DHAGEYSO:Shir Looga Hadlayo Arimaha Jubooyinka OO Ka Socdo Muqdisho
Aqrisatay:531
Shir looga hadalayo Maamul u sameynta deegaanada Jubooyinka ayaa ka socdo Magaalada Muqdisho ee Xarunta dalka Soomaaliya.
Xildhibaan Maxamed Aadan Ibaraahin Shaacir oo ah Mudane ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, islamakaana ka soo jeedo deegaanada Jubooyinka ayaa warbaahinta uga warbixiyay Shirkaasi waxa looga hadlayo iyo weliba inta maalin uu socanayo
Email:Horyaalmedia@live.com
Share





















