Latest News
Ragii Ka Danbeyay Dilkii Sheekh C/qaadir Gacameey oo dil lagu Xukumay
Warar la helay ayaa sheegaya in Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Puntland ayaa xukuno dil toogasho ah ku xakuntay 7 dhalinyaro ah oo loo haystay dilkii Shiikh Cabdiqaadir Nuur Faarax.
Cabdiraxman Xuseen Jaamac Bile oo ahaa ninkii dilay Shiikha ayaa maxkamada la horkeenay iyo Cabdulaahi Cismaan Axmed oo ahaa qabanqaabiyihii falkan sida ay Maxkamadda hadalka u dhigtay.
Fadhiga lagu dhagaysanayay dacwada ayaa lagu soo bandhigay qiraalo ay sameyeen labadan qof ,muqaalo ,hubkii shiikha lagu dilay iyo qaraxyo ay sheegeen goobta ay ku aaseen oo laga soo saaray gudaha magaalada Garowe.
Maxkamadda ayaa sidoo kale xukun dil ku riday 5 ruux oo iyana dilka lagu eedeynayo oo ka maqnaa goobta kuwaasi oo kala ah.
1-Maxamed Cabdulaahi Ilkacase
2-Mawliid Maxamed
3-Shaqale Xasan Haybe iyo laba nin oo Buni Maxamed iyo Shiine keliya lagu soo koobay magacyadooda.
Muddo bil ah ayay haystaan sidii ay rafcaan uga qaadan lahaayeen go’aanka maxkamada ee dilka toogasho ,waxana maxkamadu sheegtay in labadan dhalinyaro loo qabtay qareeno u doodayay.
Allaha u naxariistee Shiikha ayaa Masjidka Al-Badr ee bartmaha magaalada Garowe lagu diley 15-kii February,2013 xili uu tukanayey Salaada Casar.
Share
Al-Shabaab oo dad ku Afduubtay Gobolka Gedo Iyagoona gubay gaarigii ay wateen
Fah faahino dheeri ah ayaa kasoo baxaya dad rayid ah oo ay Al-shabaab ku afduubteen qaybo kamid ah gobolka Gedo.
Sahal Macalin Adan, oo ah gudoomiye ku xigeenka degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo ayaa waxa uu sheegay in rag katirsan Al-shabaab ay af duubteen dad rayid ah, waxaana uu sheegay in dadkaan la afduubtay ay saarnaayeen Gaari iyo Mooto, waxayna ka tageen deegaanka Buusaar, iyagoo kusii jeeday degmada Ceel-waaq.
Al-shabaab oo jidka u gashay dadkaan rayidka ah, ayaa la sheegay ineey qafaasheen 3 qof, oo kala ahaa Oday, Gabar iyo wiil dhalinyaro ah, sidoo kale waxa uu sheegay Sahal, in gaarigii ay dadkaan wateen iyo mootadiiba ay gubeen Al-shabaab.
Gudoomiyaha degmada Ceel-waaq, ayaa sheegay in raga Afduubtay dadka rayidka ah ay katirsanyihiin Al-shabab, waxaana uu cadeeyay in ragaan ka tirsan shababka ay maalmihii ugu danbeeyay ku dhuumaaleeysanayeen xuduudka Soomaaliya iyo Kenya Xog badana ay ka hayaan.
Majiro wax hadal ah oo kasoo baxay dhinaca Al-shabab, kaasoo ku aadan eedeyanta kaga timid maamulka degmada Ceel-waaq, oo ah ineey afduubteen dad shacab ah oo aan waxbo galabsan.
Share
Ciidamada Kenya oo Howlgallo qasaaro gaystay Ka Sameeyay Gaarisa
Xaalada magalada Garissa ayaa dagan saakay ka dib markii halkaasi xalay rag hubaysan ay ku dileen 2 qof oo rayid ah .
Raga burcada ah ee fuliyay dilka 2 qof ee aan waxba galabsan ayaa waxa ay ak baxsadeen goobta ka dib dilka .
booliiska Garissa ayaa awxa ay sheegeen in ay wadaan baaritaan la xiriira dilak labadaasi qof ee rayidka ah .
Gavanaaga countiga Garissa ayaa waxa uu canbaareeyay dilkaasi isaga oo sheegay in ay si aad ah ula yaaban yihiin sababta u mar kale u soo noqtay amni darada magalada Garissa.
Mr jaamac ayaa dhanka kale sheegay in ayada oo mudooyiinkii ugu danbeeyay uu howlgal ka socday magalada garissa in hadana dad lagu dilo magaalaad ay tahay mid laga doonayo dowlada dhexe in ay ay jawaab ka bixiso .
Gavanaaga countiga garissa Mr Nadiif jaamac adan ayaa dhanak kale sheegay in dilka ak dib ay ciidamada howlgal ay sameeyeen ay dadak ku dhibaataynayeen islamarkana uusan xalka ku jirin in marka ay dhibaato dhacdo lagu kaco shacabka.
Gavanaaga garissa ayaa ugu danbayntii sheegay in kulan looga tashanayo amniga Garissa oo ay ak soo qayb aglayaan madaxda countiag la qaban doono islamarkana shacabka ay is dajiyaan dowladana la shaqeeyaan
Share
Agaasimihii Hore ee Hay’adda Nabad Sugida Eng Fiqi oo Laga Mamnuucay Garoomada Muqdisho Iyo Nairobi
War kasoo baxay Wasaarada arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa hakad lagu galiyay mudo aan la cayimin duulimaadyo uu Muqdisho iyo Nairobi ku tagi lahaa Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed Eng Axmed Macalin Fiqi.
Arintani ayaa la sheegay inay ka danbeysay kadib markii Dacaayado iyo Warar been abuur ah uu ka faafiyay Madaxda ugu saraysa dalka sida Madaxwaynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyo Taliyaha Ciidamadda.
Hadaba inkastoo aan la ogayn sababta rasmiga ah ee arintaani salka ku hayso ayaa hadana wararka qaar waxay sheegayaan Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad sugida uu ku howlanaa arimo ka dhan ah dhinaca dowladda Soomaaliya, waxaana wararka qaar ay sheegayaan inuu damac sanaa inuu sameeyo Xisbi Siyaasadeed .
Axmed Macalin Fiqi ayaa lagu xusuustaa xili lagu Casuumay Jaamacadda ku taala dalka Sudan arday ka qalin jabinaysay khudbad uu ka jeediyay inuu ku weeraray Siyaasada Dowladda ay hadda ku shaqayso.
Eng Fiqi ayaa sheegay Soomaaliya waxa ka jira inaysan ahayn dad u dhaqma sidii dowladdii, isagoona Tusaale usoo qaatay Madaxda dowladu markii ay tagayaan Magaalooyinka Kismaayo iyo Garowe oo kamid ah dalka Soomaaliya inay fasax oga qaataan Maamulada halkaasi ka jira, iyadoo uu sheegay xiliyada qaarna in loo diido inayba u dhoofaan.
Share
DAAWO MUUQAAL: Caruurta yar yar Iyo Haweenka ku nool Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn
Qaar ka mid ah caruurta yar yar ee ku nool magaallada Muqdisho ayaa waxaa la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn iyadoona ay mararka qaar dhacdo in hooyo iyo caruurteed meel qura lagu wada faraxumeeyo
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Laga Diyaariyay Kufsiga Caruurta Iyo Haweenka
Caruur yar yar oo ay da’adooda u dhaxayso 6 sano jir ilaa iyo 11 sano ayaa waxaa la sheegay inay dhibaato ka soo gaarto faraaxumayn loo geysto iyadoona aya caruurtaas ay ku noqoto arintaas dhibaato aan ka harin noloshooda, qaar ka mid ah caruurtaas ayaa marka hore waxaa la kufsadaa ama la xoogaa hooyadood ka dibna ayaga ayaa loo soo jeestaa oo lagu fara xumeeyaa hooyadood horteed iyadoona ay hooyadu aysan arintaas wax ka qabin karin oo nafsadeeda u cabsanayo,, arintaan la yaabka leh ayaa waxaa u istaagay wax ka qabashadeeda heyada u dooda xaquuqda bini’aadanka ee Elman Peace and Human Rights Centre iyadoona ay heyadaas ay u sameysay xarun lagu xanaaneeyo hooyooyinka iyo caruurta ay dhibka ka soo gaaraan falkaas waxashnimada ahx
Ugu dambeyntiina iyadoo ay arintaan tahay mid ku cusub dalka Soomaaliya gaar ahaan marka laga hadlaayo hooyo inta la kufsado hadana caruur yar yar oo ay dhashay horteeda loogu geysto kufsi ama faraxumeyn ayaa waxaa la sheegay in dadka ugu badan ee geysto kufsashadaas ay yihiin rag ku labisan dareeska ciidamada, arintaan oo ah mid soo noqnoqtey islamarkaana ay dowlada Soomaaliya u muuqato mid ka gaabisay wax ka qabashadeeda ayaan la ogeyn waxa ay ku danbeyn doonto maadaama ay u muuqato in inkastoo ay dowladu mar walba sheegto inay wax ka qaban doonto hadana aysan cadayn inay arintaas ka dhabayn doonto iyo in kale.
Abdirizak M. (Xiireey)
Holland
Abdirizakxiireey@hotmail.com
Share
DAAWO MUUQAAL: Wiil Yar Oo Somali Ah oo Dad badan Ka Oohiyay
Aqristayaasha qiimaha iyo qaayaha badanoow Waxaan Halkaan idin kugu soo gudbinayna wiil yar oo Soomaaliyeed oo malaayiin qof ka oohiyay isagoo Quran aqrinaya.
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka
Wiilkaan yar ayaa ku nool dalka Kenya waxaana uu leeyahay cod aad u macaan, waxaa uu ka qeyb galay tartan dhanka quraanka balse intii uu quraanka aqrinayay ayaa waxaa kasooo daatay ilin aad u fara badan taasoo sababtay in dadkii goobta joogay oo dhan beerku kasoo dhaco. Wiilkaan yar ayaa waxaa aad looogu bogay codkiisa macaan.
Wiilkaan yar ayaa la sheegay inuusan aqoon tafsiirka quranka lakiin waxaa loo malaynaya inuu la ooyay macaansiga quranka. Muuqaalkaan ayaa marka lagaliyay barta Youtube-ka waxaa daawatay malaayiin qof iyagoo aad ula dhacay codkiisa macaan
Share
Miino lagu arkay buundo ku taala Muqdisho iyo waddooyin la xeray
Miino lagu arkay Buundada Xamar jajab iyo ciidamo Booliis ah oo isku gadaamay,xirayna wadada Ciidamo Booliis oo ka tirsan Dowladda Soomaaliya ayaa saaka xiray nawaaxiga buundada Degmada Xamar Jajab ee Gobalka Banaadir halkaasi oo la sheegay in waxyaabaha qarxa lagu arkay.
Goobta ay xireen ciidanka ayaa waxaa marin ay u aheyd gaadiidka shacabka ay raacaan iyo sidoo kale gaadiidka waaweyn ee xamuulka qaada dekada Muqdishana aada.
Wariyaha Qarbaahinta Horyaalmedia.com ee Magaalada Muqdisho ayaa soo sheegaya in gaari uu la socday oo minibus ah ciidanka Booliiska ay udiideen inuu halkaasi maro sababo uu ku sheegay mid kamid ah ciidanka in xaalad ammaan awgeed wadada loo xiray.
Sarkaal ka tirsan ciidanka goobta ku sugnaa oo diiday magaciisa inuu sheego ayaa si hoose usheegay in buundada hoosteeda xalay lagu arkay waxyaabaha qarxa ciidanka Booliiskana sidaasi awgeed ay uxireen wadada.
Labada dhinac ee wadada buundada ay kasoo gasho ayaa waxaa la dhigay gaadiidka nooca Booliiska ay isticmaalaan oo halkaasi lagu gadaamay iyadoo socodka dadka xitaa halkaasi loo diidayo.
Gaadiidka ayaa loo ogolaaday inay maraan buundada dusheeda kadibna ay halkaasi kaga dagaan dagaan dhanka wadada Ceelgaabta ee Degmada Xamarjajab.
Shacabka ka agdhaw goobta waxyaabaha qarxa lagu arkay ayaa hadal haya ujeedka miinada halkaasi loo galiyay iyo cida loola dan lahaa maadaama goobtaasi aysan ku badneyn gaadiidka ciidanka Dowladda oo inta badan qaraxyada lala eegto.
Share
Gabar ka Carartay Boqorka Dalka Swaziland oo Magan-galiyo Waydiisatay Britain
Gabadh Afrikaan ah ayaa Magan-galiyo Siyaasadeed waydiisatay Ingariiska, iyadoo ka carareysa Boqorka Dalka Swaziland oo loo guurin rabay si ay u noqoto Xaaska 14-aad ee Boqorka u dhaxda.
Wargeyska Mail on Sunday ee Ingariiska kasoo baxa ayaa qoray in Gabadhan oo lagu magacaabo Tantso Njoni ay Da’deedu tahay 22 jir. Waxayna u carartay South Afrika, iyadoo Dhalinyaro ah, markii uu arkay Boqorka Maswati-ga Saddexaad ee Swaziland, kaas oo Guur ka dalbaday.
Wargeyska ayaa Gabadhan oo haatan Hooyadeed kula nool Birmingham wuxuu kasoo xigtay in iyadoo 15 jir ah uu arkooday Boqorka isagoo ku jiray Qasriga Xaaskiisa 4-aad, isla markaana ay iyadu argagax dareentay markii ay ogaatay inuu Boqorku Guur ka doonayo.
“ Boqorku wuxuu bilaabay inuu igulasoo xiriiro gudaha Iskuulkeyga. Wuxuu i waydiinayay hadii aan ogolaanayo Guurkiisa oo aan Qoyska Boqortooyada sidaa ugu biirayo. Anigu Cabsi daran baan dareemayay. Maxaa Da’deenu aad bay u kala wayneyd, sidoo kalena caburiska Xaasaskiisa kale ayaan ka baqanayay” sidaasna waxaa tidhi Gabadhan baxsadka ka ah Boqorka Dalkeeda.
Gabadhu waxay sheegtay inay ka tagtay Iskuulkii, markaa ka dibna Eedadeed oo korinaysay ayaa ka caawisay inay usoo baxsato Koofur Afrika, halkaasna waxay ugagasoo dhooftay Ingariiska, si ay ugu biirto Hooyadeed oo horay ugasoo carartay Dhaqamada adag ee Ninkeeda.
Tantisuwalo ayaa dalbanaysa Magan-galiyo Siyaasadeed, iyadoo xaqiijisay hadii ay Dalkeeda ku laabato in lagu qasbi doono Guurka Boqorka si ay u noqoto Xaaskiisa 14-aad.
Waxay diyaarinaysaa Banaanbax Cabasho ah oo lagu qabanayo Afaafka hore ee Safaaradda Dalkeedu uu London ku leeyahay si loo muujiyo Difaaca Hablaha Swaziland ee Dalkooda lagu cadaadinayo.
Gabadhan ayaa ogaatay inay jiraan Dhinacyo isku dayaya inay Dalkeeda ku celiyaan. Sanadkii 2007-da ayeeyna Britain ka dalbatay Maga-galiyo, inkastoo Sanadkii 2011-ka Codsigeedii lasoo diiday.
Hase yeeshee mar kale ayeey dalbatay, waxayna Wasaaradda Arrimaha guduhu u balan qaadday in dib loo eegayo Codsigeeda.
Share
DAAWO SAWIRADA: Sudan Iyo Soomaaliya oo Heshiis dhinaca Ciidanka ah kala Saxiixday
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka Ciidanka Xooga kala saxiixatay Dowladda aan walaalaha nahay ee Sudan.
Hishiiskan oo ay kasoo shaqeyeen Wasiirada Gaashaandhiga Soomaaliya iyo Sudan ayaa waxa Soomaaliya u saxiixay Ganaraal Xasan Maxamed Xuseen Muungaab oo ah Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidanka Qalabka Sida, Halka Dhanka Sudan uu u saxiixay Ganaraal Axmed Jumca oo isagana ah Gudoomiyaha Garsoorayaasha Ciidanka Qalabka sida ee Sudan.
Hishiiskan oo ag Goobjoog ka ahaayeen Saxiixistiisa Wasiirada Gaashaandhia ee Soomaaliya iyo Sudan ee kala ah C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi iyo C/raxiin Maxamed Xasan ayaa waxa qodobadiisa ka mid ahaa in Soomaaliya laga caawiyo Dib usoo noolayntii Ciidankoo Xooga Qaranka Soomaaliyeed iyo Tababaradooda oo ay Sudan gacan wayn ka gaysato Sidii loo Xaqiijin lahaa Ujeedkaas.
Hishiiskan oo Qodoba badan taabanaya ayaa inta badan lagu Hishiiyay in Sida ugu dhaqsiyaha badan loo howlgaliyo ee aan waqti badan qaadan ka shaqaynta hishiiskaas.
Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Mudane C/Xakiin Maxamuud Fiqi oo Hishiiskaas marka la saxiixay kadib ka hadlayay Goob Casho sagootin ah uu Dhigiisa u sameeyay ayaa si Qiimo badan ugu mahadnaqay Dowladda Walaaha Nahay ee Sudan oo habeen iyo Maalin Garab istaagta Soomaaliya.
Dhanka Kale Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Sudan ayaa isagana sheegay in Ay ka shaqaynayaan Hishiiskan hirgalintiisa Sudan iyo Soomaaliyana aysan u arag in ay yihiin Laba dowladood ama laba shacab bal ay yihiin Hal shacab oo walaalo ah.
Hishiiskaas oo ay goob joog ka ahaayeen Madaxda Safaarada gaar ahaan Safiir Maxamed C/laahi ugaas ayaa lagu balamay in sida ugu dhaqsiyaha Badan hishiiskaas loo hirgaliyo.
Waa Markii ugu horaysay oo Wasaarada Gaashaandhiga Soomaaliya ay Hishiis nuucaan oo kale ah la saxiixato Dowladda Sudan tan iyo Markii ay burburtay Dowladdii dhexe ee Soomaaliya sanadkii 1991.
Share
Dad Xoola dhaqato ah oo Hub fara badan Ka Qabsatay Kooxda Al-shabaab
Deegaano dhinaca galbeed oga yaala Magaalada Baladwayne ee xarunta gobolka Hiiraan, kuwaasi oo xad la wadaaga dalka Ethiopia ayaa saaka Kooxo ka tirsan Al-shabaab weerar ku qaadeen
Taliyaha Qaybta Booliska gobolka Hiiraan Coll Isaaq Cali Cabdulle ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay deeganadii ay saka Weerarka ku qaadeen Kooxda Al-shabaab ee ka tirsan gobolkaasi Hiiraan.
Coll Isaaq ayaa sheegay ujeedka Al-shabaab weerarka u qadeen ay tahay inay boobaan Xoolaha dadka rayid ah ee dagan deeganadaasi isla markaana ay ku dagaal galaan sida uu hadalka u dhigay.
Wuxuu sheegay Coll Isaaq Cali Cabdulle kooxihii weerarka soo qaaday ee Al-shabaab iyo dadkii reer Miyiga ahaa inuu dagaal dhex maray isla markaana uu soconayo waqti badan.
Xoola dhaqatada degaanka ayaa markii dambe u suuragashay in ay iska dhiciyaan Al-shabab oo ay hub farabadan ka qabsadaan ,iyadoo khasaaraha dagaalka uusan wali cadayn.
Share