana Wanaagsan kuwii Hore Ee Waqtigooda Idlaaday, Marka Loo Eego Hanaanka Xulashadoodii ku aadaneyd Ku Jaan-goonta In Uu Yahay Muwaadin Leh Karti Iyo Aqoon , Inkastoo Lagu soo Xulay Hanaankii Beel -qeybsiga Ee 4.5-ta, Kaasi Oo ah Halka surtu ka qurunantahay, Loona Baahnaa In laga Gudbo, maadaama Qaran Iyo Qabiil Meel Wada Gali karin.
Dowladda Soomaaliya Oo hadda Wajaheyso Marxalado adag, oo ay Kamid Yihiin Ladagaalanka Kooxaha Qarandiidka Oo ah Laba Qeybood.,oo Kala ah:-
* shabaabka U roran Alqaacidda , baaba’a Iyo dabargoynta Bulshada Soomaaliyeed, Una diidan Hor’umarka Iyo Hanaanka Qaranimo.
* Iyo Kooxaha Isku dhafan Oo Iyana u raran dano shisheeye Mid Caalami ah Iyo tan Gobol, Badankoodna Kusoo Dhuunta Magacyada Aqoon-yahan Iyo Siyaasi kuwaasi Oo Iyagana Saameyntooda Leh.
Iyo Waliba Kooxaha Ka mid ah Dowladda ku dhax Milan Dowladda Dhaxdeeda, Oo kamid ah Labada Gole Ee Baarlamanka Iyo Xukuumadda Oo U baahan , Ogaasho Iyo Ka Hortagga Dhibka Ka Imaan kara.
HaddaBa Akhriste Isweydii Maxaa La Oran karaa Xildhibaan U dhaartay Qaran Oo inta Halmaamay U Qeylinayo Dano Qabiil Iyo Qaran dumis? Sow Lama Oran karo Waa Mid Mudan In Maalin Lala Eegto Maxkamad Si Loogu Mudanka Uu Istaahilo.
Hadmuu Maanku talinoo
Madaxuna Shaqeynoo
Madax Daaca Noo ahi
Maamulkeena sare iyo
Maareynta Noo qaban
Musuqana La cirib tiri
qabiilkana La maanaci
dhaaydeeda Maandeeq
Shacabkeenu Maalaan!!
W/Q Cabdicasiis Axmed Barrow
Share
R/W Saacid oo ka badbaaday seef loo watay iyo Jawaari oo isdifaacay
Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo looga hadlaye mooshinka Xukuumadda laga gudbiyay ayaa goordhaw kusoo dhamaaday aqalka Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho.
Fadhiga Baarlamanka oo ay soo xaadireen 200 Xildhibaan ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka furitaan kadib wuxuu halkaasi ka aqriyay qaabka mooshinka Xukuumadda looga soo gudbiyay.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay in xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka horay usoo gudbiyay ay tiro ahaan gaarayeen ilaa 93-Xildhibaan mudadii shanta cisho aheyd ee fursada loosiiyay Xildhibaanada inay soo aqristaan mooshinka Xildhibaano qaarkood ay ku dhawaaqeen inay ka tanaasuleen mooshinka.
Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay in mooshinka xubnaha Baarlamaanka ay soo gudbiyeen laga noqday Xukuumaddana ay shaqeysan karto maadaama mooshinka uu fashilmay.
Maalmahan dambe Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socday kulamo gooni gooni ah oo ay wadeen xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya qaarkoodna mooshinka maanta fashilmay lagu dhiiragelinaye halka qaarna lagaga soo horjeeday.
Share