Wednesday, April 16th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Dumarka Wada Baabuurta Iyo Motooyinka oo Ku Soo Badanaya Dalka Kenya + SAWIRO

Aqrisatay:3261

Gabar moota wadoMudoyinkii ugu danbeyay waxa gudaha Dalka Kenya gaar ahana gobolka rift valley ku soo badanaya dumarka wada gadiidka loyaqan motoyinka iyo taxiyada.
Gobolka rift valley oo ah mid ka ugu wayn gobolada Dalka kenya aya waxa ka hawl gala gadid fara badan oo ah motoyin iyo taxiyo lakiin tani ayay yaab ku noqotay dad badan oo kuunool gobolkan rift valley.
Magaloyinka ay ka hawl galan dumarka gadidkan wada waxa kamid ah eldoret,kitale,nakuru iyo lodwar
Dad badan oo ah kuwa u dhashay Kenya ayey Warbaahinta Horyaalmedia.com Wax ka weydiisay iyagoona ku sifeyen inay tahay shaqa yaranta ka jirta dalka halka qaar kalena kusifeyen inay tahay dhibato so wajahday dumarka dalka kenya.

Hadaba isku soo wada duubo arinkaan ayaa ah mid ku cusub Dalka Kenya Gaar ahaan gobolkan rift valley oo ah gobolka ugu weyn Gobolada Dalka Kenya.

W/Q: Abdirahmaan buurdhaab
Xafiiska warbaahinta Horyaalmedia.com
Kitale_kenya
Horyaalmedia@live.com

Gabar Baabur wata Gabar moota wado Gabar Mooto wada

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media