Latest News
DAAWO MUUQAAL: Maalinta Nadaafada Qashinka Iyo Maalinta Xuriyada Somaliland Maxaa Kulmiyay !
Waxaa Maanta Deegaano badan Oo Soomaali ay ku nooshahay lagu arkay Haween Xaaqin wata oo jidadka xaaqaya taasi oo ka yaabisay dad badan .
Share
Fannaaniinta da’yarta Soomaaliyeed oo ka qeyb qaadanaaya Qaran dumiska Somalia(Aqriso 10-Qodob oo Cadeenaya)
Waxaa muddooyinkaani Somalia kusoo biiray Fannaaniin yar yar, oo indha sarcaad ka heysta Qaranka Somalia, kuwaasoo u tafaxeydanaaya Burburinta Qaranka Somalia.
Fannaaniinta da’da yar oo waayihii dambe Fanka kala qabsaday meesha ugu dambeysa ayaa waxa ay isku badaleen kuwa u adeega Qabiilada ama reeraha ay ka soo jeedan, Iyagoona Ehel u noqday kuwa ka qeybqaada burburinta Qaranimo ee Somalia.
Rajadooda iyo Sumcadooda Fannaaniintaasi waxa ay kusoo biya shubatay inay qaadan Heeso sababi kara inay Somalia kala qeybqeybsamato, iyagoo noqday kuwa aan leheyn Mab’da isla markaana labis ka dhigta Calanka maamul Gobaleedyada qaadana heeso aad ka dheehan karto in Somalia ay sii kala qeybsameyso.
Waxa ay Dowlad ahaan u aqoon sadeen Maamul Gobaleedyadii Beesha caalamka u deerisay, Su’aal ma is weydiisay oo ma is dhahday Fannaaniinta da’da yar waxbaa ka qaldan.
1-Waxa ay la soo baxeen muuqaallo ka duwan kuwii aan uga baranay Fannaaniintii hore iyo kuwii dhexe ee Somalia.
2-Waxa ay la soo baxeen miciyo iyo Seefyo lagu kala jaro Qaranka Somalia, Malaha Mab’da iyo Aqoon Fanneed.
3-Waxa ay Ehel u noqdeen ‘’Fadeexo’’ mana aha kuwa ka xishooda kala qeybinta Dalka, marba waxa ay kor u qaadan ama lulaan Calanka reer hebel.
4-Xirfadooda iyo Sumcadooda waxa ay ku badasheen 100$, oo ay ku qaatan heeso ama lagu soo kireysto isla markaana sababi kara kala qeybinta Qaranka Somalia.
5-Malaha midib iyo meel loo raaca, aqoon uma laha dhibaatada loosoo maray Qaranka Somalia, balse waxa ay ku biya shubteen ‘’halagaa sheekeyo’’ iyo Fanaan hebel ayaa heesay.
6-Fanka waxa ay ka soo galeen dariishadda, maha kuwa aqoon buuxda u leh Shuruucda Fanka iyo habka mudnaansho.
7-Marba waxa ay xushmeeyaan Maamul gobaleedkii siiya Lacag yar, waxa ayna Jiritaanka Qaranka Somalia ku bedeshaan lacag aan laheyn wax nacfi ah.
8-Ma aha kuwa is weydiiyay Filimka ama Video-ga laga duubo saameynta uu yeelan karo, Nasiib daro, wax waliba waxaa u sabab ah aqoon la’aanta iyo iyaga oo ah kuwa Sumcad ka raadiya meel aan laga raadin.
9-Xirfad la’aan tooda iyo Sumcad daradooda waxaa Tusaale kaga filan ‘’Heesaha ay isku caynayaan ama isku aflagaadeynayaan oo ay hawada isku marinaayaan’’.
10-Ugu dambeyntii, waxaa Nasiib daro ku ah inay noqdeen kuwa Jirkooda qaawiya oo sumcad iyo Shacbiyad ku raadiya Qaawanaanshaha.
Si kastaba ha ahaatee, Waxaa nasiib daro ah in Fannaaniinta da’da yar ee dhawaan kusoo biiray Fanka ay Heesahooda sababi karaan hoos u dhac ku imaada Qaranka Somalia, waayoo Marba waxa ay fiirsadaan lacag yar ay ku amaanayaan Maamul gobaleedyada midibyada badan, iyadoo ay amaanta mudan tahay Dowladda Somalia.
NB. Waxaa iga waano ah in Fannaaniinta cusub ay kor yeelaan Qaranka Somalia, kana fogaadan Hees waliba ee lagu kor yeelaayo Maamul goboleed Reer hebel ay isku aruursadeen. Waxaa tahay Fannaan jecel inuu Sumcad iyo Shacbiyad ku dhex yeesha Fanka ee ka fogaaw dhaqamada aan lagu aqoon fannaaniintii hore.
W/Q. Weriye:- Anwar Bakhiit
Share
Xasan Shiikh oo Fariin u Diray Jubaland Iyo Somaliland
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha Jubbooyinka, Soomaaliland iyo habka dalka looga hirgalinayo nidaamka Federaalka kadib markii uu maanta booqday xarun waxbarasho oo ku taala Wadajir.
Xaruntan waxbarashada ee doowlada Turkiga maanta ka hirgalisay degmada Wada jir ayaa aha mid loogu talagay in lagu xanaaneeyo Agoon gaaraysa ilaa  Sadex boqol waxaanaa furitaanka xaruntan ka hadlay mas’uuliyiin ka socotay Maamulka degmada,  kan gobolka iyo madaxda hey’aadaha Ihh iyo Zazam oo iska kaashaday hiragalinta xarunta.
Madaxweynha Jamhuuriyada Soomaliya muddane  Xasan Sheekh Maxamuud oo goobta ka hadlay ayaa u mahadceliyay dowlada Turkiga isagoo  sheegay in doowladu muhimad gooni ah siindoonto arimha waxbarashada hey’adaha dowlada ayuuna amar ku siiyay in ay la shaqeeyaan walaalaha Turkiga ee soo gurmaday .
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa intaa kadib  ka hadlay arimo kala duwan waxa uuna ugu horayn madaxweynuhu ka hadalay arimha Jubbooyinka isagoo  sheegay ay dheceen arimo muddo dowladu  ka digeeysay ayna cadaatay in aan loo dhameyn shirarka Jubbooyinka iyo waxyaabaha ka soo baxay.
Madaxweyne Xasan waa uu sii hadalay waxa uuna tilmaamay dadka ku nool gobolada Jubbooyinka in ay yihiin dad nabadeed sidaasi darteedna aan loo baahneyn in colaad la galiyo,  isaga oo sheegay in wali ay jirto fursad xal looga gaari karo arimha cakiran ee Jubbooyinka .
Madaxweynha oo soo hadal qaaday arimaha gobolada waqooyi ee la baxay Soomaaliland ayaa sheegay in la gaaray xiliga la xajin lahaa midnimda umada  ayna tahay in meel la iska dhigao waxyaabihii la saa dhaafay lagana fikiro mustaqbalka.
Madaxwqeynha ayaa sidoo kale si qota dheer uga hadlay arimha fedelaalka isaga oo mar kale ku celiyay in doolwladu ay ogoshahay in dalka Federal laga dhigo balse ay u baahantahay in laga fikiro waxa uuna madaxweynuhu ka digay in arimahaasi lagu dagdago.
Share
DHAGEYSO: Jubaland oo Muqdisho laga taageeray Iyo dowlada oo la eedeyay
Kadib markii Maalmo ka hor Magaalada Kismaayo lagu doortay Madaxwaynaha maamulka Jubbaland ayaa waxaa siyaabo kala duwan looga hadlay dorashadaasi gayiga Somalida.
Shir Jaraa’id oo Muqdisho ku qabtay Siyaasiga daahir Ciiro ayuu kusoo dhaweeyay doorashada Sheekh Axmed Madoobe, wuxuuna sheegay dowladda Soomaaliya xili walba inay hor taagantahay Maamulka Jubbaland.
Halkaan Ka Dhageyso Xildhibaan Daahir Ciro Oo Taageeray Jubaland
Waxaa u xusay dorashada Sheekh Axmed Madoobe mid Si cadaalad ah ku dhacday inay tahay, wuxuuna ku eedeeyay madaxda dowladda is mari waaga ka taagan Kimaayo inay iyagu Masuul ka yihiin.
Share
Sarkaal ka tirsan Ciidamada Kenya oo lagu toogtay Wajeer
Warar goordhow oo caawa ah inaga soo gaaraya magaalada Wajeer ee gobolka Waqooyi Bari ayaa sheegaya in halkaas uu ka dhacay dil looo gaystay sargaal katirsan ciidamada amaanka Kenya.
Sargaalkan ayaa lagu dilay bartamaha magaalada, waxaana dilkiisa loo adeegsaday rasaas sida uu sheegay qof kamid ah dadka deegaanka oo nala hadlay.
“Dilka daqiiqado kahor ayuu dhacay, waxaana sargaalka xabada ay kaga dhacday madaxa gaar ahaan Isha, waana geeriyooday’ ayuu sheegay goobjooganaha nala hadlay.
Ciidamada amaanka Kenya ayaa Howlgallo ka wada halka dilka uu ka dhacay ee gudaha magaalada Wajeer iyadoo la baadi goobayo kooxihii weerarkaas dilka ah ka danbayeeyay.
Deegaanada gobolka Waqooyi Bari ayaa waxaa waayadan ka jira falal amaan xumo ah gaar ahaan iska hor imaadyo, qaraxyo iyo weeraro kale oo hubaysan.
Share
ALLAHU AKBAR DAAWO VIDEO: Caalimka Ugu sareeya Yahuuda oo qiray in Islaamku uu yahay Diinta Xaqa ah oo Alle soo dejiyey
Fadlan dhegaysa dacwadaan xiisaha badan:
Maasha Allah, hore ayaa quraankeenu noogu cadeeyey in nabayidii hore ahaayeen islaam laga soo bilaabo nabi Aadam.
Waxa rabaygaan Yuhuudka ah cadaynayaa arintaas xaqiiqda ah oo muslin badan shaki kaga jirta. Waxaa kaloo madaxda Kirishtaanka shirkoodii Rome ee sanadkii 1978 ayna ka doodeen arintaas,
Halkaan Riix Si Aad U Daawato Muuqaalka
Waxaana nin dhalashadisu Bulgaariya tahay uu keenay cadaymo cad-cad oo sheegaya in Islaamku yahay diinta ugu da’da wayn aduunka takbiir, takbiir, takbiir…Aalahu akbar.
FADLAN ADIGOON ALLAHU AKBAR KU QORIN HALKAN HAKA BIXIN ADEEGSO QEYBTA COMMENT-GA DADKA ASXAABTAADA AHNA U SHARE GAREE.
Share
Dowladaha Kenya iyo Itoobiya oo durba isku khilaafay Maamulka Jubbaland (Xog Rasmi ah)
Wadamada Kenya iyo Itobiya oo ayagu gacanta ugu weyn ka gaystay dhismaha Maamulka Jubbaland State ayaa waxaay marki ugu horaysay isku khilaafeen cida uu dhankeeda ka imaanayo Wasaarada ugu muhiimsan ee fulinaysa Ujeedada dhidibada logu tagay Maamul Goboleedka Jubbaland.
Hadi aan inyar hordhac idinka siiyo Sababaha Maamul Goboleedka Jubbaland loo sameyay ayaa waxaay tahay Dowladaha IGAD oo ayagu khasaaroyin badan ay ka so gartay Argagixisada Somalia saldhiga ka dhigatay.
Tusaale Dowlada Kenya Maalinti waxaay ku wayday Haysashada Al Shabaab ee Jubboyinka iyo Gedo 1.5 Milayan Dollar oo ka soo galijirtay Dalxiise yaasha iyo hay,adaha sama falka.
Sido kale Dowlada Kenya waxaa ka xaniban Mashruuci ugu weyna ee Kenya ay hesho kaas oo ah in mid ka mid ah Dakadaha ugu waaweyn calamka laga dhiso Dagmada Laamu oo ayada masaafo aan sas u fogeeyn oo dhanka bada ah u jerta deeganka Raskambooni ee gobolka jubbada hoose.
Mashrucaan ayaa waaxaa sido kale qayb ka ah dhismo wado trein oo isku xirta Kenya S.Sudan iyo Itobiya iyo waliba dhuun aad u weyn oo S.Sudan ka so qada shidaalka islamarkaana kenta Dakada Caalamiga ah ee laamu.
Mashrucaan ayaa waxaa ku baxaya balayiin dollar waxaana bixinaya Midowga Yurup iyo Bank Adunka waxaana mashruucan hadi uu hergalo kenya ka dhigaya mid ka mid ah wadamada ugu qanisan caalamka maadaama ay canshuuro badan ka helayso wadamada S.Sudan iyo Itobiya .
Hergalinta Mashruucaan iyo in kenya la siiyo lacagihii ay ku bilaabi laheyd mashrucaan ayaa waxaa loga xiray Amanka Gobolada Somalia ee Xaduuda la ah goobta mashaaricdan balaraan laga samaynaayo in uu yahay mid la isku halayn karo lona bareeri karo in la galiyo balayiin dollar.
Hadaba si Mashruucan uu u hergalo Kenya waxaay badashay Siyaasadeedi ahayd qaribaada iyo in aan gobolada jubbaland aysan nabad ka dhalan waxaayna taas badalkeeda bilowday in ay heshisiiso dhinacyada Misaanka ku leh Gobolada Juboyinka iyo Gedo.
Kenya waxaay sido kale arinkaan kala xaajootay dowlada Itobiya oo ayaduna ay haysteen dhibaatoyin badan oo dhanka xaduuda Somalia oo ay ugu weynayd La dagaalanka Al-Shabaab iyo ONLF oo ay uga baqdin qabtay in ay saldhig weyn ka samaystaan Kaymaha Jubbaland ka dibna ay halkaasi ka soo abaabulan weeraro lagu soo qaado gudaha Itobiya.
Labada Dowladood ee Kenya iyo Itoobiya waxaay isla garteen in loo bahanyahay in Amaanka Gobolada Xuduuda la wadaaga labadaasi dal Amaankooda sare loo qaado si dhibaatoyinka amaan ee Kenya iyo Itobiya ay wada sheegenayaan meesha ay ugu baxdo.
Taasi marki ay isla garteen Wadamadan ayaa waxaay kulan labad ku yeesheen kenya waxana kulankaasi ka qaybgalay wasiirada Amaanka gudaha ee Kenya iyo Itobiya waxayna isla jeex jeexeen qaabka ugu haboon ee Amaan waara logu heli karo goboladan ayadoo dood dheer ka dib wasiirada ay isla garteen in goboladan lagu dhiirigaliyo in ay samaystaan Maamul Goboleed la mid ah midka ka jira Somaliland iyo Puntland.
Kulankaasi ka dib wasiirada amaanka waxay isku raceen in la helo maamul goboleed waxayna arintaan u xilsareen Wasaaradaha arimaha dibada ee Kenya iyo Itobiya ayado kulankii kowaad oo ay wasaaradahaasi ay yeeshana ay ka soo baxday in arinkaan lo soo bandhigo Urur Goboledka IGAD iyo Midowga Africa.
Intaasi ka dib wasaaradaha arimaha dibada ee Kenya iyo Itobiya waxaay qorshihii dhismaha Maamul Goboleedka ku warejiyeen Urur Goboleedka IGAD waxaana sidi ku waday Urur Goboleedka IGAD ilaa maanta Magaalada Kismaayo Maamulkaasi looga dhawaaqay .
Xogtaan oo dhan waxaanu ka soo xiganay mid ka mid ah saraakisha arimaha dibada ee kenya ee ku howlan dhismaha maamulka jubbaland waxana isla ishaani aanu xogti hore ka so xiganay uu no cadeyay in Wadamada Kenya iyo Itobiya ay isku haystaan Cida kensanaysa Shaqsiga qaadi laha Wasaarada darteed lo sameeyay Jubbaland ee Wasaarada Amniga Jubbaland.
Wasaaradan waxaay wasaaradaha kale ee Jubbaland uga duwanaanaysa waxaay u xilsaran tahay guud ahaan Amaanka Jubbaland waxaana hoos imanaya Ciidamada kala duwaan ee Jubbaland wanaa wasaarada qabanaysa shaqada ugu badan ee Maamul Goboleedka Jubbaland loo unkay.
Wasaarada waxaa hoos imaanaya Sugida Amaanka Dagmooyinka ay jubbaland ka kooban tahay kuwaas oo ay ku jiraan dagmoyinka dhaca Xuduudaha Itobiya iyo Kenya waxaay sido kale wasaarada u xilsaran tahay sugida xuduudaha Bada, Cirka,iyo dhulka ee Jubbaland, waxaana wasaaradaasi ay heshiisyo dhanka amaanka ah la gali kartaa Shirkadaha ka shaqeeya dhanka amaanka sida Saracen International iyo kuwa kale oo badan
Kenya oo ayadu leh danta ugu badan ee amaan laga helo 3 daan gobol islamarkana ay uga xirantahay helista balayiin doolar oo lagu maal galin lahaa mashruuca dhisida Dakada laamu, dhisida Wadada Treinka ee isku xirta Kenya,Itobiya iyo S.Sudan ayaa waxaay awooda iskugu gaysay in Shaqsi dhankeeda ka yimid uu Wasiiir u noqdo wasaaradaasi muhiimka ah,
Sido kale Itobiya oo awood muuqata ku leh gobolka ayaa ayaduna doonaysa in ay kensato shaqsiga loo magacaabayo wasaaradaasi muhiim ka ah ee ay ku xirantahay la dagaaalanka Al-Shabaab iyo ONLF oo ay Itobiya u aragto in ay ku yihiin laf dhuun gashay.
Labadaas Damac ee ay kala leeyihiin Wadamada Itobiya iyo kenya ayaa waxaa loo soo gudbiyay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe iyo Madaxweyne kuxigeenka Jubbaland Gen Fartaag waxana doodo dheer ka dib labadani masuul ay go,ansaden in ay arin kaas ku celiyaan dowladhi isku haystay oo ay ayagu ka wada xajoodan shaqsi ay isku raacsanyiiina ay kensadan waxaayna arinkaasi ku dareen in ay ayagu hayaan masulkii xilkaani muhiim ka ah gudan lahaa loona baahan yahay in kenya iyo Itobiya ay ku racaan shaqsiga ay ayagu wadan.
Kulanki ugu horeeyay ee ay dowladaha Kenya iyo Itibiya arinkaani ka yeeshaan waxaa uu Shalay ka dhacay Magaalada Nairobi waxana doodo dhaadheer ka dib labada wadan ay ku kala kaceen shirki ayado arinka uu ka noqday mindi mindi ku taag.
Itobiya waxaay la soo baxday xeelad cusub oo ay ku doonayso in sameyn ugu yeelato amaanka Mashruuca weyn ee Laamu oo Canshuuraha ka soo xaroondoona kuwaada ugu badan laga qaadi doono Itobiya maadaama ay ayadu dakad ahaan u isticmalayso Laamu, waxaayna doonaysa in marki qimaha lagu kiciyo ba ay awoodi karto in ay khalkhal galiso Amaanka Mashrucaasi taasina waxaa u suragalin kara in shaqsi ay xiriir dhow leyihiin u ku soo baxo wasaarada Amniga Jubbaland.
Kenya ayaa ayaduna ku adkaysanaysa in Shaqsiga ay ku xirantahay fulinta mashruuca weyn ee laamu uu noqdo mid ay ayada xiriir dhow la yeelan kara oo ay isku amini karto waxaana labadaasi damac ee kala fog sababeen in Wadamada mudada ka soo wada Shaqaynayay taabagalinta Jubbaland State ay manta ku kala irdhooben ,
Masuulkaan ka tirsan Wasaarada arimaha dibada ee kenya oo diiday in aanu soo xigano magaciisa ayaa waxaa uu shegay in burburki wadahadaladi Kenya iyo Itobiya ka dib la qabtay Gudi heersare ah oo ka socda labada wadan kuwaaas oo isku soo dhaweynaya fikradaha kala dheer ee ay kala qaban labadan wadan.
Sido kale waxaa uu masulkaani sheegay in gudigaani uu markiba la xariiray Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka jubbaland islamarkana u ka codsaday in dib logu dhigo ku dhawaaqista golaha wasiirada Jubbaland oo lagu waday in lagu dhawaaqo 22 bishaan waxaana arinkaani loga golleyahay in Wadamadaani ay ku soo heshiyaan cida ay dhankeeda ka imanayso wasaarada amniga oo ayadu misan culus ku yeelatay maamulka Jubbaland.
Eng Cabdilahi M. Gacal
Westland Nairobi
Share
Janaraal Gabre oo muqdisho tagay isagoo dublamaasi ah
Taliyihii ciidamadii Ethiopia ee soomaaliya qabsaday sanadkii 2007-dii Jeneraal Gabre ayaa maanta Muqdisho tagay isaga oo ah dublamaasi ka socda dowladda Ethiopia.
Gabre ayaa waxa uu ka tirsanaa waftiga IGAD ee maanta Muqdisho tagay, isaga oo dowladda Ethiopia ee dariska ah u matalaya arrimaha IGAD, gaar ahaan gudiga Jubbooyinka iyo Soomaaliya u xilsaaran.
Iyada oo dib u dhis uu ka socdo Muqdisho, ayaa waxaa xusid mudan in caasimadda burburkii ugu weynaa uu soo gaarayxiligii ciidamada Ethiopia ee uu isaga hogaaminayay ay dalka ku sugnaayeen.
Ku lug lahaanshihiisa arrimaha Soomaaliya waxa ay muujineysaa sida wali Ethiopia u danaynayso arrimaha Soomaaliya.
Share
Puntland oo iclaamisay Dagaal ka dhan ah Dowlada Soomaaliya
Cabdi Naasir Badal Khalaf oo ah isuduwaha Wasaarada War-faafinta maamulka Faroole ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah dowlada Soomaaliya oo uu sheegay in uu xilligaan yahay mid xaq ah oo Janno lagu gelayo.
Jihaadkaan ayuu ku dhawaaqay ninkani kadib markii uu saxaafada kula hadlay deegaanada Puntiland isaga oo yiri, “Waligey dagaal kama qeyb qaadan. Walaahi in aanan tan nabad ka qaadaneyn. Maanta waxaan ku dhawaaqayaa in uu banaanyahay jihad ka dhan ah dowlada Xassan Sheekh. Waxaan u daliishanayaa isir kala sooca ay wadaan oo ah in ay diidayaan in maamul Jubaland la yiraahdo uu Kismaayo kahana qaada”.
Islaamka ayaa noo ogol in aan la dagaalno maxaa yeelay, “Shaqsiyaad ku sugan Kismaayo oo fidna wadayaal ah ayaa waxaa qarash ay ku sii wadaan fowdada siiya dowlada Xassan Sheekh Maxamuud oo dooneysa in ay rabshadu sii socoto”.
Waxa uu intaa raaciyay, “Nafteenna, diindeenna iyo Cirdigeena in aan ilaalinno diinta ayaa nafareysa. Dowalada Soomaaliya ayaa waxa ay hor-seedeysaa in dagaal diinta salka ku haya uu dhoco Soomaaliya, kaas oo noqda mid qariya dagaladii hore oo dhan”.
Hadalka dagaalka lagu iclaaminayo ee uu jeediyay Cabdinaasir Badal Khalaf ayaa waxaa la’aaminsanyahay in uu yahay fikir ka soo baxay hogaanka Puntiland faroole maadaama uu isagu afkiisa ka ilaashanayo in erayada sisaas oo kale ah sharafta siyaasadiisana wax u dhimaya uu ka dhawaajiyo.
Share
Ahlu Sunna oo Gowracday Rag ka tirsana Kooxda Al-Shabaab
Wararka ka imaanaya dhanka Maamulka Ahlu Sunna ee gobolka Gedo ayaa sheegay in dagaal ay la galeen Maleeshiyadda Alshabaab oo ka dhacay deegaanka Tuulo-Barwaaqo ee gobolka ay ku dileen Maleeshiyada ka tirsan Alshabaab.
Afhayeenka Ahlu Sunna ee gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Isxaaq (al-Qaaddi), ayaa waxa uu sheegay in Al-Shabaab ay ka dileen ilaa iyo 13 Askari oo uu Afhayeenka ku sheegay inay ku jireen laba horjooge, halka inta soo hartayna ay ka ahaayen Ciiddamo.
Wuxuu sheegay in horjoogeyaasha dagaalka lagu dilay uu midi ahaa ajnibi, halka kan kale oo uu xusay inuu Soomaali ahaa ay meydkiisa qoorta ka jareen, si aan loo aqoonsan.
Dhanka akle, waxa uu Afhayeenka sheegay inay qabsadeen deegaanno badan oo ka tirsan gobolka, isagoo intaa ku daray inay sii wadayaan howlgallada ka dhanka ah maleeshiyada Shabaab.
Si kastaba ha ahaatee, Haddalka Afhayeenka ayaa waxa uu imaanaya xilli ay Ahlusunna wada hadalo la qaateen Xukuumadda Somalia, iyadoona taasi ay soo dedejisay inay xoojiyaan la dagaalanka Maleeshiyadda Alshabaab.
Share