Latest News
DAAWO MUUQAALKA: Labadii Nin ee Askariga Ku Dilay London oo La Soo Bandhigay
Asakari British ayaa Magaalada London waxaa ku dilay laba nin oo sida la sheegay muslim ahaa kuwasoo markii hore baaburki askariga uu watay ku dhuftay baabuurkale kadibna midiyo iyo baangado ay wateen la dhacay
Riix Halkaan Si Aad U Daawato Ragii Mindida Ku Dilar Askariga
Share
DAAWO SAWIRADA: Is rasaaseyn uu qof ku dhintay oo Ka dhacay London
Waxaa galabta Xaafada Woolwich ee koonfur bari ee Magaalada London ka dhacday Israsaaseyn u dhaxeeysay labo Nin iyo Ciidamada Booliiska Magaaladaasi kadib markii ragani Mindi ku dileen Wiil dhalinyaro ah oo Ciidan ah laguna shegay da’diisa qiyaas ahaan 20-Sano jir.
Raganai ayaa Wiilkan Yar waxa ee ku dileen Mindi ee wateen xili ay dad badan daawanayeen goobta uu dilku ka dhacay ayaana waxaa ka dhacay Shil gaari , waxaana wali si rasmi ah loo ogeyn sababta ee ragan Wiilkaasi u dileen. Falkan markii uu dhacay ayaa Daqiiqado kadib waxaa goobta soo gaaray Ciidamada Booliiska oo isku dayay in ee qabtaan ragan Dilka geestay balse Ciidamada ayaa ragan xili ee baxsad ku jireen waxa ee kala kulmeen is rasaaseyn . Ciidamada Booliiska Magaalada London ayaa ku guuleestay in ee dhaawacaan labadan Nin ee Geestay Filka Dilka ah, Warbaahinta Dalka Ingiriiska ayaana tabisay in Dhaawaca ragan mid kamid ah uu yahay Halis laguna qaaday Diyaarad Hilicoter ah halka kan kalana xaaladiisa ee roontahay Laguna Qaaday Gaariga Gurmadka Deg Deg ah. Falkan markii uu dhacay ayaa gabi ahaan goobta uu shilku ka dhacay waxaa xiray Ciidamada Booliiska , iyagoona halkaasi kasameeyay baaritaano dheeraad ah loona diiday dadka iyo gaadiidka in ee usoo dhawaan goobta uu shilku ka dhacay Waxaana Wali Goobtaasi Buuxa Ciidanada Booliska iyo Kuwa dambi Baarista Magaalada London
Xafiiska Warbaahinta Horyaalmedia.com
London
Horyaalmedia@live.com
Share
DHAGAYSO: Xildhibaanadii Mooshinka ka keenay Dr Saacid oo Tooshka ku ifiyay Xafiiska Madaxweyne Xasan
Xildhibaano fara badan oo ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, ee mooshinka ka keenay Xukuumada ayaa waxay sheegeen inaysan ka noqon doonin mooshinka
Xildhibaanadaan ayaa waxay gelinkii dambe ee maanta ay kulan ku yeesheen Hotel City Palace, oo ku yaala Degmada C/Casiis ee Gobolka Banaadir.
Riix halkaan Si Aad U Dhageysato Codka
Tirada Xildhibaanada oo ku dhaweyd ilaa 60 ayaa waxay ku adkeysteen inaysan ka laaban, mooshinka ay ka soo diyaariyeen Wasiirka 1-aad ee Xukuumada Cabdi Faarax Shirdoon.
Intii uu kulanka uga soconaayay Hotel City Palace, ayaa waxaa u yimid Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ahna Amniga Qaranka ee Xukuumada C/Kariin Xuseen Guuleed, wuxuuna soo gaarsiiyay fariin uu kaga waday Madaxweynaha Dowladda Federalka ee Somaliya Xasan Sheekh Maxamuud.
Markii uu kulankooda uu u soo gaba gaboobay Xildhibaanadaan ayaa waxaa shir jaraa’id bahda Saxaafada u qabtay, Xildhibaan Cabdi Barre Yuusuf Jabriil, wuxuuna sheegay isagoo ku hadlaaya magaca Xildhibaanada, inaysan ka laaban doonin go’aankoodii hore.
Xildhibaanka ayaa wuxuu sheegay inay lagama maarmaan tahay in meesha laga saaro Xukuumada uu hogaamiyo Saacid sida uu yiri, ka gadaal markii uu ku eedeeyay bilaa wax qabad.
Mar la weydiiyay waxa uu kala hadlay Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ku soo booqday, intii uu kulanka uga soconaayay Hotelka City Palace, ayuu sheegay inuu fariin uga siday Madaxweynaha.
“Wasiirka Arrimaha Gudaha wuu inoo yimid, wuxuuna nagu yiri fariin ayaan idinkaga wadaa Madaxweynaha. Wuxuuna igu dhahay u tag Xildhibaanada ku shireysa Hotel City Palace, una sheeg waxaan doonayaa inaan la kulmo.” ayuu yiri Xildhibaan Cabdi Barre.
Share
DHAGEYSO:- Haweenka Puntland oo Eedeyay Odayaasha Hawiye, Taageerayna Maamulka Axmed Madoobe
Iyadoo 15 Bishan May Lagu Doortay Magaalada Kismaayo Madaxweynaha Jubbaland Iyo Ku Xigeenkiisa Ayaa Waxaa Isasoo Taraysa Hambalyada Dal Iyo Dibada ee Lojeedinayo Maamulka Jubbaland State
Share
MOOSHIN , MISE MURAAL JABIS
Dhawaan Waxey Warbaahinta Soomaalida Ay aad U Hadal hayeen Warar Lagu Falanqeynayay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaka Soomaaliya , Oo Mooshin Ka dhan ah Wado Xukuumadda Soomaaliya Ee Uu hogaamiyo Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarxa Shirdoon Saacid.
Xildhabaanadaas Oo aan Ilaa Iyo Hadda wadan Mowqif Iyo Ajante Cad Oo Bulshada Soomaaliyeed Ka gadmi Kara, Waxaane Himilooyin-koodu Yihiin Kuwo Salka Ku Hayo Dibindaabyo Ka dhan ah Jiritaanka Xukuumad Sal adag Oo Soomaaliya Ka hana qaado.
Shaki Kuma Jiro In dhinacyada Naawilayo In La rido Xukuumadda Soomaaliya Oo U Muuqato Tii Ugu tayo Wanaagsaneyd Ee Dalka Soo marto bur-burkii Dowladdii Dhaxe Ee Soomaaliya Marka Laga reebo, Xukuumaddii uu Hogaanka U Hayay Ra’iisul Wasaare Farmaajo Oo Ku sifoobay Muwaadin Ka dhab aheyd Meel Marinta Hankiisii ku aadanaa Baadi -goobka Qaranimadii Soomaaliya.
Xildhibaanadan Hadda Jira Waxaa La moodayay Kuwo Tayo Leh, Kana Wanaagsan kuwii Hore Ee Waqtigooda Idlaaday, Marka Loo Eego Hanaanka Xulashadoodii ku aadaneyd Ku Jaan-goonta In Uu Yahay Muwaadin Leh Karti Iyo Aqoon , Inkastoo Lagu soo Xulay Hanaankii Beel -qeybsiga Ee 4.5-ta, Kaasi Oo ah Halka surtu ka qurunantahay, Loona Baahnaa In laga Gudbo, maadaama Qaran Iyo Qabiil Meel Wada Gali karin.
Dowladda Soomaaliya Oo hadda Wajaheyso Marxalado adag, oo ay Kamid Yihiin Ladagaalanka Kooxaha Qarandiidka Oo ah Laba Qeybood.,oo Kala ah:-
* shabaabka U roran Alqaacidda , baaba’a Iyo dabargoynta Bulshada Soomaaliyeed, Una diidan Hor’umarka Iyo Hanaanka Qaranimo.
* Iyo Kooxaha Isku dhafan Oo Iyana u raran dano shisheeye Mid Caalami ah Iyo tan Gobol, Badankoodna Kusoo Dhuunta Magacyada Aqoon-yahan Iyo Siyaasi kuwaasi Oo Iyagana Saameyntooda Leh.
Iyo Waliba Kooxaha Ka mid ah Dowladda ku dhax Milan Dowladda Dhaxdeeda, Oo kamid ah Labada Gole Ee Baarlamanka Iyo Xukuumadda Oo U baahan , Ogaasho Iyo Ka Hortagga Dhibka Ka Imaan kara.
HaddaBa Akhriste Isweydii Maxaa La Oran karaa Xildhibaan U dhaartay Qaran Oo inta Halmaamay U Qeylinayo Dano Qabiil Iyo Qaran dumis? Sow Lama Oran karo Waa Mid Mudan In Maalin Lala Eegto Maxkamad Si Loogu Mudanka Uu Istaahilo.
Hadmuu Maanku talinoo
Madaxuna Shaqeynoo
Madax Daaca Noo ahi
Maamulkeena sare iyo
Maareynta Noo qaban
Musuqana La cirib tiri
qabiilkana La maanaci
dhaaydeeda Maandeeq
Shacabkeenu Maalaan!!
W/Q Cabdicasiis Axmed Barrow
Share
R/W Saacid oo ka badbaaday seef loo watay iyo Jawaari oo isdifaacay
Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya oo looga hadlaye mooshinka Xukuumadda laga gudbiyay ayaa goordhaw kusoo dhamaaday aqalka Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho.
Fadhiga Baarlamanka oo ay soo xaadireen 200 Xildhibaan ayaa Guddoomiyaha Baarlamaanka furitaan kadib wuxuu halkaasi ka aqriyay qaabka mooshinka Xukuumadda looga soo gudbiyay.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa ku dhawaaqay in xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya ee mooshinka horay usoo gudbiyay ay tiro ahaan gaarayeen ilaa 93-Xildhibaan mudadii shanta cisho aheyd ee fursada loosiiyay Xildhibaanada inay soo aqristaan mooshinka Xildhibaano qaarkood ay ku dhawaaqeen inay ka tanaasuleen mooshinka.
Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ku dhawaaqay in mooshinka xubnaha Baarlamaanka ay soo gudbiyeen laga noqday Xukuumaddana ay shaqeysan karto maadaama mooshinka uu fashilmay.
Maalmahan dambe Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka socday kulamo gooni gooni ah oo ay wadeen xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya qaarkoodna mooshinka maanta fashilmay lagu dhiiragelinaye halka qaarna lagaga soo horjeeday.
Share
Col Cali Aadan Xumad oo runta u sheegay ciidamada Kenya ee ku sugan Jubbooyinka
Waxaa maalmihii ugu dambeeyay soo baxayay warar ku aadan in ciidamada Kenya ay isku maamulaan si ka bax nanaan AMISOM ayaa waxaa haddana waxaa arintaasi ka hadlay afhayeenka AMISOM.
Cali Aadan Xumad, afhayeenka ciidamada AMISOM ee ku sugan Soomaaliya ayaa waxa uu sheegay in ciidamada Kenya ay san ka amar saneyn ciidamada AMISOM ayna kamid yihiin ciidamada magacaasi ku jooga dalka Soomaaliya.
Wuxuuna sheegay in magaca Kenya aysan ku joogin Soomaaliya oo AMISOM ay ka tirsan yihiin, isagoo dhanka kale sheegay inay talo ka qaadanayaan saraakiisha sar sare ee ciidamada AMISOM.
Ciidamada Kenya ayaa lagu eedeeyaa inay si iskood ah u maamulaan magaalada Kismaayo iyo deegaanada kale ee Jubbooyinka.
Share
DAAWO+ DHAGEYSI :- Banaanbax looga soo horjeedo Mooshinka xukuumadda R/wasaare Saacid laga keenay oo Muqdisho ka dhacay
Bannaanbax looga soo horjeedo Mooshinka ka dhanka ah xukuumadda Soomaaliya laguna taageerayo dadaalada iyo waxqabdka xukuumadda R/wasaare Saacid ayaa maanta lagu qabtay Barxadda Sayid ee magaalada Muqdisho,Dibadbaxa ayaa waxaa ka qayb galay boqolaal ruux oo shacab ah kuwaas oo ku qaylinayey ereyo ay ku mucaaradsan yihiin Mooshinka la doonayo in kalsoonida loogala noqdo Xukuumadda.
Banaanbaxayaasha ayaa ku hadaaqayay erayo ay ku taageerayeen Xukuumadda Saacid, kana soo horjeedeen mooshinka laga keenay Xukuumadda.
Halkaan Ka Dhageyso Hadalada Ay banaanbaxayaasha Ku Dhawaaqayaan
Qaar ka mid ah dadkii ka qeyb galay dibadbaxa ayaa sheegay in waqtigan aan loo baahneen in mushin laga keeno xukuumadda madaama ay ku talaabsatay hormar la taabankaro.
Sidoo kale dibadbaxayaasha ayaa ka codsaday xildhibaanada Soomaaliya in ay dib uga labtaan go’aankii ahaa in codka kalsoonida lagala noqdo xukuumadda.
Xukuumadda Saacid ayaa lagu dhaliilaa Mudadii ay shaqaynaysay inay ka gaabisay howlihii loo igmaday, waxaana ay ku fashilantay sida ay sheegayaan Xildhibaanada Mooshinka keenay, sugida amaanka iyo sidoo kale Hirgalinta Nidaamka Federaala in wax u qabashada Ummada Soomaaliyeed ee dhibaatadu haysatay Mudada 22 sano ah.
Share
Dawladda Dib-uheshiisiintii Dagaal Miyey kubedeshay
Dawladda federaalka ah ayaa waxaa looga fadhiyey inay guntiga uxidhato sidii Dib-uheshiisiinta looga sii wadi lahaa gudaha loona adkayn lahaa Nabada jirta xiligaan,waxaase soo baxaya xiligan inay siidaynayso hadalo hurinkara colaad iyo iskahor imad Cusub oo kadhexdhaca Bulshada soomaliyeed.Waxaana arimahan sal u ah dhismaha Maamul loogu magacdaray Jubalandstate,oo looga dhawaaqay Magaalada Kismaayo madaxna uu kayahay Axmed Madoobe.
Arimaha xiligaan laysweydinayo ayaa waxaa kamid ah dawladda federaalka ahi masuuliyadii loo idmaday oo dhan mawaxay gelisay Jubalandstate,maxayse ugu samaynwayday gudi hawshaas qaabilsan dawladda oo waxlaga waydiiyo marwalba.
Waxaana dadka soomaliyed ee rajada kaqabay dawlad wanaaga niyad jabwayn kukeenay hadalada masuuliyad daradu kamuuato ee kasoo yeeraya qaar kamid ah madaxda dawladda federaalka ah,waxaana ugu darnaa hadalka Wasiirka A/gudaha ee ay kamuuqatay colaada.Wasiirka ayaa kasoojeeda Beesha H/Gidir oo lagu eedeyo inay ahayd hogaankii dagaal ee dalkeena kadhacay sanadkii 1991 kii,gaar ahaan beesha Sacad oo iyadu ahayd hogaankii beelaha H/Gidir ee colaada lagu eedaynayo,waxaana muuqata in marlabad ay arintaani horsedi karto colaad dhexmarta beelaha soomaliyed Gaar ahaan beelaha Hawiye iyo Daarood.
Waxaana xiligaan soobaxaya xasaasiyad dagaal oo aan munaasab ku ahayn dalka iyo dadka soomaliyed,waxaana looga Fadhiyaa dawladda Federaalka ah inay raaligelin kabixiso hadalka wasiir c/kariin Husen oo ah mid dhibaato dhalinkara Mid maamul iyo Qabiil intaba.Sidoo kale Beesha uu kasoojeedo ee H/Gidir laftedu waa inay doorkeeda qaadato si arintaas Biyo loogu shubo,hadiise dhegaha laga furaysto waxaa masuulaiyada colaad soocusboonata dalka gudihiisa qaadi doona Wasiirkaas iyo beesha uu kasoojeedo labadaba.
Dhanka kale waxaa iyana laga rabaa inay ilaaliyaan nabada iyo deganaanshaha bulshada dhisaysa mamulkaas,sidoo kalena ay xil-iska saaraan ilaabista wixii colaad dhalin kara,waan ognahay inaysan dadka soomaliyed kabogsan xanaftii colaadii mudada soo jirtay waxaanse rajada ugu wey kaqabnay dawladda Federaalka ah ee uu hogaanka uyahay Hasan Sheekh Mohamud,waxaana muuqata inaysan kabilaabin halkii wanaagsanayd marka laga hadlayo dhinaca dib-uheshiisinta
Waxaana maqaalkeena kusoo gebagebaynaynaa in dawladda kafirsato isticmaalka hadalada xanafta leh ee kicina kara Dareenka dadka ay mudada dheer colaaduhu u dhexeeyen.
Suldaan Ali Abdulahi Hassan
Shacbaan5@hotmail.com
Horyaalmedia@live.com
Share
Halista Dagaal dhexmari kara Axmed Godane iyo Saraakiisha kale ee Alshabaab
Waxaa maalinba maalinta ka dambeysa cirka isku sii tolaayay khilaafka xoogan ee ka dhaxeeya madaxda Al-shabaab, waxaana hadda halis ah inay gacanta iskula tagaan Axmed Godane iyo saraakiisha kale ee Al-shabaab.
Waxaa is bahaysi garab ah sameeyay Fu’aad Shangole, Ibraahim Afgaan, Xasan Daahir, Cali Dheere iyo Mukhtaar Rooboow, halka Axmed Godane aanu saraakiil badan haysan.
Waxaa jira isgaad gaad hoose oo la doonaayo in la’isku qaarajiyo, waxayna dhexdooda iska fashiliyeen dilal ay isla damacsanaayeen, waxaana bilawday inay Miinooyin isku aasaan.
Al-shabaab ayaa hadda colaad tii ugu darneed lagu soo waramaayaa inay dhex taalo, waxaana xilli kasta la filan karayaa in dagaal Al-shabaab ah uu dhaco.
Khilaafka Al-shabaab waxa uu horseed usii noqonaayaa inay sii kala jabaan, waxaana halis kale ay tahay inay noqdaan kuwo meelo kale oo dalka ah laga sii saaro.
Share