Latest News
DAAWO MUUQAAL: Dhalinyaro Filim Calool Xumo Badan Ka Sameysay Xasuuqa iyo kufsiga loo Geysto Soomaalida South Afrika
Dhalinyaro Soomaaliyeed ayaa Filim Cajiib ah Ka Sameysay Dhibaatooyinka Soomaalida loogu geysto dalka South Afrika
Share
DAAWO MUUQAAL: Haweenay Cunsuriyad ah oo Fadeexad Ku Dhacday
Ilaahey umadiisa wey kala duwanyihiin qaar ayaa naxariis badan qaarna waaba dad xun hadaba maanta waxaan halkaan idiinku heynaa muuqaal dhaqan xumo kii ugu darnaa ah.
Muuqaalkan waa naag cunsiriyad ah oo diyaarad ay saarneyd booskeeda booska ku xiga ayey waxa ay ku aragatay nin madow ah naagtii inta ay xanaaqday ayey waxa ay ku tiri naag ka shaqeyneysay dayaarada,fadlan bos kale ii raadi ma rabo in aan la fariisto negro ama adoon sida adiga aad u taqaanid.
Halkaan Ka Daawo Fadeexada Ku Dhacday haweenayda Cunsuriyada aheed
Naagtii dayaarada ka shaqeyneysay ayaa waxa ay u sheegtay madaxdii dayaarada markaas ayey inta ku soo laabatay waxa ay ku tiri waxaa soo helay booska loo yaqaano frist class oo ah meesha dadka madaxda ah ay fadhiistaan markaas waxaa qoslay naagtii cunsiriyada aheyd ayadoo u heysata in ayada loo soo helaya kursiga.
Naagtii dayaarada ka shaqeyneysay oo hadalkeeda sii wadata ayaa waxa ay tiri mudane booska adiga ayaa iska leh madaxda dayaaradana waxey kaa raali gelineysaa in aan kula fadhiisinay qof noocaan oo kale ah sidaas ayaa ninkii booskii dayaarada uga fiicnaa ku fadhiistay ayadana ceeb iyo fadeexo ayaa ku dhacday.
Share
DAAWO MUUQAAL: Maxaad Samayn lahayd Hadii Sidaan Kugu Dhacdo Xaflada Arooskaaga?
Muuqaalkaan hadaad aragto, markasta oo aad soo xasuusato kaligaa ayaa iska qosolaya.
Muuqaalkaan la yaab leh ee aan halkaan idin kugu hayno ayaa waxa uu ku saabsanyahay lamaane xafladoodii arooska ay qabsatay arin cajiib.
Lamaanahaan ayaa iyagoo erayo mac-macaan is dhaafsanaya ayna joogaan meel qurux badan oo biyo qarkood ah ayaa waxa kufay ninkii malxiiska taasoo sababtay in laamanahaan ay ku dhex dhacaan meeshii biyaha fadhiyeen. Xafladii arooska ayaa waxaa loo badalay biyaha dhexdooda halkaasoo dadkii xaflada kasoo qeyb galay oo dhan biyaha lagu dhex aruuriyay.
Halkaan Ka Daawo Muuqaalka oo Kaa Qoslin Doona
Share
Itoobiya Iyo Masar oo Kawada hadlay Xalinta Qilaafka Webiga Niil.
Kulan Labo maalmood soconaya ayaa Dowladdaha Masar iyo Itoobiya ugu furmay magaalada Addis Ababa, kaasoo looga hadlayo sidii xal looga gaari lahaa muranka biya xireenka ay Dowladda Itoobiya ku dooneyso iney kusoo leexiso webiga Niil.
Wasiirada arrimaha dibada Itoobiya Tedros Adhanom iyo Masar Maxamed Kamil oo magaalafada Addis Ababa soo gaaray Isniintii ayaa ka wada hadlay sidii ay labada dal  ugu wada xaajoon lahaayeen muranka mudooyinkan soo jiidanmayay ee biyo xireenka webiga Niil.
Wasiirada arrimaha dibada labada dal ayaa isla meel dhigay iney hirgeliyeen talooyin guddi caalami ah u soo jeediyay oo ah in wada hadalo dheeri ka yeeshaan biya-xireenka ay Itoobiya ku dooneyso iney ka dhisto webiga Niil.
Maxamed Kamil Amir wasiirka arrimaha dibada Masar ayaa sheegay in dalkiisa uusan raali gelin ka bixin donin hanjabadii uu jeediyay Madaxweynihiisa ee ahaa in Itoobiya gudaheeda laga abuuro mucaarado  iyo iney aalad kasta oo lagu joojinayo barnaamijka ay damacsan tahay Itoobiya ay qaadeyso Masar, xitaa haddii ay noqoto tallaabo milateri.
Sidoo kale wasiirka arrimaha dibada Itoobiya Tedros Adhanom ayaa soo dhoweeyay wada hadaladan, isagoo tilmaamay in wada hadalada labada dhinac sii ballaarinayaan iyadoo wada hadalada ay goob joog ka noqonyso Sudan iyo guddiyo caalami ah.
Biya-xireenkan muranka badan ayaa laga dhisayaa gobolka Benishangul-Gumuz oo ku yaalla xuuduudda Ethiopia iyo Sudan. Waxaana Mashruucan ku baxaysa lacag gaareysa 4.7 billion oo dollar, waxaana lagu wadaa in uu noqdo biya-xireenka ugu tamar dhalinta badan Africa.
Dawladda Ethiopia ayaa sheegtay in biya xireenkan cusub uu dhalin doono tamarta korontada oo awooddeeda gaadhayso 6 kun oo megawatt, taasi oo ay Ethiopia sheegtay in ay u dhigmayso tamarta ay dhalin karaan lix warshadood oo Nukliyeer ah.
Dowladda Masar iyo shacabkeeda ayaa u arka tallaabadan mid hoos u dhigi karta wax soo saarka iyo awooda biyo ee ay ka helaan webiga Niil, waxayna sheegtay xukuumadda Masar in tallaabada Itoobiya ay kaga hortegi doonto wax kasta oo baajin kara mashruuca ay ku dhiseyso biyo xireenka webiga Niil.
Share
DAAWO MUUQAAL: Siyaasi Si Live ah u Aflagaadeyay Wariye
Waxaa si Live ah loo aflagaadeeyay wariyaha caanka ee Cawil daahir ee ka howl gala telefishanka caalamiga ah ee Universal, Isagoona Lagu eeday Inuu yahay Dagaal Ooge.
Cawil Daahir oo alaaba daadihiya barnaamijka sida weyn loo jecelyahay ee Dood Wadaag ayaa waxaa Weerar Afka ah Ku Qaaday Masuul Katirsan maamulka Jubaland Oo Barnaamijka Marti ku Ahaa.
Halkaam Ka Daawo Muuqaalka Adaa Yaabi Doonee
Masuul aflagaadeeyay wariyaha ayaa ah afhayeenka maamulka Jubaland Aasbaro Macalin Nuur. Siyaasigaan ayaa ku eedeeyay wariye Cawil Daahir inuu ka mid yahay dadka hurinaya colaada Jubaland. Sidoo kale waxa uu eedayn kulul u jeediyay telefishanka Universal.
Share
Askarigii Xabada ku dhuftay Col Yaasiin Raadeer oo la sheegay Cida uu ka tirsan yahay
Col, Abdi Cigaal oo ka mid ah saraakiisha ciidanka Dowlada Soomaaliya ayaa ka hadlay dhaawaca Col, Yaasiin Raadeer isagoona sheegay inay arrintaasi ka danbeeyeen ciidanka kooxda Raaskambooni.
Col, Abdi Cigaal ayaa waxaa uu sheegay in la  yaqaan ninka dhaawaca u geystay guddoomiyihii hore ee maamulkii KMG ah ee Kismaayo, isagoona si cad carabka ugu dhuftay inay ka danbeeyaan ciidamo ka tirsan kooxda Raaskambooni oo xilli uu dhexdhexaadniyey si cad xabad ugu dhuftay Yaasiin Raadeer. Waa sida uu hadalka u dhigay Col, Abdi Cigaal oo ka mid ah saraakiisha sida weyn uga soo horjeeda maamulka Axmed Madoobe hogaamiyo.
” Maanta waxaa la dhaawacay Col, Yaasiin Raadeer oo ka mid ahaa kooxda Axmed Madoobe ee Raaskambooni, Ninka dhaawaca u geystay Yaasiin waa la yaqaan waana uu joogaa, walina waxa uu ka mid yahay raga u ciilqaba inay dagaalka sii wadaan, mana jirto cid gacanta kusoo dhigtay ninkaasi dhaawaca geystay”  ayuu yiri Col, Cabdi Cigaal.
Dhinaca kale waxaa uu sheegay inuu dhacay dagaal u dhexeeya ciidamo uu ku sheegay inay yihiin kooxda Raaskambooni iyo kuwa uu ku sheegay inay soomalida kale u dhan yihiin.
” Dagaal ayaa dhacay waxaana ku dhintay laba  ka mid ah ciidanka Raaskambooni, halka labo kalana oo ka mid ah dadka deegaanka ay iyagana ku dhaawacmeen”  ayuu sheegay Col, Abdi Cigaal isagoona intaasi ku daray inuu hadda dagaalkaasi joogsaday, balse uu socdo cabi dagaal oo la qabo.
Col, Abdi Cigaal ayaa waxa uu sheegay inuusan war u heyn xaalka caafimaad ee Col, Yaasiin Raadeer waxaase uu sheegay in lagu daaweynayo garoonka diyaaradaha ee Kismaayo.
Col, Abdi Cigaal waxa uu ka mid yahay raga sida weyn uga soo horjeeda maamulka Jubaland ee uu Madaxweynaha ka yahay Axmed Madoobe, waxaana hadalkiisa noqonayaa sarkaal mucaarad  ku ah Yaasiin Raadeer iyo maamulkii uu ka tirsanaaba.
Share
Abwaanada iyo Fannaaniinta ku indha furtay Colaadaha Tira badanaa oo tayo yaraa. (Maqaal Xiisa badan).
Waxaa mudooyinkaani soo ifbaxaayay Gabayo iyo Heeso lagu Aflagaadeynaayay Shacbiga Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa ku nool Magaallada Muqdisho oo Jiritaankooda meel looga dhacay.
Abwaanada iyo Fannaaniinta qaar kuwooda ku indha furtay Dagaaladii u dhexeeyay Maxaakiimta iyo Dowladda Ethiopia ayaa waxa ay iminka ka talaaben Shuruucdii u dagneyd Heesaha iyo Abwaanada qaar oo u xuub siibanaaya inay isku kooban Reeraha ay ka soo jeedan.
Haddaba Abwaan u muuqaal eg Abwaanada ku indha furtay Colaadihii 22-Sanno la dagay Dalka Somalia oo lagu magacaabo Abwaan Xusein Mataan, ayaa waxa uu Aflagaado meel ka dhac ah u geystay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalia iyo Shacbiga ku nool Magaallada Muqdisho isaga oo u qalab qaatay in Xiligaani uu amaano Reeraha uu kasoo jeedo Balse waxaa nasiib daro ah in Abwaan wax ka tiriya Dhibaatooyinka iyo Horumarka dadka iyo dalka uu masiirkiisa kusoo gabagabeeyay inuu Aflagaadeeyo Reero gaar ah isaga oo amaanayo Reerka uu kasoo jeedo.
Qoraalka Maqaalkeygu ma aha mid reer lagu difaacayo,balse waxa uu yahay mid salka ku haayo ifinta qaladaadka ay xiligaani galayaan Abwaanada iyo Dhalinta Fannaaniinta ah kuwooda ku indha furtay Colaadaha dalka asqeeyay.
Abwaan Xusein Mataan, waxa uu dhowr mar Aflagaadeeyay Shacbiga ku nool Magaala madaxda Somalia ee Muqdisho iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Fedraalka Somalia Md. Xassan Sheikh, isagoona dhawaan soo tiriyay Guurow meel looga dhacaayo Sharafta Bulshada Muqdisho iyo Aabaha Nabada dalka iyo dadka Soomaaliyeed Md. Xassan Sheikh.
Abwaanka waxaa maalgalsha Koox loogu magac daray ‘’Sahal’’, waxa uuna Guurowga ugu magac daray (Dhulka Maqan) waxaana uu ku hanjabay isagoo Abwaan ah in Puntland ay galab casir ah qabsan doonto Deegan uu ku sheegay Ceel –Gaab.
Waxa uu Aflagaado ku asqeeyay Shacbi aan wax lug ah kulaheyn Siyaasadaha ka jira Somalia, waxaana muuqda in Abwaanka uu u duloobay waxa loogu yeero Qabiil.
Dhanka kale, Waxaa Jira Fannaaniin aan laheyn Khibrad kuwaasoo inta badan iyaga isku mashquulo gaar ahaan waxa uu Qoraalkeyga ku socdaa kuwa ku indha furtay Colaadaha.
Waxa ay dhumiyeen Dhaqanka iyo Xikmaddii Heesaha laga dheehan jiray, heesahooda waxaa laga dhadhamin karaa Caadifad iyo Fannaan ku duulayo Fannaan kale.
Waxad arkeysaa Fannaan dhex galaayo Fannaaniin is heysata isaga oo aan garaneynin sababta uu u dhex galay kuwa is heysta.
Waxaa soo badanaaya Fannaaniinta Aflagaadada iyo Nusqaanka u geysanaaya Dowladda Somalia oo iminka muujineysa karti wax ku ool ah, taasoo sumcada Fannaankaasi meesha ka saari karta Taariikhduna wey xusi doontaa.
Ugu dambeyntii, Haddii aad cadeysatay adiga oo Abwaan ama Fannaan ah inad amaanto Reerkaada oo aad ceyso Dowladii Ummadda Soomaaliyeed kulmineysay Khibradaada la jiifo Hoygaada oo cilad haku beerin kuwa Qaran jaceylka ah.
FG. Maqaalkaani ma quseeyo Kooxda (Qeyla-dhaan iyo Waayaha Cusub) wey ka madax banaanyihiin kuwa Caadeystay xumaanta, qiima gaar ayee Bulshadu ku dhex leeyihiin.
W/Q. Weriye:- Anwar Bakhiit
Share
Askari Ka Mid ahaa Nabad-Sugida oo lagu toogtay Muqdisho
Maleeshiyo hubeysan ayaa Magaallada Muqdisho ku toogtay Askari ka tirsan Ciiddamadda Nabadsugidda Dowladda.
Xilliga la tooganaayay ayaa waxa uu Askariga ku sugnaa Xaafadda Taleex ee degmada Hodan ee gobolka Banaadir,
Dadka Deegaanka ayaa shabakadda u xaqiijiyay in dilkaasi ay geysteen labo dhallinyaro ah oo bastoolado ku hubeysnayd, kuwaasoo la sheegay in ay goobta ka baxsadeen dilka kadib sida ay dhalinyaro deegaanka xaqiijiyeen.
Dilka Askariga kadib ayaa waxaa goobta gaaray sida caadadaba aheyd Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda waxa ayna goobta dilka uu ka dhacay ka sameeyen baaritaano ay dad badan kusoo qabqabteen.
Dilka Askariga ayaa waxa uu qeyb ka yahay dilal maalmihii dambe siyaabo kala duwan uga dhacaayay Magaallada Muqdisho.
Share
Spain oo Ku Guuleysatay Koobka Euro U21 Kadib Markii ay Xasuuqeen Italy
Xulka juunyeerka Spain ayaa difaacday koobka qaramada Yurub ee ciyaartoyda da’dooda ka yar tahay 21 jirada ka dib markii ay 4-2 ugu awood sheegteen xulka juunyeerka Italy ciyaar indho qabad laheyd oo ku dhexmartay Qudus.
Spain ayaa hogaanka ciyaarta u qabatay daqiiqadii 6aad ka dib markii karoos uu soo dhigay Morata uu madaxa ku dhaliyay kabtan Thiago.
Laakiin hogaanka Spain ma uusan waarin ka dib markii Ciro Immobile uu goolka barbaraha u saxiixay xulka juunyeerka Italy isagoo kubad uu si qatar ah u koontaroolay dabamariyay goolhaye David de Gea.
Goolkaas ayaana ahaa goolkii ugu horeeyay ee koobkaan laga dhaliyo xulka juunyeerka Spain.
Spain ayaana koontarooleysay inta badan ciyaarta, waxaana ay hogaanka ku soo laabteen nusa saac markii ay ciyaarta socotaya kabtan Thiago ayaana dhaliyay goolkisiii labaad iyo goolkii labaad ee Spain ka dib baas uu ka helay Koke.
Italy ayaa xaalada ay ku xumaatay daqiiqadii 36aad markii Giulio Donati uu qalad xerada ganaaxa dhexdeeda kula galay Christian Tello, garsooraha ayaana tilmaamay gool ku laad.
Thiago ayaana u soo joogsaday oo dabamariyay Bardi, isagoo kabtanka dhameystirtay seddexleydiisa, islamarkaana Spain ka saaciday hogaan 3-1 ah.
Seddexleyda uu dhaliyay Thiago ayaana aheyd mid si wacan u dhameystiran, goolka waxa uu ku dhaliyay madax, kan labaad cagta bidix halka kan seddexaad uu ku dhaliyay cagta midig. Waxaana qeybtii hore oo Spain ay ciyaarta inteeda badan iska heysatay lagu kala nastay 3-1 oo juunyeerka La Roja ay hogaanka ku hayeen.
Qeybtii labaad ayaa ciyaartoyda ka yar 21 jirada Spain waxa ay ciyaarta ka dhigeen mid hal dhinac ah ka dib markii daqiiqadii 63aad Regini uu qalad xerada ganaaxa dhexdeeda kula galay Montoya, garsooraha ayaana rigoore kale u dhigay Spain.
Waxaa markaan u soo joogsaday isco, waxaana uu u sarifay gool, isagoo hogaanka xulkiisa ka dhigay 4-1.
10 daqiiqo markii ay ka harsan tahay ciyaarta waxaa Italy gool u soo celiyay Fabio Borini oo meel yara fog ka soo toogtay shabaqa, isagoo ciyaarta ka dhigay 4-2.
Ciyaarta ayaana ku dhamaatay 4-2 oo xulka Spain U21 ay ku hanteen koobka Euro U21, iyagoo difaacday koobkaan oo ay 2011 ku qaadeen Denmark, waana markii afaraad ee xulka juunyeerka Spain ay hantaan koobka qaramada Yurub ee 21 jirada.
Ciyaartaan finalka ayaa sidoo kale xusuusin u aheyd finalkii Euro 2012 ee dhexmarayay xulalka waa weyn ee Spain iyo Italy, iyadoo La Roja ay 4-0 ku qaaday koobkaas sannadkii hore.
Share
Dad lagu dilay Kismaayo Iyo Xaalada Yaasiin Raadeer oo laga deyrinayo
Wararka ka’imaanaya Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada hoose ayaa sheegaya in ugu yaraan 5 qof oo ay ku jiraan Ciidamo ka tirsan kuwa maamulka lagu dilay magaalada Kismaayo.
Xiisaddaan dadka lagu dilay ayaa ka dhalatay markii Saakay la dhaawacay Yaasiin Raadeer oo saraakiisha Maamulka ka tirsan islamarkaana Howgal Isbaaro qaadis ah lagu qaaday Mileeshiyo ay Isbaaro u taalay wadada aadda Dekedda Magaalada Kismaayo.
Goobaha Ganacsi ayaa lasoo sheegayaa in ay xiranyihiin, waxaana laga cabsi qabaa in dagaalo ay halkaasi ka bilowdaan.
Dhaawaca Yaasiin Raadeer waxaa la geeyay Hosbitaalka Ciidamada Kenya ee Magaalada Kismaayo, wexeyna Xabad ka haleeshay madaxa.
Wixii warar Ku soo Kordhaa Kala soco Horyaalmedia.com hadii alle idmo
Share