Diyaarad Joog Hoose Ku Socota Oo Qal Qal Gelisay Degmada Afgooye:

Aqrisatay:397

Diyaarado Joog Hoose Ku Socda ayaa Qal qal Geliyay Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabelada hoose,Marqura ayaa waxaa Firxad Ku Yimid Shacabka Ku Nool degmadaasi Iyagoo Ka Baqdin Qaba Inay Duqeyn u Geystaan Diyaarad Elecobtar ah Ay Joog Koose Ku soo Martay Degmada Afgooye

Kooxda Al-shabaab Ee Gacanta Ku Haysa Degnmada Afgooye Ayaa Mar Qura La soo Baxay baabuurta Dagaalka ee Lidka Diyarada iyadoo Wax Rasaas ahna Ridina ay hawada Degmada Afgooye Diyarada Ka Baxday.
Qaar Ka Mid Ah dadka degaanka Oo Goordhow aan Qadka Telphoon Kula Hadlay Warbaahinta Horyaalmedia  ayaa Noo Xaqiijiyay In Mar Qura ay Arkeen Diyaarado Dagaal Oo Joog Hoose Ku Duulayo Midaana ay ku Beertay Inay Xafadahooda Galaan.

Ilaa Hada Lama Oga Dowlada Leh Diyaradaan Elecobtarka ah ee Maanta Qal Qalka Gelisay Hawada Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabeelada Hoose,Dadka Ku  Dhaqan Degmada Afgooye ayaa Weli Ka Baqdin Qaba Inay Dib Ugu Soo Labto Diyardii Jooga Hoose Ku Socotay Xili Ay Arkayaan Kooxda Al-shabaab Oo Qoriga Zuuga Banaanada Soo Dhiganaya.

Warar Xaqiiqaa Kala Soco Warbaahinta Horyaalmedia Isha Wararka:
Horyaalmedia@gmail.com
Www.horyaalmedia.com

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (0)




Barnaamijyada Horyaal Media