Latest News
War Ka Nixiyay Dowlada Kenya Iyo Axmed Madoobe oo IGAD ka Soo yeeray
Sida uu xaqiijiyay Afhayenka dowlada Soomaaliya, Eng C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow, waxaa maanta soo saaray war-murtiyeed ay niyad jebinayaan Kenya iyo Axmed Madoobe wasiirada arimaha dibada IGAD.
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD ayaa waxa ay shir ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia iyaga oo soo saaray qodoba aad u badan oo dhamaan uusan ku jirin mid ay ku qancayaan hogaamiyaha Raaskanbooni Axmed Madoobe iyo Dowlada Kenya ee gadal ka riixeysa maamul uu madax ka yahay oo Kismaayo ka hir gala.
Qodobada laga soo saaray shirkaasi waxaa kamdi ahaa: In shirkii ka dhacay Kismaayo iyo qodobadii kasoo baxay ay ahaayeen kuwo aan waafaqsaneyn Dastuurka Soomaaliya.
In loo baahnaa in Dowladda Federaal-ka Soomaaliya ay shirkaasi hogaanka u qabato balse aysan dhicin arintaasi.
In dhinacyada dega deegaannada Jubooyinka aysan shirkaasi u wada dhameyn.
In Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay sameyso shir dib u heshiisiin guud kaasi oo ay Dowladdu ka qeyb-galineyso dhammaanba dhinacyada Soomaalida ayadoo shirkaasina loo baahanyahay in laga soo saaro qariido (Road-Map) lagu qeexayo hanaanka loo marayo sameynta maamullada KMG iyo hanaanka maamul goboleedyadaba.
Dhamaan qodobaba shirkaasi ka soo baxay waxa ay laf dhuun gashay ku yihiin Axmed Madoobe oo waayahaan ku haminayay in uu noqdo madaxweynaha Jubaland iyo dowlada Kenya oo dooneysay in ay qeybo kamid ah Soomaaliya maamusho.
Go’aankaani waxaa si aad ah u soo dhaweeeyay dowlada Soomaaliya oo in badan ku hamineysay in ay IGAD dowlada uga danbeyso mamaulada gobalad iyo sidoo kale shacabka Soomaaliyeed ee samaha jecel
Share
DAAWO MUUQAAL: Wiil Soomaali ah oo noqday Shaqsigii ugu Horeeyay ee Ubax Saaray Goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa
Wiil Soomaali ah laguna magacaabo Ahmed Jaamac da´diisana lagu sheegay 26 jir ayaa waxa uu noqday shaqsigii ugu horeeyay ee dhigay ama Ubaxa saaray goobtii lagu dilay askariga u dhashay dalka Ingiriiska ee Maalintii Arbacada aheyd Lagu dilay Xaafadda Woolwich ee Koonfur Bari ee Magaalada London.
Share
Ciidamo Badan oo ka yimid kilinka Shanaad ee Soomaalida Itoobiya oo Ku Qulqulaya Magaalada Kismaayo
Ebid ciidamadii ugu faraha badnaa ayaa ku soo qul qulaya magaalada Kismaayo oo ay ku wada sugan yihiin Hogaamiyaha ururka Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo taageero xoogan ku leh gobolka Jubooyinka.
Tan iyo markii loo doortay labada masuul xilka Madaxweeynaha maamul goboleedka Jubbaland State waxaa hoos ka socday abaabul ciidan oo ay wadaan labada dhinac in kastoo xalinta qilaafkooda ay ku dhex jiraan odayaasha deegaanka iyo masuuliyiin ka socota dawlada.
3 cisho gudahood abid Ifantarigii ama ciidamadii ugu faraha badnaa ayaa soo gaaray Hogaamiyaha ururka Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) kuwaas oo qaarkood laga keenay ama laga soo daabulay Gilinka Shanaad ee Soomaalida Itoobiya.
Arinta ugu yaabka badan ee ka taagan magaalada Kismaayo ayaa noqotay ciidamada cusub ee soo gaaray Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) oo qaarkood aanan si wanaagsan ugu hadli karin Luuqada af Soomaaliga kuwaas oo intooda badan ku dhashay dhulka Soomaalida Itoobiya.
Magaalada Kismaayo hadii ay Xabad ka qaraxdo dhanka ciidamada dhulka ama (Ifantariga) waxaa ku awood batay Hogaamiyaha ururka Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) oo markii hore lagu xaman jiray inuu isku haleenayo Taangiyada dawlada Kenya.
Hadii uu dagaal qarxo Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) iyo Taageerayaashiisa ayaa waxa ay qabaan inay maalin cad Jubooyinka kaga saari karaan Sheekh Axmed Madoobe iyo ciidamada uu soo aruursaday waa hadii aysan Kenya u hiilin ama dagaalka soo galin .
C/Fitaax Nuur Kaariye (BilKheeyr)
Share
DAAWO MUUQAAL: Rag Careysan oo Weerar Ku Qaaday Masaajid ku yaal Bariga London
Kadib Markii Galabnimadii Arbacadii ay Labo  Nin oo ku ubaysan Mindiyo weerar ku qaadeen Nin la sheegay inuu ka tirsanaa Ciidamada Milatariga Dalka Britain ayaa waxaa is abaabulay Kooxo tiro yar oo iyagu sheegta inay Necebyihiin Bulsahda Islamka ah iyo Dadka Ajaanibta ah waxana ay markiiba bilaabeen qalalaase iyo Fowdo iyaga oo isugu tagay Goob laga raaco Tareemada waxana ay isku dheceen Police magaalada London, lama sheegin wali cid lo qabtay Rabshadahan ay wadaan Kooxahan tirada yar ee Cunsuriyiinta ah.
Riix Halkaan Si Aad U Daawato Muuqaalka
Dhinaca kale Laba nin ayaa loo qabtay Weerar ay ku wadeen Masaajid ku yaal Bariga London, Labadanin aya la sheegay inay ku hubaysnaayeen Mindiyo lama oga ujeedadodoa dhabta ah balse waxaa wali baaritaano la xidhiidha dhacdadan wada Police Magaalada London.
Share
Kenya oo loogu Baaqay inay Faraha kala Baxdo Arimaha Jubooyinka
Dowlada Kenya ayaa waxaa la weydiiyay in ay dib kaga fekerto taageerada ay siinayso maamulka iskii isku magacaabay ee Jubaland kaasi oo ka dhisan deegaanada gobolada Jubbooyinka iyo Gedo.
Xaalada ayaa faraha kasii baxday deegaanada gobolada Jubbooyinka markii Jubbaland la sheegay in ay yeelatay ku dhawaad 5 Madaxweyne oo maamulkaasi ah.
Koox ganacsato ah oo ku sugan dalka Kenya ayaa ka digay in markale amaanka Kenya uu halis galo haddii dowlada Kenya ay joojin weydo taageerada ay siineyso dad ay ku tilmaameen dagaal oogayaal ku sugan deegaanada Jubbaland.
Kooxdani Ganacsatada ah ayaa dowlada Kenya u sheegay in ay haboon tahay in ay ka feejignaato taageerada maamulka Jubbaland kaasi oo si iskiis ah isku magacaabay in uu yahay maamul ka dhisan gobolada dalka, dowladana aysan raali ka aheyn.
Cabdi Xaaji oo kamid ah ganacsatada Kenya digniinta u dirtay ayaa sheegay in dalkaasi Kenya qeybo kamid ah amni daro ay ka jiraan, sidaasi daraadeedna dowlada Kenya looga baahan yahay in ay adkeyso amaanka goobahaasi.
“Amni daro ayaa haatan ka jirto qeybo kamid ah Gaarisa iyo waqooyi bari waxaana sabab u ah waxyaabaha ka dhacaya gobolada koofurta Soomaaliya, sidaasi daraadeed waa in Kenya aysan taagerin dagaal oogayaal oo mar kale gobolka aan gacanta loo gelin Al Shabaab.” ayuu yiri Cabdi Xaaji.
Xaaji ayaa sidoo kale wariyayaasha ugu sheegay magaalada Nairobi in dhibaatooyinka dhanka amaanka ah ee ka jira Gaarisa iyo qeybo gobolka kamid ah sida Wajeer in ay ugu wacan yihiin amni darada ka taagan koonfurta Soomaaliya.
Share
Sacuudiga: Soomaaliya oo ka badisay Nigeria
Soomaalida waxay ku qeybyihiin Nigeria oo ay xalay la cayaareen, Cameroon iyo Chad oo guul-darro xanuun badan gaarsiiyay tartankii sanadkii hore.
Share
Beesha Sheekhaal oo Madaxwaynihii 6aad Uga Dhawaaqay Magaalada Kismaayo.
Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay Magaalada Kismaayo looga dhawaaqayay Madaxwaynayaal farabadan oo mid walba sheeganayo inuu yahay Madaxwaynaha rasmiga ah ee Jubbaland ayaa hadana waxaa maanta Kismaayo looga dhawaaqay madaxwayne kale oo horleh.
Gaashaanle Xasan Xaaji Maxamed ayaa sheegay in ay Beeshiisu u dooratay Madaxwaynaha Jubbaland isla markaana kulan balaaran oo maanta ka dhacay degmada Kismayo loogu doortay Madaxwaynaha Maamul goboleedka Jubbaland.
Wuxuu sheegay goobta doorashadiisu ay ka dhacday inay ku sugnaayeen dhamaan salaadiinta beesha iyo qaar kamid ah odayaal dhaqameed kasoo jeeda beelaha daga deeganadaasi, wuxuna xusay in uu yahay Madaxwaynaha rasmiga ah ee Jubbaland.
C/rixmaan Santuur iyo Nabadoon C/laahi Waamo oo kamid ahaa ragii dhawaan lagu xayiray garoonka Kismaayo ayuu sheegay Xasan Xaaji inay kaalin wayn ka qaateen caleema saarkiisa isla markaana ay yihiin salaadiintaasi sida uu sheegay kuwa asalka ah ee Jubbaland.
Wuxuu tibaaxay inuu ku rajo wayn yahay sidii la iskugu keeni lahaa dhamaan inta sheegatay Madaxwaynaha Maamul goboleedka Jubbaland si meel dhexe wax la iskugu keeno.
Share
DAAWO: Muxaadaro Ku Saabsan SIFAADKA XUURUL CEYNTA Iyo Sheekh Axmed Nuur
Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakada Warbaahinta Horyaalmedia.com waxaan idiin soo gudbinaynaa Muxaadaro Aad Uqiimo badan oo la magac baxaday SIFAADKA XUURUL CEYNTA
Habada Nala Daawo Muxaadaran Qiimaha badan oo uu idin aqrinayo Sheekh Axmed Nuur Xafidahullah
Waxa idiin Balan qaadaynaa Jimco walbo in ana idin soo gudbino muxaadarooyin aad u qiima badan in sha allaah
Halkaan Ka Daawo Muxaarda oo Aad U Qiimo Badan
Share
Ethiopia oo Laga Codsaday inay Xiriirka u Jarto Maamulka Somaliland
Warqad ka baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa waxaa la gaarsiiyay Dowladda Ethiopia, taasoo ku saabsan Arrimaha Maamulka Somaliland.
Xog aan ka helnay Mid ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa sheegaya in Wasaaradaasi ay Dowladda Ethiopia u dirtay Warqad ku saabsan inay jarto Xiriirka adag oo ay siineyso Maamulka Somaliland, iyadoona Warqadaasi lagu qoray in Dowladda Ethiopia ay Maamulka Somaliland ula dhaqanto si aan waafaqsaneyn Nidaamka iyo Heshiisyadda labada Dowladood ay kala saxiixdeen.
Sidoo kale, Xogta Shabakadda ay heshay ayaa sheegaya in Warqadaasi lagu qoray in Dowladda Ethiopia ay si dadban u baayaceyso Axdiyadii ka dhexeeyay Labada dal, waxaana sidoo kale, lagu xusay in Somaliland ay Beesha Caalamka u aqoonsan tahay Maamul ka tirsan Somalia,sidaa waxaa lagu qoray Warqadii ay Dowladda gaarsiisay Ethiopia.
Dhanka kale, Qoraalka Dowladda Somalia ee gaaray Dowladda Dhigeeda Ethiopia, ayaa waxa uu muujinaaya in Xukuumadda Somalia, ay qaadeyso Tallaabooyin ay Maamulka Somaliland uga soo xir-xireyso Caalamka, waxa uuna imaanaya Xilli ay Maamulka Somaliland shaacisay inay Somalia inteeda kale ka madaxbanaan tahay.
Si kastaba ha ahaatee, Waxaa arrintaasi weli ka jawaabin Xukuumadda Ethiopia, oo muddooyinkaani adkeyneysa Calaaqaadkii kala dhexeeyay Dowladda Somalia.
Share
Askari ka tirsan Ciidamada Puntland oo lagu toogtay Magaalada Boosaaso
Wararka ka Imaanay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland ayaa sheegaya In Caawa Halkaas Lagu Dilay Askari Katirsan Ciidamada Maamulka Puntland Waxaana Lasheegayaa In Caawa Fiidkii ay Tagoteen Kooxo an Hebtooda la garanayn
Askarigan ayaa Caawa Lagu Dilay Isla markaasna Kooxo Hubaysan ay ku Dileen Suuqa Caanaha ee Magaaalada Boosaaso Qorigii u Watayna waa Laga qaatay kadib Markii ladilay Askarigan ayaa Waxaa u katirsana Ciidamada Degaanka Qow ee Gobalka Bari kaas oo marayeey Markii ladilayeey Suuqa Caanaha ee Magaalada Boosaaso
Goob jooge ku sugnaa Halka uu dilku ka dhacay ayaa Xaqijiyay Dilka Askarigaan, iyadoona Ay Toogteen Kooxo Hubaysan kuwaas oo Qorigiisina qaatay Goobtana ka Baxsaday
Waxaa maalmahan kasocday Magaalada Boosaaso Howl galo Balaaran kaas oo lagu sugayeey amaanka magalada Boosaaso waxaana jiray Ciidamo guri Guri u galayeey Xaafadaha Boosaaso.
Share