Latest News
Beesha Sheekhaal oo Madaxwaynihii 6aad Uga Dhawaaqay Magaalada Kismaayo.
Iyadoo maalmihii ugu danbeeyay Magaalada Kismaayo looga dhawaaqayay Madaxwaynayaal farabadan oo mid walba sheeganayo inuu yahay Madaxwaynaha rasmiga ah ee Jubbaland ayaa hadana waxaa maanta Kismaayo looga dhawaaqay madaxwayne kale oo horleh.
Gaashaanle Xasan Xaaji Maxamed ayaa sheegay in ay Beeshiisu u dooratay Madaxwaynaha Jubbaland isla markaana kulan balaaran oo maanta ka dhacay degmada Kismayo loogu doortay Madaxwaynaha Maamul goboleedka Jubbaland.
Wuxuu sheegay goobta doorashadiisu ay ka dhacday inay ku sugnaayeen dhamaan salaadiinta beesha iyo qaar kamid ah odayaal dhaqameed kasoo jeeda beelaha daga deeganadaasi, wuxuna xusay in uu yahay Madaxwaynaha rasmiga ah ee Jubbaland.
C/rixmaan Santuur iyo Nabadoon C/laahi Waamo oo kamid ahaa ragii dhawaan lagu xayiray garoonka Kismaayo ayuu sheegay Xasan Xaaji inay kaalin wayn ka qaateen caleema saarkiisa isla markaana ay yihiin salaadiintaasi sida uu sheegay kuwa asalka ah ee Jubbaland.
Wuxuu tibaaxay inuu ku rajo wayn yahay sidii la iskugu keeni lahaa dhamaan inta sheegatay Madaxwaynaha Maamul goboleedka Jubbaland si meel dhexe wax la iskugu keeno.
Share
DAAWO: Muxaadaro Ku Saabsan SIFAADKA XUURUL CEYNTA Iyo Sheekh Axmed Nuur
Akhristayaasha Sharafta leh ee Shabakada Warbaahinta Horyaalmedia.com waxaan idiin soo gudbinaynaa Muxaadaro Aad Uqiimo badan oo la magac baxaday SIFAADKA XUURUL CEYNTA
Habada Nala Daawo Muxaadaran Qiimaha badan oo uu idin aqrinayo Sheekh Axmed Nuur Xafidahullah
Waxa idiin Balan qaadaynaa Jimco walbo in ana idin soo gudbino muxaadarooyin aad u qiima badan in sha allaah
Halkaan Ka Daawo Muxaarda oo Aad U Qiimo Badan
Share
Ethiopia oo Laga Codsaday inay Xiriirka u Jarto Maamulka Somaliland
Warqad ka baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa waxaa la gaarsiiyay Dowladda Ethiopia, taasoo ku saabsan Arrimaha Maamulka Somaliland.
Xog aan ka helnay Mid ka mid ah Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia, ayaa sheegaya in Wasaaradaasi ay Dowladda Ethiopia u dirtay Warqad ku saabsan inay jarto Xiriirka adag oo ay siineyso Maamulka Somaliland, iyadoona Warqadaasi lagu qoray in Dowladda Ethiopia ay Maamulka Somaliland ula dhaqanto si aan waafaqsaneyn Nidaamka iyo Heshiisyadda labada Dowladood ay kala saxiixdeen.
Sidoo kale, Xogta Shabakadda ay heshay ayaa sheegaya in Warqadaasi lagu qoray in Dowladda Ethiopia ay si dadban u baayaceyso Axdiyadii ka dhexeeyay Labada dal, waxaana sidoo kale, lagu xusay in Somaliland ay Beesha Caalamka u aqoonsan tahay Maamul ka tirsan Somalia,sidaa waxaa lagu qoray Warqadii ay Dowladda gaarsiisay Ethiopia.
Dhanka kale, Qoraalka Dowladda Somalia ee gaaray Dowladda Dhigeeda Ethiopia, ayaa waxa uu muujinaaya in Xukuumadda Somalia, ay qaadeyso Tallaabooyin ay Maamulka Somaliland uga soo xir-xireyso Caalamka, waxa uuna imaanaya Xilli ay Maamulka Somaliland shaacisay inay Somalia inteeda kale ka madaxbanaan tahay.
Si kastaba ha ahaatee, Waxaa arrintaasi weli ka jawaabin Xukuumadda Ethiopia, oo muddooyinkaani adkeyneysa Calaaqaadkii kala dhexeeyay Dowladda Somalia.
Share
Askari ka tirsan Ciidamada Puntland oo lagu toogtay Magaalada Boosaaso
Wararka ka Imaanay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Maamulka Puntland ayaa sheegaya In Caawa Halkaas Lagu Dilay Askari Katirsan Ciidamada Maamulka Puntland Waxaana Lasheegayaa In Caawa Fiidkii ay Tagoteen Kooxo an Hebtooda la garanayn
Askarigan ayaa Caawa Lagu Dilay Isla markaasna Kooxo Hubaysan ay ku Dileen Suuqa Caanaha ee Magaaalada Boosaaso Qorigii u Watayna waa Laga qaatay kadib Markii ladilay Askarigan ayaa Waxaa u katirsana Ciidamada Degaanka Qow ee Gobalka Bari kaas oo marayeey Markii ladilayeey Suuqa Caanaha ee Magaalada Boosaaso
Goob jooge ku sugnaa Halka uu dilku ka dhacay ayaa Xaqijiyay Dilka Askarigaan, iyadoona Ay Toogteen Kooxo Hubaysan kuwaas oo Qorigiisina qaatay Goobtana ka Baxsaday
Waxaa maalmahan kasocday Magaalada Boosaaso Howl galo Balaaran kaas oo lagu sugayeey amaanka magalada Boosaaso waxaana jiray Ciidamo guri Guri u galayeey Xaafadaha Boosaaso.
Share
Ragii Ka Danbeyay Dilkii Sheekh C/qaadir Gacameey oo dil lagu Xukumay
Warar la helay ayaa sheegaya in Maxkamada darajada 1-aad ee ciidamada qalabka sida Puntland ayaa xukuno dil toogasho ah ku xakuntay 7 dhalinyaro ah oo loo haystay dilkii Shiikh Cabdiqaadir Nuur Faarax.
Cabdiraxman Xuseen Jaamac Bile oo ahaa ninkii dilay Shiikha ayaa maxkamada la horkeenay iyo Cabdulaahi Cismaan Axmed oo ahaa qabanqaabiyihii falkan sida ay Maxkamadda hadalka u dhigtay.
Fadhiga lagu dhagaysanayay dacwada ayaa lagu soo bandhigay qiraalo ay sameyeen labadan qof ,muqaalo ,hubkii shiikha lagu dilay iyo qaraxyo ay sheegeen goobta ay ku aaseen oo laga soo saaray gudaha magaalada Garowe.
Maxkamadda ayaa sidoo kale xukun dil ku riday 5 ruux oo iyana dilka lagu eedeynayo oo ka maqnaa goobta kuwaasi oo kala ah.
1-Maxamed Cabdulaahi Ilkacase
2-Mawliid Maxamed
3-Shaqale Xasan Haybe iyo laba nin oo Buni Maxamed iyo Shiine keliya lagu soo koobay magacyadooda.
Muddo bil ah ayay haystaan sidii ay rafcaan uga qaadan lahaayeen go’aanka maxkamada ee dilka toogasho ,waxana maxkamadu sheegtay in labadan dhalinyaro loo qabtay qareeno u doodayay.
Allaha u naxariistee Shiikha ayaa Masjidka Al-Badr ee bartmaha magaalada Garowe lagu diley 15-kii February,2013 xili uu tukanayey Salaada Casar.
Share
Al-Shabaab oo dad ku Afduubtay Gobolka Gedo Iyagoona gubay gaarigii ay wateen
Fah faahino dheeri ah ayaa kasoo baxaya dad rayid ah oo ay Al-shabaab ku afduubteen qaybo kamid ah gobolka Gedo.
Sahal Macalin Adan, oo ah gudoomiye ku xigeenka degmada Ceel-waaq ee gobolka Gedo ayaa waxa uu sheegay in rag katirsan Al-shabaab ay af duubteen dad rayid ah, waxaana uu sheegay in dadkaan la afduubtay ay saarnaayeen Gaari iyo Mooto, waxayna ka tageen deegaanka Buusaar, iyagoo kusii jeeday degmada Ceel-waaq.
Al-shabaab oo jidka u gashay dadkaan rayidka ah, ayaa la sheegay ineey qafaasheen 3 qof, oo kala ahaa Oday, Gabar iyo wiil dhalinyaro ah, sidoo kale waxa uu sheegay Sahal, in gaarigii ay dadkaan wateen iyo mootadiiba ay gubeen Al-shabaab.
Gudoomiyaha degmada Ceel-waaq, ayaa sheegay in raga Afduubtay dadka rayidka ah ay katirsanyihiin Al-shabab, waxaana uu cadeeyay in ragaan ka tirsan shababka ay maalmihii ugu danbeeyay ku dhuumaaleeysanayeen xuduudka Soomaaliya iyo Kenya Xog badana ay ka hayaan.
Majiro wax hadal ah oo kasoo baxay dhinaca Al-shabab, kaasoo ku aadan eedeyanta kaga timid maamulka degmada Ceel-waaq, oo ah ineey afduubteen dad shacab ah oo aan waxbo galabsan.
Share
Ciidamada Kenya oo Howlgallo qasaaro gaystay Ka Sameeyay Gaarisa
Xaalada magalada Garissa ayaa dagan saakay ka dib markii halkaasi xalay rag hubaysan ay ku dileen 2 qof oo rayid ah .
Raga burcada ah ee fuliyay dilka 2 qof ee aan waxba galabsan ayaa waxa ay ak baxsadeen goobta ka dib dilka .
booliiska Garissa ayaa awxa ay sheegeen in ay wadaan baaritaan la xiriira dilak labadaasi qof ee rayidka ah .
Gavanaaga countiga Garissa ayaa waxa uu canbaareeyay dilkaasi isaga oo sheegay in ay si aad ah ula yaaban yihiin sababta u mar kale u soo noqtay amni darada magalada Garissa.
Mr jaamac ayaa dhanka kale sheegay in ayada oo mudooyiinkii ugu danbeeyay uu howlgal ka socday magalada garissa in hadana dad lagu dilo magaalaad ay tahay mid laga doonayo dowlada dhexe in ay ay jawaab ka bixiso .
Gavanaaga countiga garissa Mr Nadiif jaamac adan ayaa dhanak kale sheegay in dilka ak dib ay ciidamada howlgal ay sameeyeen ay dadak ku dhibaataynayeen islamarkana uusan xalka ku jirin in marka ay dhibaato dhacdo lagu kaco shacabka.
Gavanaaga garissa ayaa ugu danbayntii sheegay in kulan looga tashanayo amniga Garissa oo ay ak soo qayb aglayaan madaxda countiag la qaban doono islamarkana shacabka ay is dajiyaan dowladana la shaqeeyaan
Share
Agaasimihii Hore ee Hay’adda Nabad Sugida Eng Fiqi oo Laga Mamnuucay Garoomada Muqdisho Iyo Nairobi
War kasoo baxay Wasaarada arimaha gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Soomaaliya ayaa hakad lagu galiyay mudo aan la cayimin duulimaadyo uu Muqdisho iyo Nairobi ku tagi lahaa Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad sugida Qaranka Soomaaliyeed Eng Axmed Macalin Fiqi.
Arintani ayaa la sheegay inay ka danbeysay kadib markii Dacaayado iyo Warar been abuur ah uu ka faafiyay Madaxda ugu saraysa dalka sida Madaxwaynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka, iyo Taliyaha Ciidamadda.
Hadaba inkastoo aan la ogayn sababta rasmiga ah ee arintaani salka ku hayso ayaa hadana wararka qaar waxay sheegayaan Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad sugida uu ku howlanaa arimo ka dhan ah dhinaca dowladda Soomaaliya, waxaana wararka qaar ay sheegayaan inuu damac sanaa inuu sameeyo Xisbi Siyaasadeed .
Axmed Macalin Fiqi ayaa lagu xusuustaa xili lagu Casuumay Jaamacadda ku taala dalka Sudan arday ka qalin jabinaysay khudbad uu ka jeediyay inuu ku weeraray Siyaasada Dowladda ay hadda ku shaqayso.
Eng Fiqi ayaa sheegay Soomaaliya waxa ka jira inaysan ahayn dad u dhaqma sidii dowladdii, isagoona Tusaale usoo qaatay Madaxda dowladu markii ay tagayaan Magaalooyinka Kismaayo iyo Garowe oo kamid ah dalka Soomaaliya inay fasax oga qaataan Maamulada halkaasi ka jira, iyadoo uu sheegay xiliyada qaarna in loo diido inayba u dhoofaan.
Share
DAAWO MUUQAAL: Caruurta yar yar Iyo Haweenka ku nool Muqdisho oo la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn
Qaar ka mid ah caruurta yar yar ee ku nool magaallada Muqdisho ayaa waxaa la sheegay in loo geysto kufsi iyo faraxumayn iyadoona ay mararka qaar dhacdo in hooyo iyo caruurteed meel qura lagu wada faraxumeeyo
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka Laga Diyaariyay Kufsiga Caruurta Iyo Haweenka
Caruur yar yar oo ay da’adooda u dhaxayso 6 sano jir ilaa iyo 11 sano ayaa waxaa la sheegay inay dhibaato ka soo gaarto faraaxumayn loo geysto iyadoona aya caruurtaas ay ku noqoto arintaas dhibaato aan ka harin noloshooda, qaar ka mid ah caruurtaas ayaa marka hore waxaa la kufsadaa ama la xoogaa hooyadood ka dibna ayaga ayaa loo soo jeestaa oo lagu fara xumeeyaa hooyadood horteed iyadoona ay hooyadu aysan arintaas wax ka qabin karin oo nafsadeeda u cabsanayo,, arintaan la yaabka leh ayaa waxaa u istaagay wax ka qabashadeeda heyada u dooda xaquuqda bini’aadanka ee Elman Peace and Human Rights Centre iyadoona ay heyadaas ay u sameysay xarun lagu xanaaneeyo hooyooyinka iyo caruurta ay dhibka ka soo gaaraan falkaas waxashnimada ahx
Ugu dambeyntiina iyadoo ay arintaan tahay mid ku cusub dalka Soomaaliya gaar ahaan marka laga hadlaayo hooyo inta la kufsado hadana caruur yar yar oo ay dhashay horteeda loogu geysto kufsi ama faraxumeyn ayaa waxaa la sheegay in dadka ugu badan ee geysto kufsashadaas ay yihiin rag ku labisan dareeska ciidamada, arintaan oo ah mid soo noqnoqtey islamarkaana ay dowlada Soomaaliya u muuqato mid ka gaabisay wax ka qabashadeeda ayaan la ogeyn waxa ay ku danbeyn doonto maadaama ay u muuqato in inkastoo ay dowladu mar walba sheegto inay wax ka qaban doonto hadana aysan cadayn inay arintaas ka dhabayn doonto iyo in kale.
Abdirizak M. (Xiireey)
Holland
Abdirizakxiireey@hotmail.com
Share
DAAWO MUUQAAL: Wiil Yar Oo Somali Ah oo Dad badan Ka Oohiyay
Aqristayaasha qiimaha iyo qaayaha badanoow Waxaan Halkaan idin kugu soo gudbinayna wiil yar oo Soomaaliyeed oo malaayiin qof ka oohiyay isagoo Quran aqrinaya.
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka
Wiilkaan yar ayaa ku nool dalka Kenya waxaana uu leeyahay cod aad u macaan, waxaa uu ka qeyb galay tartan dhanka quraanka balse intii uu quraanka aqrinayay ayaa waxaa kasooo daatay ilin aad u fara badan taasoo sababtay in dadkii goobta joogay oo dhan beerku kasoo dhaco. Wiilkaan yar ayaa waxaa aad looogu bogay codkiisa macaan.
Wiilkaan yar ayaa la sheegay inuusan aqoon tafsiirka quranka lakiin waxaa loo malaynaya inuu la ooyay macaansiga quranka. Muuqaalkaan ayaa marka lagaliyay barta Youtube-ka waxaa daawatay malaayiin qof iyagoo aad ula dhacay codkiisa macaan
Share