Wednesday, April 23rd, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO Shiikh Umal oo Somaalida Islii ugu Baaqay inay Qaataan Hub Sharci ah si ay u Difaacaan Hantidooda.

Aqrisatay:2511

Sh.Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah Culimaa’uduunka Soomaalioyeed ee ku nool Xaafada Islii ee Magalaada Nairobi ayaa si kulul uga hadlay Xaalada Amaan ee Xaafadaasi.

Sh.Umal ayaa sidoo kale ganaxsatada Xaafada Islii ugu baaqay in ay qaataan hub sharci ah si ay u difaacaan hantidooda.

Xafiiska Wararka Horyaalmedia.com
Nairobi-Kenya
Horyaalmedia@live.com

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media