Fanaanada Qaaliga Ah Ee Ubax Nacfi Oo Soo Saartay Hees +Vido Ah?
Aqrisatay:1515
Ubax Nacfi oo kamid ah fanaaniinta ku nool qurbaha gaar ahaan Dalka Holland, isla markaana ah kuwa safka hore kaga jira qiimeynta codka iyo aqoonteeda faneed ayaa soo saartay hees Muuqaal ah marki ugu horaysay.Waxaan idiin soo bandhigeynaa hees muuqaal wanaagsan leh oo aad looga soo shaqeeyay isla markaana codkeeda iyo muuqeeda uga bogan kartaan fanaanada qaaliga ah ee Ubax Nacfi.
Fanaanadan oo markii hore ku bilowday sida caadiga ah heeso maqal kaliya ah ayaa dad badan is weydiinayeen goorta ay soo bandhigi doonto ama ay arki doonaan muuqeeda iyo heesaheeda oo ay daawadaan, waxaana ay hada banaanka soo dhigtay hees wadata cod iyo muuqaal is wata oo cajiib ah.
Qeebta Hoose Ka Daawo Muuqalka Heesta
http://www.youtube.com/watch?v=aQ1GLdT-Sno
Share





















