Sunday, April 20th, 2014
Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO: Shabaab Iyo Dad Xoolo Dhaqato ah oo Ku Dagaalamay Duleedka Kismaayo

Aqrisatay:2281

Al ShabaabWaraka Warbaahinta Horyaalmedia ay ka helayso duleedka Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Dagaal aad u culus uu dhexmaray Kooxda Shabaab Iyo dad xoolo dhaqato ah.

Sidoo Kale dagaalkan ayaa ka dhacay tuulo lagu Magacaabo Cabdila Biroolo oo ku taal duleedka Magaalada Kismaayo iyadoona Dagaalka uu geystay Qasaaro soo gaaray labadii dhinac ee dagaalamay.

Xafiiska Wararka Horyaalmedia.com

Nairobi-Kenya

Horyaalmedia@live.com

Share
  • Leave a Reply

    Your email address will not be published. Required fields are marked *

    You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Barnaamijyada Horyaal Media