DHAGEYSO: Shabaab “Qofkii La Shaqeeya Faroole Waa Gaal Waana La Dili Karaa”

Aqrisatay:391

Kooxda Shabaab ee dhawaan laga saaray buraha Gal-gala ayaa Fariin Cod ah soo diray waxay ku sheegeen in Maamulka Puntland ee Madaxweynaha ka yahay Dr. Faroole uu yahay Maamul la shaqeeya Gaalada islmarkaana la dili karo qofkasta oo la shaqeeya Maamulkaas.
Hadaba Halkaan Ka Dhageyso Hadalka Kooxda Baxsadka ah ee Shabaab

Xafiiska Wararka Horyaalmedia.com

Nairobi-Kenya
Horyaalmedia@live.com

Share

  • Shabakada Horyaalmedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

    Fikradaha Akhristayaasha (0)




Barnaamijyada Horyaal Media