Friday, April 18th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO : Soomaaliya Iyo Turkiga oo Gaaray Heshiis Dhinaca Milateriga ah

Aqrisatay:1782

Soomaaliya iyo Turkiga ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan iskaashiga ammaanka iyo milateriga, iyadoona heshiiskaan uu Dowlada Soomaaliya uga Qeybgalay Wasiirka Gaashandhiga.

Sidoo kale Dowlada Turkiga ayaa Soomaliya u balan qaaday inay ka taageeri doonto dhinaca Milateriga, waxayna sheegatay inay dhisi doonto xarumihii Ciidamada dalka ay lahaan jireen

Email: Horyaalmedia@live.com

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media