Latest News
Sarkaal ka tirsan xafiiska Agaasimihii hore ee Hay’ada Nabad sugida Qaranka oo Beeniyay in la xanibay Axmed Macalin Fiqi..
Agaasimihii hore ee Hay’ada Nabad sugida Somalia Axmed Macalin Fiqqi oo haatan ku sugan magaalada Muqdisho daraadna ka anbabaxay magaalada Nairobi ayaa waxaa saacadihii la soo dhaafay soo baxaya y warara sheegaya in la xanibay safaradiisa dibada.
Fiqi ayaa waxa uu haatan ku sugan yahay magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in safaradiisa ay yihiin kuwa iska caadi ah, ka dib markii ay wararkaan soo baxeen ayaa la sheegay in uu gaaray magaalada Muqdisho.
Sarkaal ka tirsan saraakiisha sida gaar ah ula shaqaysa Fiqi ooo goor dhawayd la hadlayay Bogan ayaa arintaas iska daadafeeyay, waxa uuna ku sheegay arintaas waxba kama jiraan dad gaar ah ay soo abaabuleen.
Waxa uu sheegay Sarkaalkaas in Fiqi uu daraad ka soo Duulay magaalada Nairobi uuna haatan ku sugan yahay magaalada Muqdisho, ayna jirin safaro laga Xanibay.
“ Fiqi waa sarkaal ka tirsanaa saraakiisha Dowlada, si wayna ula Dagaalamay shabaab, marka ma Jirto arintaas in Xanibaad la saaray, waxaana oran karaa arintaas waa wax lagu Qoslo, saxaafadana arintaas way ku dag dagtay”ayuu yiri Sarkaal ka tirsan Xafiiska axmed macalin Fiqi oo la hadlay Bogan.
Sidoo kale Fiqi ayaa ka mid ahaa saraakiishii Dowladii KMG waxa uuna iska casilay Xilkaas bishioi marso 24-keedii.
Waxa uu sheegay sarkaaalkani in aysan jirin sharci dhigaya in muwaadin Soomaali ah laga qaado xoriyada ama laga xanibo dhulkiisa in uu Yimaado, waxaana la yaableh in Idaacadaha ayaga oo aan cadayn hayn ay faafiyaan.
Sarkaalka ayaa sheegay in Fiqi lagu wado in uu kulamo kala duwan la yeesho madaxda Dowlada inta uu kuga jiro safaradiisa uu Muqdisho ku tagay.
Saacadihii la soo dhaafay ayaa waxay warbaahinta gaar ahaan web Qorayeen in xanibaad dhinaca safarka ah lagu soo rogay Fiqi, mana jiraan Warar arintaas ku aadan oo ah waxa loogu soo Rogay meesha looga soo Rogay.
Taliyihii hore ee nabadsugida Qaranka Fiqi ayaa usbuucyo ka hor waxa uu shir uga qeybgalay dalka Sudan, waxaana uu matalayay dalka Soomaaliya Ururada Siyaasadeed ee ka jira oo labo ka mid ah shirkaas lagu Casuumay.
Cabdixakiin Cilmi Xasan
Share
Qarax uu Fuliyay Askari Ethiopian ah oo ka dhacay Magaalda Baydhabo Iyo Qasaaro uu geystay
Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Gobalka Baay qarax khasaaro geestay ayaa ka dhacay Magaaladaasi.
Wararka ayaa sheegaya in nooca qaraxa uu ahaa bambada gacanta laga tuuro oo askari kamid ah ciidanka Ethiopia ay ka dhacday iyadoo gaanjada ufurun kadib ay sidaasi ku qaraxday.
Dad shacab ah oo ku sugnaa goobta askariga Ethiopiyaanka bambada ugu dhacday ayaa waxaa la sheegay inay kasoo gaareen khasaaro dhaawac ah,waxaana tiradada dadka lagu sheegay inay gaarayaan 13-ruux oo dhamaantood dad shacab ah.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay Boosteejada Shabeelow oo gaadiidka Goof-gaduud aada ay ka baxaan magaalada Baydhabo.
Dadkii ku dhaawacmay qaraxaasi ayaa waxaa loola cararay isbitaalka guud ee Magaalada Baydhabo halkaasi oo xaaladooda caafimaad lagu dabiibayo.
Share
FAALLO: Buugii Jubbaland Baalki Ugu Dambeeyay Shalay ayaa la rogay
Arrimaha jubooyinka waxey soo marayeen maraaxil kala duwan oo ku dhisan taxadar iyo kafiirsi labada dhinac ah, dowlada dhexe ee Soomaaliya waxey u dhaqmeysay qaab daganaansho ku jirto, sidoo kale maamulka kumeel gaarka ah ee Kismaayo wuxuu ku shaqeynayay si taxadar iyo feejignaan ku jirto, xaaladuna waxey laheed rajo wanaagsan in lees fahmo ilaa mar qura hawadii isbadashay, waaguna uu baryay Jubaland oo leh madaxweyne lagu doortay gacan taag eyna cidi la tartameynin, tallaabadaasi dadka taageersan Jubaland waxey u fahmeen guul soo hoyatay, halka dadka siyaasada indha-indheeya ey u arkayeen qar-iskatuur laga baxsan waayay, balse eysan ogeyn sababta dhabta ah ee keentay.
Maalmihii xigay waxaa soo ifbaxay arimo badan oo lagu fasiray sababta keentay qar-iskatuurka Kenya iyo xulufadeeda, dowlada Itoobiya oo markii hore aheyd safka Kenya ayaa mar qura isrogtay 180 degree, waxey af cad ku sheegtay in arimaha Jubooyinka looga dambeeyo dowlada Soomaaliya, intaa kuma ekeysanin ee hadal kasoo baxay wasaarada arimaha gudaha itoobiya ayaa canaan kulul iyo digniin loogu jeediyay madaxweynaha ismaamulka Soomaalida Itoobiya oo caadifad intey qaaday si aanan laga fiirsanin taageero dusha uga riday Axmed Madoobe iyo maamulkiisa, sidoo kale Norway oo lagu xamanayay in ey Kenya gadaal ka riixeyso damac shidaal oo ku jira awgeed ayaa af buuxa ku tiri “ ku taageeri meyno Kenya boobka dhulka Soomaaliya”.
Shirkii wasiirada arimaha dibada IGAD ee horudhaca u ahaa shir madaxeedka urur goboleedka IGAD ayaa waxaa kasoo baxay war-murtiyeed cadeeyay sababta keentay qar-iskatuurka Kenya iyo xulufadeeda Kismaayo, war murtiyeedka ayaa si cad loogu sheegay in “sharci darro” ey yihiin madaxweynayaasha tirada badan ee Kismaayo isku caleema saaray, waxeyna ku taliyeen in arimahaa looga dambeeyo dowlada Soomaaliya.
Su’aasha meesha kasoo baxday ayaa waxey tahay; Meeqa IGAD ayaa jirta? Axmed Madoobe wuxuu leeyahay IGAD ayaan taageera ka heestaa, halka IGAD ey leedahay kuma aqaano, arimaha sida ey u socdaan marki aad eegtid waxaa kuu soo baxaya in Kenya ey isku dayeysay marki hore in ey ku qaraabato magaca IGAD oo ey jeebka gashato, balse marki leesla shir tagay laga tira batay, IGADne ey go’aan cad qaadatay, sidaane Kenya iyo xulufadeeda ey banaanka kusoo dhaceen.
Waxaa muuqata in maamulka Kismaayo isku caleema saaray uusan laheyn mustaqbal Ifaya, kubadune waxey taallaa garoonka dowlada dhexe ee Soomaaliya, hadii ey ku guuleysatay kaambiyadi koobaad ee siyaasada ku wajahan Jubooyinka, waxaa laga dhursugayaa sida ey u wajahdo kaambiyada labaad oo ah in si cadaaladi ku jirto ey u maareeyso arimaha goboladaa cakiran, ilaahey ha waafajiyo wixi qeyr ugu jiro umadan Soomaaliyeed si guud ahaaneed, iyo walaalaha daga goboladaas si gaar ahaaneed.
Wabillaahi Towfiiq
W/Q: Dr. Axmed Xalaal
Caadle2@hotmail.com
Share
Feysal Cali Waraabe oo ka dhawaajiyay hadal dad badan ka yaabiyay
Faysal Cali Waraabe oo ah gudoomiyha Xisbiga Mucaradka ah ee UCID kaa oo ka jira Deeganadda Maamulka Somaliland aya xili uu Waraysi siinayay Warbaahin lagu magacabo SBS oo kutala Wadanka Austrelia sacadana ku hadasha Afka Soomaaliga ayaa waxaa uu si kulul kaga hadlay Gooni isku taga Maamulka Soomaliland iyo Ddaka ku howlan sidii ay dib ay umideen lahayen Dowladda iyo mamulkaasi.
Cali Warabe ayaa waxa uu iskumid in ay yihiin ku tilmaamay Qofka Fidinaya Diinta Krishtanka ku Dhex fidinaya Islamka iyo qofka doonayo in uu dib u soo celiyo miidnimadda Soomaliya,waxa kaloona uu sheegay qofka ka soo jeeda Deegaanaddaa oo lagu arko isna in uu ka shaqenayo miidnimadda Soomaliya in la xiro islamarkana dil Togasho xetaa logu daro.
Gudoomiyha Xisbiga UCUD ayaa mar uu waydiiyay Wariyaha Waraysigani la yeshay oo u shaqwenayay Warbaahinta SBS ee ku tala Austarelia su aal ahayd Qatarta ka imaan karta Hadalkaasi uu ku hadlay ayaa waxa uu ku jawaabay.
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa waxa ay Dadaal ugu jirtaa sidii ay Dib ugu soo celin lahayd Maamulka Soomaliland In uu ka mid noqdo Dowladda Soomaaliya dhawana waxaa lagu wadaa in uu dhaco kulan daba socda kulan ay Horay uwada Yesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Xasan Shikh Maxamuud iyo M/weynaha Maamulka Somalilnd kaasoo ka dhacay Magalo Xarumeedka Dalka Turkiga ee Ankara.
Share
Faroole” IGAD ma ahan dhex dhexaad mana aqbalayno Ga’anadii ay soo saareen”
Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan faroole ayaa eedayn u jeediyay Gudiga IGAD ee maalmo ka hor soo gaaray magaalada Muqdisho iyo Kismaayo.
Waxa uu ku tilmaamay faroole IGAD kuwa aan dhex dhexaad ahayn oo hal dhinac ah, waxa uuna sheegay in ay Dowlad Goboleedka maamulka Jubbaland State uu yahay Dowlad Goboleed jirta.
Waxa uu meesha ka saaray faroole in Dowlada Soomaaliya loo hoos tago Maamul Goboleedayada laga dhisayo Soomaaliya.
Waxa uu faroole ku tilmaamay Go’aamo aan la qaadan Karin Go’aamadii xalay ka soo baxaya shirkii maalinlaha ahaa ee IGAD ee ahaa in aysan waxba ka jirin Dowlad Goboleedyada looga dhawaaqay Kismaayo, balse hada kadib la dhiso Dowlad KMG shirna lagu qabto Kismaayo.
Cabdixakiin Cilmi Xasan
Share
Axmed Madoobe oo Wax kama jiraan ka soo qaaday hadlakii Ururka Goboleedka IGAD
Hogaamiyaha Raaskanbooniyiinta Axmed Madoobe oo urur gobaleedka IGAD ay meel cad ka soo qaadeen halgan uu waayihii danbe weday ayaa waxa uu la hadlay idaacada BBC-da isaga oo sheegay in Kismayo ay colaad faraha la geleyso sababo laxariira waxa uu ugu yeeray fara gelinta dowaladu ku hesyo.
Axmed Madoobe ayaa yiri, “Dowlada Soomaaliya fara gelin xooggan ayeey ku heysaa deegaanka. Niman sheeganaya in ay madaxweynayaal yihiin oo iyadu ay qarashka ka dhiibeyso ayeey halkaan ku soo gurtay. Waan ognahay danta ay leedahay doladu. Waa colaad waxa ayna tahay mid lama huraan ah”.
Axmed Madoobe waligii kama dhawaajin in colaad ay ka dhici doonto Kismaayo, waxaana arintaasi dad badan oo wax ka qora arimaha laxariira jabhadeynta iyo xukun qora ku raadiska ay sheegeen in ay tahy mid uu uga jawaabayo go’aankii IGAD ee ahaa in dowlada Soomaaliya ay qabato shir ka dhaca Muqdisho oo leesugu keenayo dhinacyada Jubaland maamul kumeel gaar ahna la sameeyo iyada oo lahadal hayo in maamulkaasi dowladu aysan ku dari doonin Axmed Madoobe.
Urur gobaleedka IGAD ayaa waxa ay isla garteen in wixii ka dhacay Kismaayo ay ahaayeen wax hareer marsan dastuurka Soomaalida sidaa darteed aan cid aqoonsani jirin arintaas oo murugo ku reebtay dadkii ololeynta xoogan ugu jiray maamul uu hor boodayo Axmed Madoobe oo ka hana qaada deegaanada Jubaland.
Share
Howgalo lagu ugaarsanayo dhalinyarada oo saakay Ka socda Magaalada Muqdisho
Dadka xaafada Buulo xuubeey ee Degmada Wadajir ayaa saaka kusoo toosay iyadoo wado waliba ay taagan yihiin ciidanka Amisom iyo kuwa Dowladda Soomaaliya oo baaritaano wada.
Dhamaan xaafadaha Buulo xuubeey ee Degmada Wadajir ayaa ciidanka ay taag-taagan yihiin iyadoo uusan jirin dhaq-dhaqaaq gaadiid oo lagu arkayo xaafada Buulo xuubeey.
Xaafadaha qaar ayaa ciidanka Nabadsugida ay gudaha ugu galayeen iyagoo soo kicinaya dhalinyarada kadibna isugu geenaya goobo kala duwan oo dadka lasoo qabtay ay sii fariisinayeen.
Mid kamid ah dadka Deegaanka ayaa Warbaahinta Horyaalmedia.com u sheegay in ciidanka ay guryaha dadka ugu soo galayeen oo xitaa aysan ku ixtiraameyn aqoonsiga ay wataan ee ah midka ardaynimada ama shaqooyinka ay qabtaan.
Ilaa hada ciidanka waxa ay soo qabteen dhalinyaro tiradooda lagu qiyaasay inay gaarayaan ilaa 100 dhalinyaro kuwaasi oo ay isugu geeyeen wadada laami yaraha Zoobe.
Share
War Ka Nixiyay Dowlada Kenya Iyo Axmed Madoobe oo IGAD ka Soo yeeray
Sida uu xaqiijiyay Afhayenka dowlada Soomaaliya, Eng C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow, waxaa maanta soo saaray war-murtiyeed ay niyad jebinayaan Kenya iyo Axmed Madoobe wasiirada arimaha dibada IGAD.
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD ayaa waxa ay shir ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia iyaga oo soo saaray qodoba aad u badan oo dhamaan uusan ku jirin mid ay ku qancayaan hogaamiyaha Raaskanbooni Axmed Madoobe iyo Dowlada Kenya ee gadal ka riixeysa maamul uu madax ka yahay oo Kismaayo ka hir gala.
Qodobada laga soo saaray shirkaasi waxaa kamdi ahaa: In shirkii ka dhacay Kismaayo iyo qodobadii kasoo baxay ay ahaayeen kuwo aan waafaqsaneyn Dastuurka Soomaaliya.
In loo baahnaa in Dowladda Federaal-ka Soomaaliya ay shirkaasi hogaanka u qabato balse aysan dhicin arintaasi.
In dhinacyada dega deegaannada Jubooyinka aysan shirkaasi u wada dhameyn.
In Dowladda Federaalka Soomaaliya in ay sameyso shir dib u heshiisiin guud kaasi oo ay Dowladdu ka qeyb-galineyso dhammaanba dhinacyada Soomaalida ayadoo shirkaasina loo baahanyahay in laga soo saaro qariido (Road-Map) lagu qeexayo hanaanka loo marayo sameynta maamullada KMG iyo hanaanka maamul goboleedyadaba.
Dhamaan qodobaba shirkaasi ka soo baxay waxa ay laf dhuun gashay ku yihiin Axmed Madoobe oo waayahaan ku haminayay in uu noqdo madaxweynaha Jubaland iyo dowlada Kenya oo dooneysay in ay qeybo kamid ah Soomaaliya maamusho.
Go’aankaani waxaa si aad ah u soo dhaweeeyay dowlada Soomaaliya oo in badan ku hamineysay in ay IGAD dowlada uga danbeyso mamaulada gobalad iyo sidoo kale shacabka Soomaaliyeed ee samaha jecel
Share
DAAWO MUUQAAL: Wiil Soomaali ah oo noqday Shaqsigii ugu Horeeyay ee Ubax Saaray Goobtii Lagu Dilay Askariga Ingiriiska ahaa
Wiil Soomaali ah laguna magacaabo Ahmed Jaamac da´diisana lagu sheegay 26 jir ayaa waxa uu noqday shaqsigii ugu horeeyay ee dhigay ama Ubaxa saaray goobtii lagu dilay askariga u dhashay dalka Ingiriiska ee Maalintii Arbacada aheyd Lagu dilay Xaafadda Woolwich ee Koonfur Bari ee Magaalada London.
Share
Ciidamo Badan oo ka yimid kilinka Shanaad ee Soomaalida Itoobiya oo Ku Qulqulaya Magaalada Kismaayo
Ebid ciidamadii ugu faraha badnaa ayaa ku soo qul qulaya magaalada Kismaayo oo ay ku wada sugan yihiin Hogaamiyaha ururka Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) iyo Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) oo taageero xoogan ku leh gobolka Jubooyinka.
Tan iyo markii loo doortay labada masuul xilka Madaxweeynaha maamul goboleedka Jubbaland State waxaa hoos ka socday abaabul ciidan oo ay wadaan labada dhinac in kastoo xalinta qilaafkooda ay ku dhex jiraan odayaasha deegaanka iyo masuuliyiin ka socota dawlada.
3 cisho gudahood abid Ifantarigii ama ciidamadii ugu faraha badnaa ayaa soo gaaray Hogaamiyaha ururka Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) kuwaas oo qaarkood laga keenay ama laga soo daabulay Gilinka Shanaad ee Soomaalida Itoobiya.
Arinta ugu yaabka badan ee ka taagan magaalada Kismaayo ayaa noqotay ciidamada cusub ee soo gaaray Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) oo qaarkood aanan si wanaagsan ugu hadli karin Luuqada af Soomaaliga kuwaas oo intooda badan ku dhashay dhulka Soomaalida Itoobiya.
Magaalada Kismaayo hadii ay Xabad ka qaraxdo dhanka ciidamada dhulka ama (Ifantariga) waxaa ku awood batay Hogaamiyaha ururka Raaskanbooni Sheekh Axmed Islaam (Axmed Madoobe) oo markii hore lagu xaman jiray inuu isku haleenayo Taangiyada dawlada Kenya.
Hadii uu dagaal qarxo Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) iyo Taageerayaashiisa ayaa waxa ay qabaan inay maalin cad Jubooyinka kaga saari karaan Sheekh Axmed Madoobe iyo ciidamada uu soo aruursaday waa hadii aysan Kenya u hiilin ama dagaalka soo galin .
C/Fitaax Nuur Kaariye (BilKheeyr)
Share