DHAGEYSO: Sanadkii 2012 Maxa Hirgalay Maxayse Soomaaliya Tiigsanaysaa Sanadka Cusub 2013 Dr Gaas Ayaa Ka Jawaabay
Aqrisatay:1391
Dr.Abdiweli Ali Gaas oo ahaa Raysalwasaarihii hore ee Xukuumadii Badbaado qaran ayaa Wareysi xiiso badan isla markaana ka hadlaya waxa Hirgalay sanadkii 2012 siiyay idaacadda VOA.
Sidoo kale Dr Gaas ayaa ka warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay xukuumadii Badbaado Qaran ee uu u ahaa Raysalwasaare iyadoona Dr Gaas lagu amaani karo wax qabadkiisii muuqaday ee uu u qabtay shacabka Soomaaliyeed.
Xafiiska Wararka Horyaalmedia.com
Nairobi-Kenya
Horyaalmedia@live.com
Share





















