Wednesday, April 23rd, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO: Shabaab oo Sheegay inay Diyaariyeen Gabdho is Qarxiya

Aqrisatay:1858

Masuul ka tirsan Kooxda Shabaab ayaa ka dhawaajiyay inay diyaariyeen gabdho Muslimaad ah oo is qarxiya islamarkaan u caaboon inay isku qarxiyaan Ciidamada dowlada Iyo madaxdooda.

Sidoo kale Masuulkaan ayaa hoosta ka xariiqay in hablahaan wixii ay hanti lahaayeen ay ugu deeqeen Ciidkada Kooxda Shabaab. isagoona intaasi ku daray inay dagaalka wadayaan ilaa laga gaarayo qiyaamaha.

Email: Horyaalmedia@live.com

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media